Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
A woman's role in the home is in the kitchen...There I said it, now what?
-
Let me ge this, Hussein Ahmed is 27 years old, and the deseased, his wife, Halimo Ahmed was 49 years! Subxaanalaah, intaasaaba yaab aduun igu dishay maxaanba faahfaahinta sii aqriyaa? Alaha unaxariisto iyada, isagana alaha ufududeeyo...
-
Fufu, labadaan bisbiska ah hadaan sii jilciyo xaa maha ku haraayo? Ha'igu qasbin inaan dhaarto? Carlee 'say walahi' idheh!
-
Zack, I am not a salon person saa timo aan salon la'aado maba qabee (yacnii jileec iyo curly waaye nooh ), laakiin the very few times I go, timo meesha lala yimaado candhuufteyda uun baan gadaal uliqaa oo aan is dhahaa 'Soomaalina timahaan maqabaan?'.... Paragon, ma'adaa bidaar leh, hadeyse kusoo galoyso ma'adaa timo adag?
-
I used to be under the impression that all (or at least most) Somalis had good hair...By good, I mean timo jileec...Boy-o-boy was I ever wrong!!! They get it relaxed, texturized, permed (yes PERMED), just like any other African women...Waxa kaliya ey uga duwan yihiin waa timaha Soomaalida side madowga kale uma adka, walax dhinax ah bey dhaamaan, marka lagama fahmo as much... Let me not get started on timaha nimanka Soomaalida, specially kuwa iyagoo timahooda adagyihiin bidaarta soo galoyso...
-
BOB, ama dhul tirtir, ama diyaarad buubi, ama geel raac, indhaheyga hortooda kolay dhaqtar baad katahay... Juxa, ilaa iyo hada you didn't tell us what other's first impression of you, maxaa qarinee? Ani koley waxaa ilatahay kuwa aan dhoho 'markaan kow kubaranaayay qof qatar aan kuu maleeyay, ilaa maskiin hoosta sakiimo kawadataa tahay'...
-
Alla maxaa wadaad sheeko been ah laga sameeyay...Akhas! Wadaadoow xaal qaado...
-
From dhaqtar to dhultirtire was just a figure of speech...Laakiin waan arkay dad wexeyan eheen aan umaleeyay from the way they first presented themselves...Then the more I got to know them, I mean really got to know them, waxey ixasuusiyaan 'maxaan kuu maleeyay, mise waxa igu noqotay...' maah maah...
-
^I've been wrong on some of my first impressions on some people...Dad waan arkay aan dhaqaatiir umaleyn jiray oo dhul tirtirayaal igu noqday...
-
Allamagan, yarka shy-ga ah waalagu salaamay...Not so sure about the ciyaal suuqnimo, but charming nevertheless waa sidaa utiri... Abaay Heylay, there are many ways of meeting people for the first time nowadayz - online, on the phone, in person, etc...For many, they may get a different response, but for some odd reason I get the same response 'qof furfuran baatahy' bey yiraahdaan...
-
@you can choose any nick to login to the chatroom and it is not tied to your SOL account... Hee manoo dhuuman leheed? Libaax, reer SOL halahaan aanba qaatiyaan iyo nus uga joobay, iyo waxoogaaga MSN iigu jiro, markaasaa hadana chatkii furtay? What's next, phone number swap? As for moderating the chat room, war udaa meeshaas nasliga ha'isaga siibaanee wah!
-
^^**Comes in throwing a hand up with two fingers pointing up in the air 'A BIG TUNE, A BIG TUNE'...Of course with a Jamaican accent anoo ku qeylinooyo** Heestaan laakiin mar mar waxaan dareemaa si ilbaxnimo wax yaanala weydiisan in laga wado... :mad: Love it, nonetheless...
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Oday Nugaal-Gibin caan ka ahaa oo aan qaraabo nahay oo la odhan jiray Xaaji Kheyr (he actually has a whole town named after him) ayaa intuu noolaa laga hayaa tix yar: Qardho yaa ka qarmuun, oo qariib yaa uga liita Marka Kool, walaalkeen Sayid meel udgoon lagu ammaanay markii horeba ma sheegan inuu ka yimid. Buuralayda Karkaar haduu sheegan lahaa, wax dhan bay ahaan lahayd. Tixda dhameystir nooh? Sayidoow, wax maqalka iyo talo qaadashada waa midaan raad uleenahay...Thnx...
-
Do You Consider Your Life A Failure or Successful?
Kool_Kat replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Failure! Excuse me while jump off my thrid floor apartment balcony!!! :mad: -
Horta Soomaalida mexey ujecel yihiin in neefta la'isku dhajiyo? Sayid, walaalkeygii reer Qardho, iska daa kuwan aad ka hadleyso...Iyaguba wexey leeyihiin xuquuq, xuquuq eyku hadlaan oo eey qarasta isaga saaraan...Magac iyo waji laawe SOL midig, bidix, kor iyo hoosba wax kusoo dhajiya 'Dhulka Fooxa' wax kama dhimaayo...Hade kuwii dhageysto ama rumeyana, as NG's people would say 'dee qushigood'... Hadde kuligeen dad carfaayoo Dhulkii Fooxa kasoo askumay ma noqon karno, xoogaa qurun iyo shiir waaloo baahan yahay saanan naloogu dawaqin... :cool:
-
Qalaas yaa ukhti! Ina'adeernimo tan kabadanee!!! I doing well, thnx...Let me stop here, I don't want Maaddeey to ask whether or not we have telephones...LOL
-
^Naga daa dee ina'adeertaa waad naga bad badisee... Salaams dear... I am enjoying Chi Lates - Oh Girl ayaamahaan...It was on a CD I bought from the dollar store (waanba yasaayay cd-ga)...The best dollar I have ever spent in my life! Puts me just in a whole different world...
-
^Intii tabartey ah waan juqeeyaa, oo wilibo aan kil kileeyaa (cyber kilkileys that is, let's not get excited here) mar marka qaarkood...Laakiin wixii intaa dhaafsay, amaana ala...
-
Originally posted by Abaay Heylay: ^^what kind language is ur second senctence, bisinska, did not understand a word from it. Abaay Heyley (love the nick, if you only knew how ofter I use it ), afSoomaali la kordhabay, la hoosdhabay, oo afJini lagu reebay waaye... Jafe, habo, FuFu maxaa ka rabtaa? Waa isku kawis murqayo guduud ah, waahoraan sheegay inaan lafaheyga uga baqo... Nuunka, runta eel geeshay na'iga... Maaddeey, xanjo maa laqday oo dhuunta kaaga dhagdhagtay? Maxaa ku hadashay? Saan u necbahay lee that version of afJininimo...Nagadaa! Beec haama xawnaag geeshay, fanaak dahii lasakaayo leebo yaawe, aas naaba ugu lato lagay...
-
Originally posted by Che -Guevara: ^I was referring MMA's fuley comment Does gesiinimo matter if you get the job done and you survive the process? Duh! Of course, sowtan ku iri 'no shidh eh'... I just thought of a scenario where a mafia guy comes at his target with geesinimo, right in front of him and says 'Ehi tu sei il mio obiettivo! BANG, BANG!!!'...Ar iga dhaaf, markaasna wuugaaday lee ladhihi lahaayee... To answer your question, geesinimo has absolutely nothing to do with mafia/gang hits...You're right, so long as you get the job done and survive doing it, is all there's to it...Hit and run! Well in this case, hit and walk away casually...Rageedii...
-
^Ciyaal saqiir suujis aa? Wuka aan ak dahlooyo nuushkooda leeg saa badraa, geeshaaba neektee...
-
She seems to be avoiding the camera iney eye contact siiso, leesh? Ilsha maalooga jiraa xoogaa gabadha? Kow. The cameraman intuu finanka gabadha nagu soo dhodhoweynaayo, timo jarkeedaa qurxoonee walba muu timaha nagu aadiyo? Labo. Heesta wexey ixasuusisay heesahoo eyka shidaan maqaayadoo downtown Toronto kutaal oo Itoobiyaan ah...Sadex. Gabadha iyo heestaba maxuma... Waa fresh! Finanka uun wax kabaabi'iya bey ubaahantahay, and I don't mean ProActive...Afar:D Tan shanaad iyo ugu dambeyntiiba, hadey reer SOL tahay, bal raali ohoow walaaleey...It is Paragon's fault saa isagaa cajalka nooso bandhigee...
-
@The whole point of hit is to catch your victim by surprise. No shidh eh?
-
^Ar waa iloobay, ilaa caruurleey baad eheed, maansho suyuc suyuc yar (yacnii diliq diliq nooh) kaasoo kamkamay...looool, just kidding... Waxaan maqli jiray 'qofkaas wuu koorneeyaa', kornaato anbo ma'aqaani...
-
Older women and younger men are totally the 'it' thing now...But couldn't bother to babysit a younger man, how ever many years difference...Shidh like that don't fly with me, even if I am a year or two older, they are just too ciyaalish...Speaking from experience here... Laakiin, this 'older men and younger women' thing has been around for ages and ages...Oday yaroo camcamey tii isu kala dhigta, dee iyadeey utaal...
-
Popular Contributors