Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. Kool_Kat

    The Show..

    ^Why do I get the feeling inaa ku lug leedahay adigabo? hmmmmm...
  2. Originally posted by SheekhaJacaylka: are you living in Turkey ?? Alla bas bas, ma qosli kari...It is too late, rather too early for qosol... Yea they live in Turkey...looooooooooooool...
  3. Kool_Kat

    The Show..

    Waxaa jira dumar iyo rag qayila oo ku marqaama is dulsaar !! "igu gur aan kugu guree" calaashaan... Waxaana loobixiyey "GEERISHEEYN" Maxey isku guraayaan waraa mise cunto mise jaad? Kix kix kix kix kix kix... I am soooooo bad...Is it Friday yet?
  4. Originally posted by Nephthys: Wait a minute! Holup..holup..holup! Kax kaaaaaaaaaaaaaaaaaax kaaaaaaaaaaaaaaax kaaaaaaaaaaaaaaax...Adoo saas u hadlooyo lee imasawirantay... MMA, editing rampage lee iga dheh...lool...Soco seefta soo qaado yaaqoo, labadaan maalin meeshaan waaka jiifatee, wah...WOOSH, KAN GOO...WOOSH, TAAS GOO...WOOSH, WOOSH... Teeda kale dadka waa la ignore gareeyaa maaka dambeysaa, qofka kaa sareeyo waxuu ku weydiiyee ka jawaab wah...Haye haye, anigana i ignore garee...
  5. Dedicated to a special person oo gaaban oo gaduudan, kor iyo hoosba. Alla maxaa la waashay, xaa hoosteeda ku tusay...Najeynaa... So who is the special lady? May we know? Mise anonymous waaye? Should I go rent that banquet hall, digoow ma bilaabaa... Hadaanbo aqoon leheen labada heestaan heesto say u yaalaan, waxaan u maleyn uno segsi (well i can't finish)... [/QB]
  6. Kool_Kat

    Maxaad?

    UMU, you already gave him the best gifts ever: you and a little boy...What else could he ask for other than more JRs... Well, what's the story behind the gift giving: is it his B-day, anniversary, valentine's day (no wait that's in Feb), what? Here's what you do: take the baby to granny's house, clean the house spotless, uunis bug ku sii, set the dinner table (candles and the whole shebang), bottle of the best champagne (I mean the non-alcohol one of course )...Nice little music, after dinner - as they say: afkiisii Bari jiray Baraawe u jeedi... How's that for the perfect evening? Just give him a perfect evening every now and then, and trust no gift will amount to that... OR, you can always get him a 2008 Red Jaguar Super V8 for only $94,000+...
  7. Kool_Kat

    The Show..

    ^LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@indhaheey maraq!!!Kaax kaaax kaax...Ka xaaxaabi hee, saas lee u baqee...And I hope he takes a week to do your interview, saa ugu jirtid 'toloo muxuu soo wadaa'...Kix kix kix kix kix...
  8. Kool_Kat

    The Show..

    ^War geerasheenta aad sheegeysaan soo geerashka gawaadhida lagu sameeya ma'aha? lol
  9. Originally posted by Cara: I could use someone oo doolshe i kariya (ma maraq baa?) I suppose shaahana way dubtaa. HAHAAAAHAAAAA HAHAAAHAAAAAHAAAA HAHHAAAAAAAAAAAAAA...That is soooo cute...Were you thinking inaa muufo, maraq, iyo shaah isku cuntid? lol... Niikiyoow, saas maa keentay...Why the wifey doolshe ma dubto miyaa...Ani mugoo doolshe ayi nooc aan ka soo tuuraa, butter cake, upside down pineappel cake (doolshe caananaas), toorte, yaa too laga daba keenaa...Kix kix kix, yeah right...Walee wax badan wala sugaa...
  10. Kool_Kat

    The Show..

    I am not even gonna bother with my usual kix kix kix & kax kax kax & fiq fiq fiq & dhiq dhiq dhiq... geerisheyn baa igu fiicnaan laheyd imaka!! Waaah wah wah wah waaaaaaah waaaaaaah waaaaaaaaah...Ilkihiisa cagaar miyaa from the jaad... qofta aan arkay oo u soconeyso in tuunjiga lagu hilmaamay... Qux qux qux qax qax qaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax... To those who don't find this show funny, I suggest you buy some sense of humour from the DHOLLAR STORE!!!
  11. I think Somalis should've been number 1 & 5...Twice on that list...I don't think dad naga xun eney aduunka joogaan...I am really look at us... Now don't go and bite my head off, I just stating the obvious...Individually, we are good people; but as a whole, we are just terrible...
  12. ^War ani waan kuu sheegay, talk to me when there is "WHO IS THE PRETTIEST WOMAN ON SOL?" OR "MOST BEAUTIFULL WOMAN ON SOL"...I be number one dee waa ku sidee...Ani dhoocilnimo marhoraan ka baramoosay...Balse ku wabadanoo ku dhacaa jiro...
  13. Originally posted by Nephthys: .. so much Raaliyo than the ones here? Why must they be? AND why is it so? Cuz the women 'here' adoo kaley wada noqdeen... Odeygaagood doorsha usoo kariso waagoon baryin dameer kuma noqotid Nuune Niikiyoow, I am sure you mean DOOLSHE, cuz I have no idea what doorsha is? If not doolshe, then what is doorsha? If you mean DOOLSHE, then there is my answer to Nephthys (**wink wink**)...Dooleshe horta ma karin kartaa Nephthys? LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...
  14. Alla Hunguri & Sheekha maxaa isku camirteen...That's it my official nominations are in.... Are you ready? Durm rolls plzzzzzzzzzzzzzzz!!! One, Two, Three: HUNGURI & SHEEKHAJACELYKA There!!!
  15. LOOOOOOOOOOOOOOL@JUUDAAN...Juudaan ku jiidatay...Bisink why the violence, afka iiga jabinee...Inaa afka iga jabineysid, ani gacmaha maa baruur ku heestaa...lol Xaan ka ogahay hee, idinkaa igu dhagan dee...Inta koo suaal KK ka weydiiyo iyo inta too KK suaal ka weydiiso aa mehered ka dhigateen dee, maxaan idiin qabtaa hadaa KK saas u aaminsantihiin...Micno maleh laakiin dadka KK u ooyo waa badan yihiin...The list is growing by the day, soon it will be my the hour, then by the minute, then eventually by the second...Carab mexeey dheheen "MAA CALEESH"...Ooyinta la ii ooyo waan ka helaa dee... GOSH, how can I forget AVANT from my list...Well there, add him too...
  16. ^Ee adi yaaba isgaaray, amaaba kahadlay Terrence Howard (he is just too adorable) saan u jeclehay, kudar saan uga helo R Kelly iyo J Holiday iyo Bill Bellamy iyo Taye Diggs...Warbal ukaadi the list is too long... For those of you who are trying act innocent and shidh, I like or love all of them as ENTERTAINERS, so get your minds out of the gutter...Wah...
  17. ^UFAYEEY...Hoogay, naa waxu maxey cuntay...I see you're back to eating garbage...LOOOOOOOOOOOOOOOL...
  18. BadaCas, waan ogaa inaa iga dambeysay, laakiin ilaa xadkaan inaa gaarsiisantahay ma ogeen...Quoted me twice, wooooooooooow...Don't worry, I like you too... Nephthys, you talking...Jareereey waaxiid...Ma iloowday inaa oysid markey tinta kuu soo baxeyso...kix kix kix, jareernimo lee halahaas...kix kix kix...As for you Habaryar calling "Timo Adag" people like 50cent, I am sure Alle abuurtiisa inay tahay ineysan wax ka sheegin...Hadeey timo jareer leeyihiin, alla ka abuuray... KK still likes 50Cent, jareer, jafuuf, call him whatever you please... HATERS got nothing on him...Shoooo... Oh BTW, I LOOOOVE USHER too...And bought his perfume, cus that's as close as I can get to him...So take that to the bank people...
  19. War idinka KK waxey ka hesho la iidam dirsanee, tiina ka soo baxa...Wah...Mise saanaa KK uga dambeysiin...Waxaanba ka baqaa next time aan dhoho A, inaa dhulka wada seexatiin - KK 'A' ee tiri...Idinka lee hadaalina... YES, I LIKE (NO NO, I THINK IT IS LOVE, BUT LET'S JUST SAY FOR THE SAKE OF ARGUMENT, LIKE) 50 CENT!!! So what?
  20. ^Yaakuu sheegaayo hee...Wiilka inuu hadluu iska jecelyahay...lol -, I think you can't handle that DOZAGE, let me prescripe a lower DOZE, how's that?
  21. Go Val, Go Val, It's your birthday, Act stupidh... Ok OK sorry, got little excited there for a bit... Congrats VAL!!!Such a Lady you are!!!Keep it up!!!
  22. Originally posted by Tuujiyee: Example... MMA..suu iskaga joogo uu hal mar iska dhahaa "HEE ABAAYO!!" always imajinin in bajaqdoo SOL uu ka jecel yahay u yeertay.... Nuune fiiri..aan kuu niikiyo iyo kuu jeeso suu u dhahaaye ilaa iyo hada uu niikinooyaa .... LST fiiri wili sawirka uu meesha kusoo dhajistay wuu hilmaam san yahay bajaqda uu usoo dhajiye waagaas in ee mar hore dhimatay.... Bas Tuujiska, adi inaa dhintaa iigu talagashay...KAAAAAAAAAAX KAAAAAAAAAAAAAX KAAAAAAAAAAAAAX...Qosol waa iga dhamaaday, mardhow qosol lee u dhimanaa ani...Baqti bajaqsan... War dad yohoow ani waxaan ka yaabay dadkaan dhohooyo 'This topic is non-sense'...Bal yaa ku qasbay inee aqriyaan iyaga...Wah...You don't like it or you think is non-sense, don't reply, hay...Meesha xoog iyo qasab ma jiro... I don't think there is a pretty girls in SOL, they are all old crooks oo wajiga ka wada muruxsan sidey u marsanayeen huruud Niikiyoow a.k.a. Nuune, sheeka daas maa keen tay...Lug kaa murgacatayna adoo niikinaayo kuma dhihikariyee...Soco...