Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. About time K'naan got the recognition he deserves...
  2. Originally posted by Maaddeey: Sheekh Burhaan oo kamid ah Mashaa'ikhda Somalida oo shalay Khodbad ka aqrinayay masjid kuyaal Muqdisho ayaa qiray in xoogaga Mujaahidiimta ah ay gubeen taangi islamarkaana ay ka hortageen duulaan weyn oo ay kusoo qadeen amisom iyo Maleeshiyada dowlada KMG ah ee shariif madaxda ka yahay War kuwan waaba shactiro socoto! Qiiqa siisowga ka dambeeyo taangiga buu ka socdaa, mala'is indho tiraa meeshaan? We have facts lagu yeh...
  3. Originally posted by Castro: Axmaq upon axmaq You can say that again...
  4. ^That's Maadeey trying to be funny...Magaca suu ku bartay weydii?
  5. ^Adigana hadaad ka dartay, Soomaali mexey siyaasad ka yaqaanaan? Hadeysan ooyeen ama calaacaleen siyaasad umaba arkaan waxkale...
  6. Markaanoo kale waxaan dhahaa 'waryaahe, war what's my name?'... Ilaahoow idin caafi...Horta why is it hard for Soomaalida to separate emotions from politics? 'they hate us'; 'hatred this'; 'hatred that'...Seriously, WTF! LMAO @Somaliland can never based on one clan and it is conceivable anyway, every Somali clan can call it home as long as they comply with its set rules and existence. Inaa lilaahi wa'ina ileyhi raajicuun! Meeshaan wixii larabo aa laguugu socod siinaa...This definately deserves 'WARYAA HEE, WAR WHAT'S MY NAME?'
  7. Originally posted by The Zack: ^why don't u get over with the calaacal of samatar? OMG!!! That nearly killed me...Waxaan maqli jiray 'qofkaa gambar jinkiis ah baa lagu fariisiyay'...
  8. ^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL!!! Markuu qaansiirku duulo...
  9. Well, she did say she does brush every now and again...
  10. ^También lo es cualquier otro hombre.
  11. Originally posted by *Ibtisam: I went into the sitting room and started a conversation along these lines with a Hindi ; Me: so and so e-mailed me, he is doing what he said he would, and he has travelled half of the world, seems happy too. Hindi: Hmmm, mashallah good for him Me: Yeah but it is making me think of all that I wanted to do and didn’t Hindi: Are you not happy? Me: I did not say that, I am just saying I wish I did stuff Hindi: So you are happy? Me: what? Hindi: If you are happy, then it does not matter what others are doing, but if you are telling me you are unhappy then just say so. *puts on glasses and turns the TV off* Me: in my head *Errrg, waxan waalan, maskax beelahan* Never mind. *start to walk off* Hindi: No, no we are going to discuss this, where are you going. Me: No we are not; from now on I am going to be less patient, I don’t care and I am going to do what I want, when I want. Hindi: How is that any different to what you always do anyway? *switches TV back on* Me: in my head * qudun iyo qashabiir waxiid* you wait and see. OMG! Has anyone tried to read the above with an Indian accent? Waaba dhiman gaaray Planning ahead of time never really worked for me...Living in the moment and taking things as they come has always been my motto...So far, alxamdulilaah, waxaan sheegto waa dambi...
  12. Originally posted by *Ibtisam: KK: What on earth is: birbiriq??? Good looking or shiny? Lol Good Looking? Who? President Sharif? Naga tag! NG, war adaan kuu naxsanaa, siduu Sayidka ku dubanayo baan sugaayay...Goronyo ku dardartay!
  13. LOOOOOOOL@I can go on and finish the alphabet!!! Good one... NG wuxu GU tan iyo shalay naga dabawado sheekadu ma goronyeey kusoo biyo shubatay? Caku iyo NG iyo carab gaabnidiisa! Ibti, asking questions the ever shiny president? Horta have you noticed he is not as birbiriq as he used, since coming to office? Intaa ii weydii...I have a feeling awal inuu vaseline isku ******qi jiray, si hadii laqabto uu farabaxsado... Good day all.
  14. Don't mind JB, Zack, and NG...They are just old bitter men, all born before 1985! @Somalie... **Where's that soccer ball horta?**
  15. Originally posted by Che -Guevara: After reading this, I actually missed A&T r-rated stories.
  16. Originally posted by cynical lady: What? Ma'iney inkaar kugu dhacdaa rabtaa?
  17. Originally posted by The Zack: ^They want you to fly with them. Duh!! Sharci maqabo wiilka...Duh!
  18. Originally posted by Gheelle.T: quote:Originally posted by Juxa: bunch of faqiiro and gobol dwellers at least i expected KK iney kudhalatay italy. Italy summer vacation ay u aadi jirtay nooh, see camal adi Waagaan ogaa Talyaaniga booyaasonimo aaloo aadi jiray...Marka waligey Talyaaniga cag madhigin... Johnny, there are xaafado in every city, but it is people like myself and the great Tuujiye that put the ciyaalka in ciyaalka xaafada! Qardho afkiina kasaara magaari kartiinee! Qardho, Qardho aa idinku wada dhacday... Tuujiye, waraa anaga cideena dhan isbitaal ey ku dhasheen nooh, from Digfeer to Martini to Banadir! Capito!!!
  19. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Kool_Kat: Rajabeeto waaba diideenee sidee la'idiin raacaa? LOOOOOOOOOOOOOOOOOL. KK, you know why they did that dee, it is not a punishment. [/QB]Zack, hadey af cad nagu dhahaan 'indhahaa rabnaa inaan nuursano', yaaqoo bini'aadan waaye ha nuursadaan aaba la'is dhihi karaa...We all know iney jiq ku tahay dhalinta in that department... KK, Rajabeeto 'Gladiator Style' aan diidnee tan caadiga maanagaa diidnay Kaftanka ka saar, Rajabeeto ma diidin igaarta, beenteey haddaa u maleysid Amiiradda (Amiirka xaaskiisa) taleefankeeda aan ku siinaahe wareyso, markaad xaqiiqsato inuu warka been yahayna Alaab Qatar eh inaa u dhiibtid waaye Maaddeey, as I read this, I thought to meself 'adoo kale dhalinta xayawaanada weyxey ku dhihi lahaayeen "modern shabaab" baa tahay' markaaseey tinta intey kaa xiiraan, cidiyahana biinso kaaga siibi lahaayeen! How dare you speak of the Amiir's wife's hoosta ka xirato 'rajabeeto' waryaa? :mad:
  20. ^LMAO @ma anigaa? From reading these pages, wili Che qabiilkiisa waala soo saari la' yahay! Hadana ma Maaddeey baa ku darsoomay? Ani koley I am a true believer of 'wixii la qariyo qurunaa ku jiro'!
  21. ^Stop giving him any silly ideas... Qhalib, who said I looked at the video? You know what they say about assuming right?