Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. Kuusha, Xabasho Soomaaliya iyo Soomaalidii ayee kusoo duushay. Xabashi Soomaali ma'aha. Diin, dhaqan, af iyo isir iyo ab midna ma wadaagno. Waa cadow neceb jiritaanka Soomaaliyeed, oo isweydiis malaha taas. Su'aal maaka qabtaa tan, xaqiiqdaan? The very sad part is Soomaali iyagoo intaas dhan wadaagaan bay waxyaalaha qaarkood ee isku sameeyaan kadaran yihiin 'cadowga' wuxuu ku sameeyo...Adiga su'aal maka qabtaa tan, xaqiiqdaan? Soomaalida aad ka hadleyso oo leedahay geed hoostiis bay kukala gar bixijireen, waa Soomaalidii hore - not waxaan hada jira...Weyna tahay in 18kii ama 20kii sano aan soo dhaafnay lagu celceliyo, sababtoo ah 18ka sano xaadir baan soo ahaa, aana arkaayay, maqlaayay waxa eysameynaayeen...Markeey intey guryo u dhacaan bililiqeystaan, hooyooyinka iyo gabdhaha xoogaan, dad aan waxba sameyn la dilo, waxaaso dhan waa Soomaali...Marka this BS oo Xabasho baa cadowgeena ah waa riyo aad ku jirtaan eekakaca hurdada...Somali's number ONE enemy waa Soomaali...Iyaga and iyaga alone...Qabiil intuu jirana, walaa wadaad gardheer, walaa Soomaali kale aan waxba ka tareyn... Alla dadku Soomaali damiir xumaa oo dadnimo darnaa...Uf... :mad: :mad: :mad: :mad:
  2. Kool_Kat

    Al-Shabaab

    ^Well said Cara...Very well said... All talk but no action baan maqli jiray...I really would like to see who in here is willing to sacrifice his life or that of his family in order to have 'sovereignty' back? Let's see some hands...
  3. Originally posted by Seekknowledge: By the way why are they suddenly wearing the arab customs and not the somali attire. LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...Carab aa wax ugalay nooh...LOL Odayaashaan wareersan oo meesha inee is maaweeliyaan oo isa sasabaan usoo fariistay kala garaka dhaadheer wexey sheegaayaan aaba iska yar...I watched it from the beginning to the end, just to humour myself...Wax ee soo kordhiyeen aaba iska yar, same old bullshidh bey meel la soo fariisteen...Where the hell were they for the past 18 years? Xabasho this, Xabasho that eeba meel lasoo istaageen...War Soomaali iyagaa is dhameeyn jireen oo is xoogi jireen oo is dili jireen looooooooooooooooooooooooooooooong before Xabasho imaan Soomaaliya...Mise that is justifiable? Sheekoy ku nacay...
  4. Sheeko sheeko, I went to a wedding last night...There was this white dude there, when we walked in he was standing next to the camera man, they were chatting...So I assumed he was with the camera guy...N'way, a while later, some Somali chick (related to the groom) was putting on her shoes and was having a problem tying one of them...Then Mr. Cadaan dude walked over, got on one knee and tied her shoe... Ohhhhh that was like the sweetest little gesture...He was her kusban!!! I thought to me self 'ohh, only a Cadaan dude would be sweet enough, kind enough, caring enough to do that a room full of Somali naago iyo habro'... BIG UPS TO CADAAN GUYS!!!
  5. Originally posted by Carab_Dheere: kool kat...your name is so perfect for ya....you are the coolest cat ever...man if I was attractive man..u know?.......yea the cat knows...lol Horta, thnx for the compliment...Aad baa ugu mahadsantahay...Tan labaad, attractiveness comes in all forms not just physical yaah...Tan sadaxaad, odaygeyga yuusan ku maqal, meeshaan ani laba nin oo is feerayo madaawan karee...GAW GISH GAW...
  6. Maseerku waa mucjiso!!! JB, iyaah, you would go all Rambo on the lil ol' lady dheh if she cheats? Xashac...
  7. Originally posted by Legend of Zu: quote:Originally posted by Kool_Kat: ...Fara ka cayaarka faraha lee laga dheelaa... Ok...waa gartay! Sheekada faraha ayeey taaga tahay... wax yar ka horna jeebad baan maqlaayey. Wallee iyo wallee Tacbaana kuma dhihikariyee maa iga daysid... Jeebada garaacid baakeenta, fara ka cayaarkuse (exim exim) farxad buu keenaa... Dilida iyo cayaarta kala saar nooh...
  8. Today, I am just T-I-R-E-D!!! Tired as hell...I have been sleeping most of the day, thnx to my kusban for looking after the little one all day...They are now out for a walk... Ok too much info, let me go back to sleep...lol Hope y'all have enjoyed your weekend... Ciao
  9. ^Hayehee jeebada iska ilaali, farakacayaarka badi... Originally posted by nuune: ^^^ Koolo, maxaa horey loo yiri, faro ka cayaar waxaa ku xigo hee ......., ani maa dhihi karo hee Iyaah, maxaa fara kaciyaar kuxigo, sheekaaba keentee? Ani mugoo ma'ogi waxaa ka hadloysid...Fara ka cayaarka faraha lee laga dheelaa...
  10. LOL@Sue... They were talking about the same study the other night on our local news...My first thought: WTF!!! Wey waasheen gaaladii... I agree with you 110%, there are more worthy projects/studies that need funding, than 'why the number of boy babies is in decline in the west' study... Besides, boys are nothing but trouble yaa raba... **Waves @JB & Nuune!! PS, Nuune yaree hee yaah, take your trolling elsewhere, hadaadan waxba ku contribute gareyneen...
  11. ^Yes there is a third way, waala garaacaa...Qaarkood garaacid bay wax ku fahmaan nooh... I AM JUST KIDDING!!! Kii halaha garaacoow, neyn one one isku diyaari iyo jeebeys... On a serious note, hablaha waala sasabtaa, waana loo roonaadaa...And you shall be rewarded accordingly... PS, adding a little faro kacayaar wouldn't hurt either...
  12. Layzie, habaryar maa soo report gareysay sheekadaan, mise jeeb tuugaaga aakala soo baxday? Let me call her bal and get the real version yaah... Salaanta waa lagaa qaaday...Xaad maha ku heysaa adiga, meeshaan dadkii waa sii wareerooyaan as you can probably see? Ciao Bella
  13. EDIT: Abaay, dar alla ku dag meelkalaa lagaa heystaa... Caafimaad allah, wax qod qodidana allaha naga caafiyo...
  14. What can I say hee, cantabaqashkii baa batay...Your other article wax wax qoray maleh, at least meeshaan kuu buuxinooyaa hada... Maxaase luuqa ugu dhuumanee? LOL
  15. ^Actually I don't...I just googled it to see if aan aniga qaldanahay or wax aan meesha oolin arkooyo...lol
  16. ^Say what? Alla maxaa isla baxday...Wax maa kuugu kala bar go'ay abaay? Ma fahmin? Intee igala qaaday? Mise sheekada farbugto iyo meesheedaa is og aa ku heysato macaanto? Isdaji...Aad baa iskula baxday...Take it easy...Waxaan soo qoro kuugu ma saabsano adiga, taas caawa ku seexo, kuna soo kac biri haduu ale idmo...Kuna indha kuulo hadaa rabto! Iyaah, warka isiibo meeshaan filin aaba socdee...7000 lagu yeh...Adaaba kala og wixii 7000 iyo 700 kala ah...Chill little princess!!!Like you said, don't get all worked up over nothing - I am sure you have more important things to worry about than what I write...Or you don't? Oh well!!!
  17. MMA, I guess somalilandtalk.com iyo qarannews iyo kuwa la mid ah bil beyka dambeeyaan getting such articles published...It was on the Tanzania Standard Newspaper site about a month ago... Yaakuu sheegaahee!!!
  18. JB, sxb ma isku darsoontay? :confused: Bal xagana ila eeg... Or am I missing something here? Naga kala yaree hee 'recognized' 'recognized' kaan aad ku waalatay...
  19. ^War afkaaga urkiisa iyo huuradiisa maskiinta (xaaska) kaleexi...UFFFFFFFFFFFF!!! Well, usually I hear a soft, sweet, very angelic voice "Mommie, mommie wake hup"... Now the days aan kaligey soo koco iyadoo la i kicin, cabaar aa sariirta isku nabaa to see if there is any more hurdo left in me...
  20. Waxaanoo kale tanaa laga dhageystaa!!! My fav: Cuz visitation no longer comes by, Seems like they forgot about me, Commissary is getting empty, My cell mates getting food without me, Can't wait to get out and move forward with my life, Got a family that loves me and wants me to do right But instead Im here locked up Totally so not topic related...
  21. Aaliyah, gacaliso THANK YOU VERY MUCH!!! AMIIIIIIN TO YOUR DUCO!!! Originally posted by peasant: ^ Adiga qabiliyad baa indhaha kaa tuurtay. Nuurka xitaa haduu ku ag maro arki maysid....Faaataxooyin badan in lagugu akhriyo baad u baahan tahay...Xumaato keli ah baa kuu muuqata... L-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-O-L!!! Dhintay oo manooli!!! Ar JB and kuwa la mid ah faataxo wax kama tareyso, unfortunately...Qabiil iyo qurun iyo cuqdad iyo naceeb iyo xumaato toward Soomaalida baa dhiigooda dhex qulqulaya, Alloow caafi, alloow caafi walaaleheen!!! JB, had you not been my fav Northerner marhoraan karbaash kaaga saarilahaa naceebka aad u qabto Soomaalino iyo afxumada aala dabasocoto meesha Soomaalinimo lagu sheego...
  22. War heedhe Duke dad baa adeer ku indhakuusha, you made them very disappointed today by not posting pics - toloow caawa sey useexan doonaan? Shame on you Duke!
  23. Originally posted by Xoogsade: Beenta dhaaf saxib, aniga Caydiid waxaan uarkay inuu gaal yahay weligayna uma duceeynin, meeluu joogana maba arkin, xitaa waxaan la yaabaa dadka markii magaciisa lasheego ilaahay ha u naxariisto dhaho blah blah blah Subxaanalah casaawajala!!! War heedhe ducadaada midna Caydiid (allaha u naxariisto, peace be upon him, la pace sia su di lui, صلى الله عليه وسلم, af fransiisna maku daraa?) janna ama naar galin meyso, kamana badbaadineysee, ee are you serious with this? Bisinka!!! War heedhe wax iskula har oo dadka dhintay iska daa...Bisinka iyo burdaha... Allow nacafi!
  24. You're killing them with this 'qabyaalad talk' today...LOOOOOOOOl Originally posted by Malika: This thread is almost funny,not in a HA HA HA way but kind of reminds me of when a White person is accused of racism..He goes,my best best friend is Black...Lol ^Now that is HA HA HA HA HA HA HA HA HA HA funny walaahi!!! Caadi ma tihid abaay...Gotta do one of my looooooooooooooooooooooooooooooooools for this, kursiga aan ka dhici rabay...
  25. ^Layzie, ana 'adeerkeey' Duke dadbadan baa aaminsay, sometimes it is scary how much ee aaminsan yihiin... Your aunt maxey kasoo sheegtay 'tolka' shirkiisa?