Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. ^Do you not see the resemblance in my avatar? I am not her, but could be her mummy... I give credit where credit is due, she doesn't need any help in that department...Shaqo kale raadso...
  2. ^Aboow aboow, waxaanoo Soomaali ah jeebka gadaal muu kugu jiray, mise boorsadaa jeeb tuug ku qabtaa? Indhoos, inta hadii midab takoor laguugu sameeyay ama diintaada lagaaga soo horjeestay, waa waxaan fahmi karo...Sababtuna eytahay inee dadkaan ignorance ahaan ugeysoo, or thier lack of interest to understand dhaqankaaga ama dhiintaada...LAAKIIN , sowkama darna adoo maanta Soomaaliya joogo kii walaalkaa ahaa oo aad Soomaaliga isla eheedeen, oo aad isku sanjiyed eheedeen, oo aad isku dhaqan kusoo korteen in uu kugu caarifo qabiilkaaga...Inuu sikale kuugu dhaqmo simply reer hebel baaka dhalatay... Marka aniga ahaan, taas mid kadaran ama ka xanuun badan maleh...Mana aha wax aad is dhihi karto waa wax badownimo ugeysay, waa wax uu ogyahay, uuna ugu tala galay inuu kuxumeeyo dadkiisa kale ee aan qabiilkiisa kadhalan...Waxaa ii dhaama kan aan wadankiisa martida ku ahay oo isoo dhoweeyay, oo guri isiiyay, oo iyiri wax baro oo yeeysan kartidaada iyo dadaalkaaga uun ku ciilin ama dib kuula dagin, oo hadana iigu sii daray caafimaad free ah...War yaa intaas laga helaa... Wax kasto cad iyo madoow ma'aha aduunka...Marka waxaa loo fiiriyaa keebaa adiga dheef kugu jirtaa...Keebaa adiga biri caruurtaada nolol fiican gaari karaan, hanoqoto dhaqaale, wax barasho, horumar, i.w.m... Soomaaliya dhan oo badankeed kudhisneed 'who do you know' iyo Canada cadeey isku mid iilama aha...Soomaaliya waligeed waan jeclahay, but markaan arko dadka qaarkood nolosheey ku noolaayeen Soomaaliya, xaqa laga gali jiray, iyo sida loola dhaqmi jiray waa wax laga calool xumaado...I have my beautiful good memories from Soomaaliya, laakiin hada qof weyn baan ahay, just because anaa nolol fiican kunoolaa doesn't mean inaan inta kale iska indha tiro...Soomaaliya qofkii wax heysto lee nolol fiican kunoolaa, inta kale maxaan kaaga sheegaa hee... Canada se, siduu horey u yiriba oday aan Soomaaliya daris ku eheen markuu Canada yimi 'Canada waa sinta'...Meaning dadka dhan waa siman yihiin...
  3. Originally posted by Ducaysane: labada qof ma waxaan kiss ahayn bay sameeyeen? Ma'ila aragtaybo! Shumis iyo iskudhad maa saan wax weyn looga dhigaa? Ar Soomaaliyaa? Intee biyo kasoo cabteen idinma dhoho...
  4. ^Bal usheeg...Specially if that's Ayeeyo KK...Quraan intuu isaarilahaa buu yiri 'I won't have favorable view of you'...
  5. No it is not, it is the point... BTW, I will never walk around buttnaked, not while baati uu aduunka jiro... Now that's beside the point dheh hee...
  6. ^And judgmentkaaga intee la'aadee?
  7. ^Who are you to judge others?
  8. War hayaay!!! TUUJIYE!!! Are you feeling alright, come let me feel your forehead waryaa, qandho ama Swin flu iyo wax aan fiiriyee? Tuujiye, you bring up a good point...With me, Canada is my home...I've lived here more than half of my life, and if tomorrow Somalia nabad noqoto (insha'allah), I doubt I'll go back there to live there...May be visit yea, but not to live there...Don't get me wrong, I love my country, laakiin dadkeenaa isku haleys leheen, dad isku sinjiyad ah, isku diin ah, isku dhaqan ah, iyo af ku hadla oo labaan sano saan isku dhameynaya is a shame... For now at least, is how I feel about the future of Somalia and I... As for the opportunities our adopted countries offer to us, it is mind-boggling how most (yes most) young minds are being wasted on other non-sense, rather than taking advantage of what's offered to them...To me, education is the key to life...We have a great education system here in Canada, lakiin markaan arko twenty something year old working at the airport/factory/ware house/etc. with little or no ambition at all to make his/her life go further in life, ciil iyo caro iyo disappointment of the future of our people baa i qabato...Nothing wrong with working at those places, laakiin ma'aha meelo future leh hadhoow... :mad: 'Aqoon la'aani waa iftiin la'aan' bey Soomaali horay utiri...What's even funnier is how they always seem to complain about life... Aniga ahaan, I try to do my best and sometimes my best isn't good enough...But at the end of the day, I know I gave it my best...Specially with being a mother, I try to set a good example for my daughter...If I don't then someone else will, and who's to say that someone else won't be a crackhead...lol Nolosha easy ma'aha, but qofka determination kiisa iyo siduu noloshiisa rabo inuu kadhigto bey ku xiran tahay...Specially wiilasheena Soomaaliyeed...It is about time ey hurdada ka kacaan, badankood...
  9. Newlyweds or not, I say let them raaxeyso...Gaaladaba anaga meeqa wax baan ugu dulqaadanaa...Intaas wixii dhaafsay, dee iyaga iyo ilaahigoodey ka dhexeysaa...
  10. Kool_Kat

    Senior

    Age 65 or older, but there can be some exceptions...
  11. ^Aabihiis buu minyar urabaa...Wax hooyada caawiyo, Raaliyo II...
  12. I love her sense of fashion, it is simple, laid back (not over the top with crazy curls and make-up on from head-to-toe), not to mention it is up-to-date trend wise... It is the innocent look that's making people take a second to listen to what she's saying...She isn't offering her looks but her lyrics, she wants to be heard - skills keeda baalarabaa not inee total babe u ekaato... Besides, you can simply tell that she has a great sense of style by the classic parked behind her...
  13. Originally posted by Ismahaan: Somali soo qor pls. Maka joog tidoo? AfSoomaali abuu Hebrew aas ku hadlaa NG, amaa fahmi weysaa? Walaahaan kuu fasireyn anah... Ismahaaneey, AfSoomaali ku hadalkiisa faan miyaa? Hadaan lagu hadleyna waalaga faanaa miyaa micnihiisa? Ani dhib maku qabi in ama AfSoomaali lagu hadlo ama AfIngiriis ama Afwixii larabo, ee waxaan dhib kuqabaa laba nooc: Nooc 1. Dadka aan afka Ingiriiska sida fiican u aqoon oo maanta dhan rabo inee afIngiriis ku hadlaan ama iska dhigo inuu afSoomaaliga dhib kuyahay... Nooc 2. Dadka aad markaad aragto qoraalkooda AfIngiriiska aad is dheheyso 'xasha tan/kan afIngiriiska wuuku taqasusay, thesauruska igu booba,' balse markaad aragto iyagoo ku hadlaayo afIngiriis aad isleedahay 'wah tan/kan ESL 101 bus mey kusoo agmareen?'... Nooca labaad oo badan aan arkay ani my days, don't ask how/why... War ani wixii larabo ku hadal, as long as si sax eh ugu hadleysid dhib uma arko...
  14. Originally posted by Che -Guevara: Ms DD and Paragon sounds like two white people trying to speak "black". Ma'ila aragtaybo? Dirqis.com... As for Gabadha, maba fahmin wexey shegoyso...Laakiin quruxleey waaye, been waa cilmi sheydaanee!
  15. Originally posted by chocolate & honey: I still cant picture my husband with gloves on bent over the toilet with a brush cleaning unless I’m pregnant with twins and haven’t seen my toes in months . Oh hell I can and I DO, imana dhibto... It is easy when someone is looking from the outside at any situation...Easy to say 'I will never do this or that or the other' when you aren't married...When you're married, you see things differently...Hell, you might even catch yourself letting things slide that you would never ever otherwise dream of inlaguugu socodsiiyo... Raaliyo has different meanings to different folks...I always thought (as in past tense) Raaliyo was the one who cooks, cleans, looks after the kids; makes sure hubby's dinner is on the table when he gets home with the bed made and his macawis and shukumaan neatly folded on sariirta; puts the kids to bed early so he can enjoy a quiet evening at home after a long days work; doesn't complain; lets him handle the finances ( ); lets him go out on weekends cuz he has worked so hard during the week... WTF! Waxaan ka tagay lee dhulkuu kusoconaayo inee seexato suusan dhulka utaaban...Yaabayee igaarka dahab maas ka suubsan yahay? Ani xinleey aan ahay, if I am in the kitchen cooking and doing the dishes, he better be doing the laundry or cleaning the toilet... But alxamdulilaah, so far, allah has blessed me with a Raaliye for a kasban...One who takes it upon himself to help me around the house, who lets me sleep in and gets up for our daughter without hesitation, who doesn't mind at all to stay home with our daughter while I go out of the house...Believe you me, sheekada faaney isku badalee hadaan sii wado... Am I raaliyo though? I wouldn't say I am, but I do just as much as he does, if not more...And I don't mind doing it...Alxamdulilaah, I have my career and managing family life just fine...It isn't easy managing both while carrying another, but with his tremendous help, and patience so far so good... Marka Raaliyada lasheego maha wax naagta ey iska dhigto, but waxa ey iyada tahay iyo waxa uu ninkeeda ka keensado...Sidoo kale, naagtana ninkeeda raxmadiisa iyo adeeciisa iyada lee ka keensan karto...
  16. Kool_Kat

    TSA Porn

    ^Adina abaaboow siis kugu dhalay maaku tagtay? *Covers eyes with my see through garbasaar*
  17. Kool_Kat

    TSA Porn

    ^Ala maxaa 'waji faanto kor kakooko' ka dhargi leheed!
  18. Kool_Kat

    TSA Porn

    Originally posted by Geel_jire: These six airports are using whole-body imaging as a primary security measure, according to TSA: # San Francisco, California # Miami, Florida # Albuquerque, New Mexico # Tulsa, Oklahoma # Salt Lake City, Utah # Las Vegas, Nevada Jinibo miyirkiis waa qabaa, meelaha dhuqiyaamiska loo tago eyku bilaabeen oo badanaa dadka iska jir qurxoon u safraan...Xey meelaha grannies iyo grandpa yaasha ku badan yihiin ugu bilaabi waayeen, harag lee hala arkee? Chuckles @the thought of 'ar mexey ninam badan ceeboobmi doonaan'! :eek:
  19. Intuu jajabiyay uuba dhahaa 'Waar waxa inaan wax weyn ku dhuftayba ma moodeyne, ileen wax weyn baan ku jiiday?'... :mad: Sheemo dheh! Tusbax beele dheh... :mad: @Paragon...Eeshama haada shuqul?
  20. This man had a pre-existing coronic condition, although they haven't said what his condition was...So it really can't be said 'he died of Swine flu' yet... All Swine flu is a very bad case of flu, gaaladaanaa sheekada buunbuuninooyo...Waa saan u arko...
  21. ^Ceeb ma'aha, igaarka su'aaluu qabaa... Originally posted by Ducaysane: KK, how does Jamican Beef taste? ^^That's Jamaican Beef Patty, what Jamaican Beef are you talking about? Have you tasted anything Jamaican, xan baan waxaan ku maqlay wey kulul yihiin! Basbaas aan ka wadaa yaah...
  22. Ma'anaa umaleeyo mise lacagaa wiilasha afka loogu guray? WHAT DA!!! These days is playing on full blast in my car...Even made it my ringtone, don't know why...
  23. Heard this song only once and can't get it out of my head it...I hear it every where!
  24. Ayeeyo Tuujiye! Shouldn't it be Ayeeyo Tuujiso? Islaan wax tuujineyso wili waleysan ayeeyo eheen, in my books... Tuujiye, xaa Shakti kusuubisay to ask such question?
  25. ^You're welcome...Enjoyed my Jamaican Spicy Beef Patty to the fullest with ketchup of course...Brought back so many memories that day... Today, I enjoyed a beautiful day with my family, roller blading at the skating rink! Don't know how shaqo u aadi doono biri, waan jajabnahay...