Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. ^^Aaliyah, waligaa ma maqlin "falfaliir iyo fuud abeeso isku fuuqsee meel fariiso"? MMA, bariga saa u socotay, dooro kaliifkeed aan cunaa aana cabaa, maa keentay? Markii iigu dambeysay "kaliif" wax xun inuu yahay aan ku ogaa, sey wax ujiraa bariga?
  2. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Kool, inadeer I was in the underground forum. Not far from here. Yaa i raadinayey? Undergound forum aa? How come I didn't get an invitation? lol... Dad badan baa ku raadinaayey, see the Dear SOL Admin thread... Eid Mubarak...
  3. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Naayaa ceeb yaa waxaas ku baray...Mugoo anilee ku maqlee, qofkale lee yuu ku maqlin... Ha iloobin inaa farahana xiska saaratid markaa saas dheheysid...
  4. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL... War ilaa anagaabo balaayo aragnay...
  5. Horta ani "HUUNO"daan maba fahmin...Ma ninkaa "HUUNO" ladhahaa, mise naagtaa "HUUNO" ladhahaa... Dahia, beenaa laguu sheegay...Ciyaalka xaafada wax la'iska sameystay lee waaye...
  6. Originally posted by SheekhaJacaylka: Hassan Al-Atibi threatened to marry another woman if his wife didn't show him her face. The woman nominated one of her friends who doesn't observe this tradition as a possible new wife for him, saying this would be better than her showing her face. Rageedii...Maxaaba meel dheer naag uga raadinee...lol As Somalida would say "wixii laqariyo quranaa ku jira"...
  7. Originally posted by SheekhaJacaylka: I think i'm not going to buy anything for myself this time ,,, i just need some under wear and that is it .............. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...You're tight, califalaax lee ubaahantahay...looooooooooooooooooooooool
  8. Originally posted by Dahia al Kahina: KK,am gonna need some tution, I need to learn the Mogadishu slangs,so to impress a someone. What slang? There is no Mogadishu slang...With every sentense start with "ABOOWE" and finish with "NOOH"...Then you'll be set (ie. ABOOWE magacaa NOOH? OR ABOOWE casho waankuu raaci karaa NOOH?)...Let me know the outcome...
  9. ^^Walaahay adaaba sheeko wadidee...Waxaano kalmado ah hadaa taqaano, mayareysatid...lol
  10. ^^Waa i daafiweyso so maha...Marka gogol baankula diganaa...lol
  11. Ms Dhucdhuc, loool...So continue hee since aa adiga proper Somali ku hadashid...lol
  12. ^^You can say that again...
  13. Originally posted by Ms Dhucdhuc & Dheylo: What Tuujiye and KK are speaking is not proper somali per se but it is quite funny once you get the hang of it. Natusi hee sida "proper" Somali loogu hadlo? Waayo waayo aan soo xasuustey. What is even more hilarious is when afkaas lagugu shukaansado. It is so full on eheheheeee...I can just picture this... KoolKat - Newest member of the Kixkix brigade - A funny lady. Kix Kix Kix...
  14. Originally posted by Khalaf: ^ wa ii daafiwayso so ma ahaan....aiiit.... i forget in a thay a mrs...wa igu ceeb....saan dhaqan noo ma ahaan...marka googaal baan diigaanaya, wa saas talado....tolka baan ku yeyraya. in aa thay qoof walaan oo sheeikqaan miskeenka ah ka faraxbaxsanwayey....ceebtada waa baanaka hadaba. thepoint, inantaas is not nice...jiinyo bey qaabta. Your af Somali is so CUTE!!! Waxaaba i xasuusisay wiil aan habaryar u ahay...Ohhh...
  15. ^Umu, wallet keyga waan furay, lakiin maafiish fuluus...lol
  16. ^Walee adigana wax badan waa quusi doontaa...
  17. ^Allaah, ani waayaabeyee mid Ayaan ladhoho maa kaa jajabisay? Runta sheeg, anaga lee nehee...
  18. Khalaf, let's see how far you get with your baakoorad...Adi lee amaan your own baakoorad kula dhacee, ee meeshaas ceeb ka imadaa...Wale ima taqaanid, barasho baa na'isugu keen laaban...lol
  19. He speaks very good Somali...My friend worked with him once...Better Somali than a lot of people I know...
  20. ^^Hada iyo koow iyo Ramadan Kariimaa...Hay, laba bari lee ka dhimanee, seecamal adi...Wah...
  21. Ookiyaalahaaba idilay...Maxaanba dhagestaa, wiilka ookiyaalihiisa aan ba ku baxsanaayee...lol Sheekha, dhagaha iska nadiifi, markaas si fiican aad wax imaqlee...Just a thought...
  22. ^La qabsigii maa wili wadaa adi...Yaree yaah, wax kula hadlay malehee...