Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. ^Calls and msgs for what party? Vday party? In Hargeysa? OK and my name is Janet Smith-Jones...
  2. ^Same thing you would darlin'...
  3. ^Dhugdhugdhugdhugdhugtaas lee ku jiree hee...Wirlee dhaqaaq...
  4. Originally posted by Faarax-Brawn: quote: gacaheeda u lameysid roodo jiis eh Tan anoo sujuu ah xitaa waa fahmay(Oona jusuu ha tixaa awa mayfah).You said,"Cagaheeda aa ma leysid dooro jiis ah" maahino? Maya maya, waxaa dhahay 'timaheeda aa umaleysid gabareymaanyo qurxoon oo iljabinoyso'... Ha i ceebeen hee adi wah... UMU, afjini B ilaa iyo Y eh maa jiro? Magaradoow ani mugoo... Je, waakuu sheega adoo kale meeshaan waaku yar yihiin...Mugoo minaa dhuumatid hada waalagu yaqaan, adoo garbaha lagaa haayo banaanka lagu keenaa... Xaa qaxooti ugafaanee nah...Lukigeen qaxooti aaw hanee, ee qaxootinimada aa is dhaanto...Eheheheeee...Utanga.com...LOOOOOOOOOOOOL...
  5. Exem Exem, ma soo dhuntay maanta inadeer? Oh and as for the movie, I haven't seen it yet, but have been hearing good things about it...Definately will check it soon...
  6. Yej Ej, naamta aas u cosotay keeshadaas aam ii neektay? Lawee rabagyahay gacaha ludhka gidho ku hadhi lahaa, Jusuu iyo da'iga laka reedh...Sime taxooqi nimo aa ku rabatay...LOOOOOOL...Aawba ka lehey dahalakaan, roogmaa iigu bandeysay inaa ku dahlo... Foq da'iigoo lake he sheemtaan aawlabaray...Ram bade nahoo muudhan yaah rabagyahay gacaheeda u lameysid roodo jiis eh...LOL...
  7. ^Riifi da'iga xawguu Raafax_Rabown hadhaayay lashay yaawe hoon, Jusuu nimadaada na'iga taxaa awka gashiyay!!! Hmmmmmmmmmm...Jusuu laawan hatay hee la'oore, aniga mii'a neeb ruug tidi...
  8. I wouldn't want to live forever...Shuuud, dambigaa igu badaanyo...
  9. Originally posted by rudy: So ppl how do u yall think she got the babe-gal? I hope you dont think that she laid and egg and sat on top of it...! lol waxeey iidin leedahay ee idiin qarineeysa... go get your faarax to put lil ones in your oven!! u xalimoos didnt get it!! Isku dirka dhaaf hee adi, ani saas kama wadinee...
  10. Originally posted by marcassmith: I speak severally languages! English - Excellent Somali - Excellent French - Good - My mother tongue Arabic - I can read and write well but my speaking is a bit dodgy (Saudi accent) Bambara (Mali)- this is my native language, but i can barely speak it now. I promised myself to just read and not reply to any post, but heck LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Suga yaah waasoo matagaa qosol dartiis...COOOOOOOOOOOOOOOOC, COOOOOOOOOOOOOOC...Kix kix kix kix kix... Is he really serious with this? Ok ok, let me get back to the topic, languages I speak: 1. Somali Slang - very very very good 2. Somali Proper - very good, thank you very much 3. AfJini - is niicaf u qa'aanaa aniga 4. English - somewhat still limited, but can throw in the gloves when needed 5. Italian - only swear words, and limited understanding 6. Kool_Kat - sifiican ugu speak gareeyaa, I can qorid too LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@French being Macar's mother tongue...Tolow amuu kawadaa hooyo aa ku hadasho?
  11. ^Waxaa i xasuusisay too saxiib nahay dhihi jirtay markee war wado 'afkaa i cuncunaayo'...LOOOL...Anaga shan sano waxaa la aamusneed ma xamilikarno guristiisa ee naga daa hee...
  12. JB, intee usocotay awalbo? Inta lee usoo habhab leheedee...Bal eega beentiisa...War soo fariiso, warkana soo daa...
  13. Kool_Kat

    Niggaz

    Layzie, me before you ni99arette!!! Actually no, I am lying, I'll be burning it... PS, not just the chain, almost everything is fine...
  14. Originally posted by Je Jey: lool Kool kat 200 lee marooya mijeedido 5 sano dhan aan is dabaalinaaye intaan kabadan hais dabaalin aan is dhahay kOol kat meeshan adiga la'aanta manuureso ayaan aa xaluulatay saan kugu xiisay lee trobo shactiro aatahay i'm your big fun Yaree hee yaah, waa igu keekeentee!!! Xataa anaa...Isgarasiyaato...Ha'igu qasbin inaa labadeyda talyaani kuula soo boxo...Waaba iga xishood siin rabtaayee, wah...Kunoqo marti nimadaada... Ilaa iyo hada waxaan la rafanooyaa sheekada baatiga...Alla ilaahayoow...
  15. ^Marti fiican aa tahay, bal hadaa Toronto imaado iisoo sheeg aanku casumee...Shib lee meelee ku fariisinaa ilaa aa qalashid...Observer kuteh qoftaan...Sheeko... Teeda kale Tuujiye iyo Layzie wax waa iska qaadi waayeen 0-0 ee ku kala tageen...
  16. ^^ALLAAAAA WAANDHINTANYEEEEEEY...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...TANA WAA II DHINEED...WALAHI MAANTAA GACAN KUU TAAGAY... KIX KIX KIX, KAAAAX KAAAAAAAX KAAAAAAAAAX KAAAAAAAAAAAX, KOOOOOOOOOOOOOOOOX KOOOOOOOOOOX KOOOOOOOOOOOOOOOX...BAS BAS BAS... That's it Je and Tuujiya waa isku faatexeeyay ani...
  17. ^Ar sug sug, kaas ma'aha saxiibkeey...Ada nagadaa hee...Mr. HalfSomaliAanAhay is not Tuujiye...That I know for sure...
  18. ^Ee jaa farahaaga waala haayaa, too late sxb...Ani mugoo waanii sheegay dadaan qarxinaa soon...Dad badan oo afka strawberry iyo cheese isu galinaayay, romanticgeey xaal qaado... Je, LOOOOOOOOOOOOOOOOOL@waji baaf...Ishaa ka tuurtay... Bal maxaa la iska qarxinaa ani ma fahmin? Maxaase ku tooran seeing another member's pic? Some sort of high maalaga helaa toloow? Walee dad jiran aa ka buuxo meeshaan, allaha caafiyo...
  19. ^LOOOOOOOOOOOL...Aboor beele...3 mar kuyeh...LOL Layzie, adi markaa Underdog aragtid maxaa la gariirtaa? Naa kadaba har inanka...Hadii kale I'll do a KK exclusive on your and mr ookiyaale, which is a very controversial subject...Kajoog yaah...
  20. ^Waa ogahay inee Nephy gabar fiican oo maskiin ah oona bravo eh tahay...
  21. ^Heedhe su'aal markaa ka jawaabto, waa inaa adigana su'aal waydiisid...Sugbo aanaa kuu weydiinaayee: What's your height?
  22. ^Kadhaaro inaa friendship request kuusoo diray? Kadhaaro...Sheekadaas ani ha iikeenin yaah...Dhareerka aduu kaa socdaa, KK, KK, KK, KK meelkasto la taaganee...Waxaas ani ha iila imaan waan is ognehee, mise reer SOL aa show usamee is dhohoysaa...Sheekoy ku nacay...
  23. ^Ar tan iyo sujuu kala dheer...Kala dheer, aad u kala dheer...I told you Tuujiye ixsuusisay...Calaa kulixaal, authentic sujuu ma'aha, waa replica sujuu waaye... Je, Layzie faanlee ka tahay, ciyaal maamo number 1 waaye...Sabaaxad walaa kaala footo xabad kama oga...Meeshaan ciyaal Faay Cali wixii soo tababaray aa joogo, juuq ma dhihi karto...lol