Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
EDIT...Never mind...
-
^Hee Faarax cade, ma adaan kaa hadlay aboow? Mise you fit the qurux badanka segsiga ah aan sheegay? Ma fahmin? Xagee ka kacday? 'Faaraxa' aan marwada uhaya thanks you aboow for your concern...And he wishes inaa adna Xaliimo fiican oo marwo kuu noqoto hesho someday soon inshallah, si aad naago shaneysnimada uga baramoosto... Layzie, heedhe roobkii hada ice buu isku badalooyaayee shib iga dheh...
-
Alla sanadka maanta ah, raga hablaha la tirsado wax ka qurux badan oo ka segsi san maba jiraan baala yiri!!!
-
Originally posted by LayZie G.: Where is KK when u need her, holllllllllllllllllllllla, someone is getting out of hand, up in here, up in here. PS:eedo nephy, hoodi hoodi Hoodeen saxiib...Soo gudub...Shaah kulul isku kululeebo horta, banaanka maanta roob iyo baraf aa da'aayee... Waa baan waxaan maqli jiray 'Ciil qaboow, cadaabta gal' and may I add, 'intee usii socotidna, xabad sakiin horey u laq'... Isku dirayaasha taqasusay (waala la'is ogyahay ilmo adeerayaal ), maseeraa nihaayo waa muudmuudsaheysiin... Ar idaaya maanta hees heesoow iyo maah maahoow ee iga heysaayee...Hmmmm, tolow xaankale u heesaa...Let's see........Oh yea, fanaanad yar oo hada soo baxoyso oo reer Toronto ah baa iyana waxey ku heystaa 'Dadku, dadku, dadku....Alla dadku warbadanaa'... War raadiska hala'iska dhaafo, war jaceelka cashar barid buukeenaayee iyo in playground lagu dheelo iyo in shan jir........well you know where this is going... People, let it go...Just let it go...Now let's enjoy this one!!! Marcas, ookiyaale weyne waankuu soo noqon adiganaa...Ul anoo wato...Is diyaari...
-
Originally posted by Ibtisam: N.B Please note you have entered my ocean YET again. Whatever response you get from here on you deserve and is warranted, whayo you have made it your business to conduct a headhunt. Don't start Ooyiin when aan kuu soo jeesto. You should be able to take as good as you get soomaah May I please borrow this, sidii karbaash camal aan ula dhecee? I await for Ibtis' reply, Marcasow meelaha sii carcarar, hadaan ku qaban waad arki... :mad:
-
^Nagadaa hee adi...Gaw iyo gish maleh miyaa sheekadaada, more drama aa lasugaayayee...Addictive bee noqotaa soo ma ogid? Habeen wanaagsan LG! Originally posted by Geel_jire: kkk qoobkacayaar memories ........ memories Iyaah, memories aa? Waayo waayo lee iga dheh! Mugoo adi qoobkaa inta maku yaal aan u maleynaa...LOL
-
Dheehasheeda Wacaniyo Qaabkeeda loo dhigay Timaheeda dhererkiyo Sii dhaafay adhaxda Dhoolacadeyska qosolkiyo Dhaldhalaalka ilkahoo dhayman la moodyee Deeqaay waan ku dhoofinlaa Dhaharbaan ku geynlaa Heeladiyo Dhaantadaa Lagugu Soo dhaweynlaa Asluubteeda Dhalashiyo Dhanka waalidkaaa Hooyadey Dhaqankiyo Uga dheegtey xishoodkee Dhaadanida socodkiyo Dhabanadan shubanbaa iigu dhigan xusuustee Deeqaay waan ku dhoofinlaa Dhaharbaan ku geynlaa Heeladiyo Dhaantadaa Lagugu Soo dhaweynlaa ** PS. Isku dirdiraaleyaasha madaalaan miyaa anigu yaabayee? Bisinka... :rolleyes:
-
Originally posted by Northerner: Aaryee, is deji saxib. Take a chill pill mate. I think you mean a bottle of chill pill... Kan hal iyo labo wax kama taraayee...
-
Marcas, kaalay adi enemy list kaaga ma buuxsamo miyaa waa yaabee? Hay!! I think you have more enemies that Osama, well in your head of course...LOL BTW, if you wanna dance too, just come to the dance floor, no need to yell from the sidelines...Ok little one... Geediid, dhabarkiisaa kusameynaa ani... Faynuus, daac qurun iyo nus...Basbaas iyo cambuulo laga dhargay...
-
War Jimcaale, how did I make fun of Dhahar? Warka badan iga daayee kaalay qoobkacayaar ila cayaar bal...Hade yaan dheesha kaa badin...LOL Geel_Jire, adna qoobkacayaarka dhinac kasoo gal...
-
The confused need to get what they think they know straight? It is a Monday, after a long weekend, let's cool it bal xoogaa...Koleey dhineceena qaboow baa ka jira...By dhineceena Torontotaan ka wadaa... Dheehasheeda Wacaniyo Qaabkeeda loo dhigay Timaheeda dhererkiyo Sii dhaafay adhaxda Dhoolacadeyska qosolkiyo Dhaldhalaalka ilkahoo dhayman la moodyee Now let's all get up and do the 'snap yo fingure' dance...1...2...3...
-
LOOOOOOOOOOOOL@naag malabeeye...Taas waa igu cusubtahay...Intee katimid? LOOOOOOOL... Now back to the topic, hayeh yaa yaqaano dheesha 'snap yo fingure' dance? Could you imagine a Faarax (wiil Soomaali aankawadaa yaah, yaa madaxa la'iga qaniinin) doing that at a rubaayad? Ohhh how sooo very cuuuuuuuuuuuute!
-
Yea, shall we...Well, I won't attack him, laakiin waa idiin furantahay...
-
Layzie, dee sootaan mar hore baramoosay...Wax raadis baa buuxa...Jiq lee ku ahanee udaa... FB, love it, just L-O-V-E I-T!! Laakiin, naago shaneeye nimada ma fiicno ogoow, nin rag ah buu alla kaa dhigay bey ila tahay? Nonetheless, thanks for the cheap attempt! Admin pls do take note...
-
^Kix kix, bangi lee mafiicnaan leheenoo inaa soo dhoco...Isqorlee socdo aboow, nothing more...Walaasheeyaa wexey dhihi jirtay dadka is qorka badan 'why you all over me like a cheap shirt'...Marka in la iska fujiyo aa laasim noqotay nooh... No dagaal though...Never...Not my cup of tea...
-
Keelaga hadlooyaa minaa ogahay lee ma fiicnoo? Wiilkoo inta kujiro maa hawada ka jeclaateen ani ma fahminee? Mise Koora aaka hadloysiin? Warka noo cadeeya hee, ani donkey donkey magoradaawee...
-
Layzie, yaakuu sheegaa hee... Neph, gacalo, yaaba kula hadlay adi? Anagaabo mashaqo nagutaagan aragnay sanadkaan...Macaanto, malabeey, cadeey boolo isdaji...Dar alla kudag...No need for you to call anyone 'dameer'...But then again it is said 'it takes one to know one'...No problem hon...Hakuu macaanaato... As far as your attention, kaas waa helay, waana ka gudbay...I am sure wili waaxasuusataa no? Ciao Bella!!!
-
Originally posted by LayZie G.: Koore tuunji or whatever aad iskugu wacdid, colgate aa u baahan tahay aan umaleynaa? Sabaaxada maxaan kaa dhahaa Iyaah abaay? Xaa hoosta wiilka kaa galiyay adi? Hoos hoos galoow, laasin banaan lee lasoo dhigaa ma'ogidoo? Adiga Kaalay,Afar iyo labatan sac,maxaad la dagalameydaa? Ar unukaa walax aragnay! Iyaah aboow adna? Xaa kudaba dhigay afar iyo labaatan saac gabadhaan iyo dagaalkeeda? Dabadaba galoow, laasin waala reebaa lee ma'ogidoo?
-
^Jiq! Sug, anaa kuusoo fiirsanaayee...LOL Koora, rageedii!
-
Well cid dhan oo layaaqo oo Xamar daganaa baaba la dhihijiray, so nothing new with the 'GW' nick...If that stands for the same 'GW'...lol...Warbal arka ninkaan, ma wax laga hadlaa la waayay... Again, wax waalan...
-
Kadarooooooooooooooooooooooooo dibi iyo sac iyo lo' dhal...Wax waalan...
-
Horee Soomaali utiri 'Dadka markey meeleey madaxa dhigaan helaan, meeley lugaha kufidsadaan bey raadiyaan?'...Or something like that... Balse weyla heleen!
-
JB, saa u socotayna ma Khamriile baa noosoo xareysay? Sheekoy kunacay! Buug uu Khamriile qof naaneystiisa tahay qoray, Ilaahaa nalehee yaa gadanaayo? Sheeko... Tolow muxuu sameeyay to get this nickname? Kaaga daranteed buuga muuba kusoo qortay, oo wuuba isla quman yahay? Xashac... Mayee Alkuliiste Umbarayaako Aasasiino!!! Abtirisi uuba u egyahay kan... Mise Khamriile waxkaley utaagantahay? :confused:
-
Alloow hooyooyinkood ufududee...And yea the fathers too...No parent ever wants to hear 'cunugaagaa wax ku dheceen'...No matter how big or small waxa ku dhaco...
-
Originally posted by Afromantic GirL: aniga macawis camal aan jiiro walba surnaa Kix kix kix...Kax kax kax...Qow qow qow (qosolka badan qufac uu keenaa aan maqlay)... Waa laguu faayaa, Alxamdulilaah...Adi ma ii feysidoo? Sheemtaan xaw ka costo sika ray baladaan rabi, rooooooooooooobing iik ugu madeeyay yaawe...
-
Popular Contributors