Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. BOB, horta reer Xamar faan haku sheegin!!! HABA KU SHEEGIN!!! Idinkaa sidii weed camal inaa u duuduubateen, aa afka iyo sanka iyo indhaha ka keenteen...Faan yaa nigu gaaro...Laakiin I must give it to you guys, si ilbax nimo aad u faantaan... it's just that reer Kista have a way with the ladies thanks largely to the saliida Qubada oo aan qaarna cabno qaarna korka iska marino... Halahaan faan maaku gaartay? Kan faan waaba dhaafay, inaa kalmad cusub usoo raadsho waaye...Hoyadeey aan kala soo tashanaa iisug lee adi... Waxa kaa maqanba inee intaas tahay ma ogtahay horta? Thank you very much...Meeshiina iyo meel dheer, waxaa saliid ka dharjisiin allaha nii sahlo aboow...Muku jiri ani mugoo... LOOOOOOOOOOOOL@Utanga inuu gurigeena ahaa...Utanga lee iga dheh, laakiin first class treatment ee dadka heli jireen... Hooyadeey cidaheeda badankood Xamar madaganeed, so markey yimaadaan, intee kalehee la'aadaa? Gurigeena lee...Kaaga daranteed waxa Howlwadaag daganaa badankood afJini isaga hadli jireen... Typical reer Xamar maa iigu wacday? Kuuma quuro, but it is a must: Hal dhabaaxo iga hoo horta - DHAAAAAAAASH!!! Sorry waa iga soo fakatay, couldn't hold it back! Don't know about MMA, laakiin afjiniga aanku hadlo fluent inya dhaafay uuba luqad gooni ah isku badalooyaa umaleenaa...Ha igu qasbin inaa afjini iibax ku dhoho... Teeda kale walahi ani waxaan niiga dambeeyaa saa isu jeceshihiin...A friend of mine just moved to Canada, qofkii daba socdo aa aragtid 'reer Kismaayo isla eheen' 'wiilkaan/gabadhaan reer Kismaayo waaye'...War naga leexi anaga Kismaayo sanka hanaga galin aan ku iri, magacyadooda will be fine, not meeshee ka yimaadeen...Wah... Nuunada iyo aabeheed wey fiican yihiin...Thanks for asking... Ciao ***Leaves thinking 'Kismaayo hanoolaato'***
  2. TheZack, sheekadaas maa iikeentay...Caaydii hore aaba iqarso eheed, saanaa hadana? The last time someone said 'you're young' to me, let's just say - they don't say it any more...I am happy with being older, thank you though for trying to make my day a lil' brighter... Aaliyah, wax 401/Weston fariisto qeyr malaha, hadaana aroos iyo aduunyo ka sugeysid cirkaa roob ku ogtahay -- ee cirka ufiiri...LOL
  3. TheZack, Ee orodoo soo fiir SOL chatroomka hadii laxiray iyo hadii kaleba...Anaaba caawa icaaysay soo ma'aha? Tani waa tu meel kuutaal Zackoow... Aaliyah, taasi waa caay iyo nus wiliba...
  4. ^Caay maa iiqarisay, mise ani lee u maleeyo? Hmmm... MMA, it is Saturday night dee (well Sunday morning now), what better way to spend it than here... Well, I don't know about you guys, but I was sick today, xoogaa baan seexday hadaayay, so maafiish hurdo now...SOL, MSN iyo Facebook baan u dhexeeyaa...
  5. Aaliya, The Globe and Mail horey usiiqaado adigana...You'd have to fit in with the crowd, you know! The Zack, I am too old for these folks...Can't hang out with them...Inaa hooyadood ahay aa la iimaleynaa, yaa ceebeynee...Sheeko...
  6. MMA, amaa oysaahee? Waala dalacay laakiin, babababa...Saasaa lagaa rabaa...Lakiin ogoow yaah ani Cosmo nor Vanity Fair ma aqriyo - not my cup of tea...Ebony iyo ESSENCE magazine aan aqristaa ani... waa war wanagsan in ay ka maseerin "toronto star" LOOOOOOOOOOOOOL...Aaliyah, yaaba Toronto Star ka maseeri karo dheh...Malaha iyadana meesheedee Toronto Sun ku kala furtaa, yaa og? LOL... Aaliyah, I think by you three, he meant you, MMA, and MMA's lady...LOL
  7. ^Eey kii dirsaday walaaguun dhan? Shaqo la'aan lee iga dheh...Long hair na shimee dab noqotay? Iyaah... Originally posted by Ismahaan: I hope it doesn’t sounds like ZULU or having some hot potato in the mouth. LOOOOOL@Potato in the mouth...No shidh eh!!! LOOOOL...
  8. MMA, Allaha kuu sahlo hee, hadaaba joornaal iyo koob shaah ey date kuula mid yihiin...Yaroow meesha gabar karaadso ku iri, ani waa iga walwalinoysaayee...Wah... As for my spare time (if I get any), I enjoy shopping, specially for shoes...I also enjoy reading (anything and everything), chillin' with friends, and just staying home and doing NOTHING!!!
  9. Originally posted by Legend of Zu: Kooleey, may be you were already asked this question or may be not; did you and Mr. Kool planned for the Valentine's B'day? you know... said to your selves "if we.... then...give/take a week, the b'day will be around Val day...hmmm...let's go for it? Say Happy B'day to the young princess for me Cheers Horta why Mr Kool? Why not Mr Curi, since I am the Cat? No, we weren't planning it like that, saasba ilbaxiin uma nihin...
  10. ^Maansho labadaan bari dhagaha xoogaa idheeraadeen...Ar amaan dameer isku badalooyaa? Boboow saa u socotay maa saas keentay? Waa yaabee reer Kismaayo maatahay? Ani mugoo waligey bakeeri biyo maka kaban Kismaayo iyo agagaaraheeda, balse dhalinyarada gurigeena joogeen aa kawada yimaadeen...Been speaking this afjini thingy since I was 7yrs old or may be even younger...
  11. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Maxee tahay "Somalia, Somalia" aad ku heysid? Afkee waaye afkaas? Intee loogu hadlaa? Adigoo leh kuma arki "England, England" when talking about Afingiriis, ee afkeena haku ciyaarin, dalkeena meel loogu wicin ha ugu wicin. Afsoomaali waa Afsoomaali, Soomaaliya waa Soomaaliya, kala saar. Wah. Eekaalay hee cun wiilka...Inaa ku bururtid wax yar aakaaga dhow ma'is tiri? Shaqfurtubilaahiyee!!! Mid walba af jini ka hormarsiiye afkooda hooyo ee Soomaaliyeed.Shuud. Xamaa ka laqday dahii faniji lagu dahlo? Geeshaaba dawdaayee...Foqkii faniji qayaano, foq Loosaami qayaano lee yaawe, saat go'oow liiwoow...Na'aga tancaroshabaqa naga faadhee...Haw!
  12. UMU, aamiin, thnx sxb... MMA, shaah cadeys aan ku siiyay baraf wax kama taraayee, naagaa u baahantahay - shaaha intee kuu keento, markaa dhameysatidna ku kululeyso... I'll let the princess know your message...I have to warn you though, she might not understand it and say 'Toop it!'... Aaliyah, work it girl...Have fun, not too much fun though!!!
  13. ^Hadhoow ha la'isla wada waasho waaye day? Maya abaay meeshaada iyo meel ka dheer!!! Lakiin, that could be overlooked depending on how much dahab aa keeneysiin and of course your son's age (ani mid 10 sano kaweyn uma rabi, mid ka yarna iska iloow)... Amiin and thnx.
  14. ^Maskiin...I was about to cry as I read your sweet story...Hadaan xaaska kuusheegin waa arki!!!LOL...Just kidding...Don't feel so bad, what she doesn't know won't hurt her... I can't believe you didn't see your name written all over the chicken though 'Zafir come and get me'...LOOOOOL...Cheater...Cheater... I am not helping am I? Sorry!!!
  15. Zafir cadoow boolo, caanaha labeentiisa...Thank you, aamiin aboow... Alhamdulilah dheh, Vday is just another day...Niyada qeyr usheeg... Yaabaka, thanks walaalkiis and Aamiin...
  16. ^Amiin...Thnx... She turned two...
  17. War naga taga, mawaxaasaa fight eh? Waxaan kala gacmaha dheero kale feeraha yar... Kuwaanaaba dhaamo!!!
  18. Originally posted by -Lily-: Happy b'day to your girl KK! May she always have a happy and healthy life & continue to be a joy for her parents. Aamiin... Thank you Lily!!!
  19. Who speaks Borana? Ma Somali baaku hadasha mise Oromo?
  20. ^Bleeding for you nooh, reer baadiyonimada dhaaf hee adi?
  21. Do you not see the heart? Ok fine waan kaa ceshtay dee...
  22. ^Here's a little note for you JB...
  23. General, soo dhowoow hee...I hope you stick around this corner for a bit longer than just a vacation... Abwaan, maya maya koofid ma'aha, safaleeti waaye...Kacabso!!! UMU, fulaynimo lee iga dheh...Naakuma taabanaayiyee meeshaada tartiib u fadhi, dhugdhug iyo tiq tiq aaba ka bixi weysee...Sakiinlee markaa igu aragtid lee lafahaaga u baq...
  24. ^Maxaad rabtaa in laga hadlo?