Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Waan naxsanaa oo waxaan ka baqaayay inaan meesha anoo kajawaabaayo is dhex arko 7yrs ago...
-
Thanks all... Allamagan, don't back down hadhoow uun...Waan ogaa inaadan sidii Juxa oo kale aadan afmaran meel lasoo istaageyn...I make an excellent aunt bay meeshii kusoo gaba gabeysay... Back to the topic, as if inee lacag naga jaraan wasn't bad enough, maanta office kii wax waraaq wax lagu print gareeyo waalala'yahay, oo waraqii wey dhamaadeen ee 'please conserve papers' bey sheeko taagan tahay!!! Hadey sheekadan sii socoto, mardhow korontadaa lagoosan doonaa baan fili... HP baa a year ago gatay, a step in the right direction bey sheegaayeen...Maanta na kuli wey ku kacsantahay...Lagu yeh waa inaan Mareykanka ka helno 'the go ahead' aan waraaqo ku gadan karno...LOOOOOL...Wa anu arki waxa kasoo bixi doono...
-
He cleaned up pretty quickly...Iyaah, dhalaalkii xataa waa yaraaday...
-
^Kadaroo dibi dhal...Nuune awliyo nimadiisa waa nooc minal jabaan, Paragonoo ilkaha kusocdo baala arki ee ka daa...
-
Originally posted by Valenteenah: Kaalay, waxaad soo ham iyo digleyso Buuxo ayaad maanta usoo dhigatay miyaa? Oo ma inantaa yar ee qalanjada ah ee wax soo baratay ayaa u qalanta odaygaagan dhafooradu cadaadeyn da' daraadeed oo saddexdii xaas ee hore ba la liita? Abadan. Buuxo wiil yar oo qurux badan ayaa u qalma ee ka bood meesha. Hooy hooy hooy, bal uyara kaadi!!! Horaa loo yiri 'Gabar god hakaaga jidho ama god'...Haduu walaalkeen rabo inuu guri xalaaleed geysto gabadha maxaad uga hor istaagi? Teeda kalena 'Nin ku dhalikaraa ku dhaqda' ma maqashay? Buuxo waa gabar qurxoon waxna baratay, qof udiidan maleh...Lakiin ku yaroo 'wad up boo, whachu sayin'?' dhahaayo maxey ku fali markey heli karto oday dhahaayo 'gacalo bal kaalay garabka ii tuuji'... Buuxo, sheekadan waa jackpot, yuusan ku dhaafin...A&T anaa u ah marqaati, dhafoorna macado da' darteed, waana nin jawjaw ah oo i heysta, all of it... :cool:
-
Qatar!
-
Een JB wadanka muxuu ku galaa waa isaga wadan kale ka imaanooyee? Tolow intuu VISA ka keenay? Does Somalia have embassy in Somaliland? Mise Ethiopia buu kadoontay visada? Originally posted by juxa: is qardho part of puntland? Ayeeydeey allaha unaxariistee hadoo kale wexey dhihi jirtay 'Nacalad baa sheydaan kutaal'...Maxaa tiri? Tan meel bey kugu qorantahay Juxayeey ogoow, qalin wilibo guduud ah baan ku qori! :mad: :mad:
-
Originally posted by Somali'centric: Mac Muga That's so Somali... Mac = Kiss Muga = Now
-
Fufu, Shoe size iyo Paris Hilton xaa iska galay? Dhuubo dhex yar lugo yar yar ee qabaan yaa yiri? I have a friend who is otherwise very blessed, lakiin cagtii waa size 6!!! Fufu, macawis maa xirataana? LOOOOOL No Comment! Ok ok, lugo iskorsaar ani madiidiin, laakiin see isku korsaaraan qaarkood gabdhaha xataa saas lugaha iskuguma dhajin karaan... :eek: Sometimes just by looking at say lugaha isugu qabteen, anaaba xanuun i qabtaa!!!!!!!! Ar idaa ha'idambaajininee...
-
Originally posted by juxa: kk, tooshka dhig, by the way my niece is coming from your tuulo soo *** kabaha waxba dhagaha ha iska goyne Kabaha waala soo diraa, wilibo si sharaf ah, ee isku size manahay waaye? Badanaa cag yar uun baan arkaa, size 7 or 7.5, bal ma sadex iyo toban jirbaa? Soo sheego size kaaga iyo colorkaad rabto...
-
*Adjusts her glasses* Maxaa isha la'isaga ridaa? Common sense iyo common courtesy wax ladhahaa jiro, specially those who have lived in qurbaha for a while, which unfortunately we, Somalis (at least most of us), lack... Maxaa kutiri schoolka? I hope inaadan caruurtaa qar ka sii tuurin...
-
LOOOOOOOOOOOOOOOL@an d i think you meant to say Sayid...Ma'ila aragtaybo? I don't think Abdi and his family did anthing bad as well, but waa magaalo joognimo xumo...Taasna waa mid Soomaalida badankood heysato, regardless of how long ee qurbo kunool yihiin...
-
Abdi seats with his legs crossed over each other 'like a girl'. I see countless Somali men who cross their legs like girls when sitting...Akhas, very jiljileec! Incident 4: Deputy Head Teacher's Office: Parents are called into a meeting. Abdi's Aunt and his cousins' Mum turn up. Both are chewing gums loudly with open mouth and one of them is even apparently 'making constant click sounds'. This so not a Somali lady like...Try doing this in front of my mom, walee faro jirjir dharbaaxo ah, followed by 'naa manaa hada keentay sidii *can't even say it here* inaad xanjada u dhajaq dhajaq leyso'... :mad: Dunno what to say, cuz any/all of the incedents you noted above aren't just faced by dad wadanka ku cusub...Unfortunatel y, waxaan iyo wax ka daran bey Somalida ku kacaan...
-
^ Ma'ila aragtay? They'll give the likes of Mr. Ducale run for his Macawis...
-
You take lovely photos missy...May be I should consider hiring you for my ten year wedding anniversary party next year! hmmmm...If you do private events that is? Keep it up!
-
^You plan to qarxis your wife and daughter on the internet? :confused: It might seem as qarxis to Qamar, but I am sure majority of the viewers will be going 'awwws' and 'aahhs' at such video of a child...
-
That is not qarxis...If anything it is cute... Laakiin aniga Mr Ducaale inuu Soomaali yahay baa shaki iiga jiraa!
-
^So lagama yaabo inee xoogaa nervous eheed?
-
Since I can't view the video at work, for second there I thought there was a koore (kooreha silsiladaha ka laalaado) big enough to shake like a bell...Tolow ma koore dahabaa aan is iri...
-
Originally posted by -MARX-: Horta let me ask people like che, KK and Duke.... what kind of world they live in? I live in the real world where Somaliland doesn't exist...Ee adiga aduunkee ku nooshahay? There never was Somaliland in 1995, nor is there Somaliland in 2009...
-
War tan dhaceysa maadan ogeynee shib iska dheh, buildingkaa nala gariiray... Oops! Nacnacdii baa igu yara badatay habo, waan nadiifiyay hada...
-
Originally posted by xiinfaniin: yes, thought i was posting in politics section. Xaawaleydii baan u imid...simple misplaced click really LOL...I thought so, but waxaan is iri since Clinton ey sheekada kujirto amuu anaga noola dan leeyahay...
-
Rooble, one would think using the three (teaspoon, teacup, or bucket) which would one use to empty the tub...Count me in yaaqoo, I would've probably been admitted next door...I was told once, I make a wonderful neighbour... Welcome back!
-
Originally posted by Sayid*Somal: laakin taas waxaa la dhahaa 'Solar power' for the sex machine. Qar ka tuur at its best... Fufu bidaartiisa laakin ma'ah mid dar ala kutimid aan filaa...
-
Popular Contributors