Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Ibti, kaleexo meesha horta, afkaaga cadriyad aa kasoo urooyso... :eek: *how in god's name do you eat that thing?* Hoo xabad xanjo kuleel ah!
-
Ramadaankii haduu dhamaaday ma hala'isku soo wada haadaa layiri? Bal ilaahoow nabad nagu gaarkiisa ramadaanka dambe... C&H, you of all people offering xalwo and buskut? C'mon now! Or is the xalwo made with sweet and lo' sugar and the busuk whole wheat?
-
Without seeming to take any sides, could it be that Sayid's "bakh bakh iyo waali" comment was of the story itself rather than the people? I am just saying... Sayid, maxaa dadka dhiiga ugu sii karisaa adi horta? Hadaad ujeedo in wax aad tiri qalad loo qaatay, dee dadka ukale cadee...Unless, of course, sidaa loo qaatay aad ula jeedo!
-
Bismilaah, maanta meel kasto aan far dhigaba dagaal baa ka socda...Maxaa reer SOL gaaray? War kuligiin wada jimicsada... Balaayo majidho dhiceyga...Kuligiina sidoo kale insha'allah...
-
Originally posted by Maaddeey: quote: Originnaly posted by JacaylBaro: Xataa Sayidkaa ka qayliyay oo yidhi "af gaal iyo mid muslim miduun aan aroorta idiinku imaado" ..... dadka hada joogana maxaad u malayn ,,, Ma isaga soo cel-celinee?, markii hore aa lagu maqlay! I thought it wasn't worth replying to, lakin haddaad soo laba celisay, Sayidku wax dhib ah Afkaas kuma qabine niman Gaalada Xiriir la leh heystayna dariiqada Qaadiriyada ayuu dul-duleello u raadinaayey, waxaana kuu caddeynaya dhulalkaas koonfurta dad badan ayaa ka yimid oo taageeray Sayidka, waxa laga xusi karaa Biyo- maalka oo dagaalka Ingiriiska la galay isagoo u ballanqaaday inuu isna markooda la dagaali doono Talyaaniga, lakinse sabab kastaa ha jirtii Sayidku ballantaa muu fulin!.Sugbo adi! Sheekaduu JB kahadlooyo Sayidka ma dadkaas (Ani iyo Anina afkooda camal dadka kuhadla) buu kuyiri? Wagar! Anigu koley sheekada 'af muslim mise af gaal' dadkaloo Soomaali ah iyo Sayidka iney dhexmartaan ogaa... Good stuff Maaddeey, enjoyed every little detail of it...Thank you!
-
Toloow Ibti mala weydiiyay goortii jimicsi ugu dambeysay? Waa halkii Nuune'e, Ibti amuu jimicsi lee ka maqan yahay; hade gabadhu bil dheer oo ramadaan ahna soo martay, wadaciina ku dartay'e... Good day all...`
-
I couldn't tell how much of it was to do with dabar and/or chewing...Yikes nonetheless...
-
GaroweGirl, I met him when he was in Toronto this summer, the brother looks good as long as he doesn't show his teeth! Alla muxuu ii beenguuray intuu afkiisa xirnaa? Yikes!!! Loved his mohawk cut though...
-
OMG! Maaddeey, siin u qosli lee markii aqrihaaye waxaa soo qorti lee! Awoo aawoo, caadi matihid adi...Waa ooyi aan ku dhahaa nooh... LMAO @kooba kiisa kale aas kuu dhiiwaa noo.
-
Ilaahoow usahal their battle...
-
^I'll be sitting right next to you with my Cuban cigar (hadaa rabtid xabad waa laguu heli karaa adna) and big ol' shades... Ilaahoow waxaan ummadaada ka qabo!!!!!!
-
Yaan dhiniciisa qaatay? Gabadha waad ka gardarneed, ma indhahaa la'is tiri? Waxbey soo qortay, intaad qoraalkaas ra'yigaaga kadhiiban leheed baad su'aal aan loo joogin weydiisay, oo aad wilibo si qaldan u weydiisay...You know, Maaddeey ahaan (shaabnimadaada iyo shiirkaaga toona dhag jalaq uma siiyee ), in aanan aniga dhinac kale kaa xigsaneyn? Laakiin abaayo waad ka gardarneed...
-
Originally posted by Maaddeey: ^Ii jawaab horta! Ps. Isha aa carro iga gashay! Isha lee yee ku xanuunin, ani Cawaale aan lahadlaayayee... Ismalura, siduu Maaddeey sheegay Doollo baan aniguba marmar isha kuxadaa markaan rabo inaan Sayidka nacnacdiisa aqriyo...Alla Sayidku muxuu cidaheyga udhameeyay, oo uu isagana is faanshay! Siduu isu faaniyey baaban ku laqanyoodaa...Alla islaweynaayaa, oo yasid badnayaa odayga...Jecliyaa odayga...
-
Il-jabiska jooji yaan isha lagaa bixininee! Aaheey Cawaale...
-
Dhalinta barakeysan maas yiri? Hadey kuwaas barakeysan yihiin, ana faraa kugu godan iska dhaafee labo igu god (shaqal dheer style) halna igu reeb! Isku barakaan eheen... Ismalura, muran iyo caay labeey kala yihiin...Maaddeey wixiisu waa aflagaado...Laakiin mar mar beey qaaf-ka iyo laan-ka isaga darsoomaan...
-
Ninanc walahi ma dareemin that I have become a nomad adaadba hada ii arkay thanks ! Isamlura, xataa anaa? Naga daa hee inaa ilaalineysay the Nomad status waa ognehee! Laakiin hada waxaa kuu dhiman saad Senior Nomad kunoqon leheed inaad falankeeda gasho...Markaas anaa baadhigaaga, Showqi qaxwadiisa, Nina gabasaarteey ku niikin leheed, iyo Maaddeey miinaduu isku xiri lahaa oo ku qarxileed as soon as he reaches his car to head to the baarti anaa la'iga yaqaan... Jaad iyo sigaarna suubis aan ka dhigaa... Nina, ka raali noqo igaarka boqolkiiba boqol...Hadii uu ku ekeen lahaa his apology 'Raalli ahaaw, walaashey', aniga hada kuma raali galiyeen, laakiin markuu raaciyay 'Caay kama wadin' buu cusbadii iyo sonkortii isku daray! You handled him well, lama aadan tirsan, rageedii! Sheemo dheh... Koley AlShabaabulXayawaaniin meesha aan ani kataagnahay waa la'ogyahay, marka nothing they do, nowadayz, igama yaabiyo...After all xayawaanka qaarkii qaar xaarkooda cunaa kujiro!!!!!
-
If everyone did what's expected of them or what they were supposed to be doing, then there wouldn't be "the good" "the bad" "the ugly" and everything in between! The Somali men of today have failed their familes, and continue to do so...Be it kii jaad cune ah, jaad wade ah, mashaqeyste ah, fadhi ku dirir ka nacnacleeya, darbi istaag ah, iwm...And since when is it so bad to let someone/people know 'they're doing a great job'? The ones who do what they are suppose to do are truly appreacited for doing just that...
-
What are you trying to say?
-
Maaddeey, ujeedo kale hadeysan jirin, waa runee sheekadan maxaa politics sectionka keenay? Ma wax siyaasad kusaabsan oo aanan fahmin baa sheekada kujira? Ilaahoow hooyadaas ufududee...
-
Originally posted by Mr. Somalia: quote: Originally posted by N.O.R.F: Somaliland will now secure its borders (as much as it can) and the govnt will be on it's toes. TRANSLATION: We have devised a plan so secret and detailed you will be fearful to trespass ever again upon the territory under the domain of my uncle, Mudane ***********. We will invoke the aid of the gods in Jigjiga and your punishments will be severe. LMAO! Subxaanalaah!!! Magac lagu falfalaado waa arkay, laakiin saanaa? I would like to believe it's a typo and there's an extra 'Y' where it isn't suppose to be...Istaqfurulaah!!! [ September 16, 2010, 09:46 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
-
^Wexey damage gareendoonaan iska daayee, labo extra strength Tylenol sii cab, oo markey caruurta soo badan rabaana labo kale kasii daba gee...You can thank me later...Happy bday to the little one...I can't believe it, mine will reach that milestone in just two months, where did the time go! Showqi, sambuus baan kuu soo sameyn mar dhow si'aad tolkey unoqoto, waa inaan Juxa tolkeeda la tartamo!
-
^Cabsi aad Juxa ka baqeyso maa intaa kaa keentay? Xageed ku faanisayna? @C.a.y.r maqaadan leheen... Sayid, waxaa na heysato 'fuudka waan cabaa, dufankiisana ma jecli' or something to that nacnac... Kasoco, Juxa waa walaashey qaali ah dhulka iyo meel udhow uma quuro...Laakiin samada ayaan kasoo tuuri karaa...
-
^Very well kuligeen, alxamdulilaah... Juxa, bigger waan kuu ogoloon karaa, laakiin abadan labada raacsan...
-
Juxa, horta tolkaagu yuu yahay? Val, hello dear, how are you?
-
Popular Contributors