Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: There is qoftoo meeshaan ku jirto oo qof ka wardoon badan aanan waligey arkin, maqlina, oo isku dirkeedana wey dhaaftay wardoonima. See u war jeceshahay heer waxee gaartay to fabricate pure lies about other members of this site. Warkeeda isoo gaaray because she fabricated war aan jirin, sheer lies ah about and against me. I don't know waxee ula dan lahayd. She told another SOLer inaa qofkaas ka hadlaayo, oo aan aniga u sheegay warka qofkaas iyo qoyskoodaba ku saabsan, a person I completely did not know, iskaba dhaaf reerka ee ka dhasheen. Yaab iyo nus. Amakaag dhaaftay. Qoftii ayaa ii soo dirtay PM, iguna dhahday isma naqaanee why aad dadka kale warkeyga, personal information ah ugu sheegeysaa. Anigii yaab, maxaa ka hadleysaa iri. I still cannot believe waxaas ayaa inta ku jirto, beentaas dadka kale ka alifeyso. More amazing is that I never talked to her about anything or anyone, let alone qofkee igu nabsatay. Waxaasaa wardoon sidii idaacad camal la dhahaa, weyna isogtahay qoftee tahay. I can imagine how many others ay nabsatay, oo dadka kale ku nabsatay without their knowledge. Yaroow iskey daa yaah, maxaa saan iigu fadeexeynee nacalaa sasamaanikadaada ku taalee!!! Goormaa been kaa sheegay, hada iga horkeen qofkaan kugu xantay!!! :mad: :mad: :mad: Somalia maala joogaa dheh meesha? War waadhintey baan ku iri, qosol, diif, ilin, iyo dhareerbo waa isku daray...Sidii wax waalaan, LOOOOOOOOOL xataa waa ku daray in my laughter 'this is so loooooool'...Kix kix kix, qaaaaaaaaaaaaaaaaaaq, qaaaaaaaaaaaaaaaaaaq, qaaaaaaaaaaaaaaaaaq (tuke miyaa bisinkee)!!! qoof aanan aqaanin maxaa afarahoodu ii geyee.. Malika, hi sis, how are you? You know you remided me of my moms 'afaare personaale lama galo'...Wished Somali's inee intaas kali yaqaanaan... I think qofkaas aad ka hadlaysaan warkiisu wuu i soo gaadhay ,,, bal waa la eegi doonaa ,, Eegid eegidaada ma'ogiyee, adoo wax eegaayo lee yaan lagaa dhexbixin...Is ilaali baan ku iri...
  2. Kool_Kat

    Firearms

    ^Mayee waalagu xantaxantoodaa... Originally posted by Canjeex: ^ lool...Why bring back memories qofyahay;) he might have jeexed me with his mindi, but could you imagine anigana saan shanta ugu waday 'from left to right' wajiga dhan aa kuus-kuusmay...Till this day cabdi waji kuus aa loo yaqaan, maybe you heard of him...lol Btw, your signature caadi ma'aha...Booto-bila-wadno.com iga dheh Canjeex, looooooooooooool@Cabdi Waji Kuus!!! Hayehee, ani horaan kuugu sheegay, waakaa cabsaday, mardhowna libaax aan ceeji ku dilay waa kaa aaminaa hadaa i dhahdid... About my signature, booto bilaa wadno aa? Ha igu qasbin inaa canka kale kaa toogto, of course with just my booto...And trust bootadeyda can wey goyn kartaa!!!
  3. Kool_Kat

    Firearms

    Originally posted by Canjeex: Nin shantaada kaa celin sharci kaama celiyo or in this case bistoolad, plus i think men with bistoolad are sisy's... Shanta kaama celiso qof mindi wato oo canka kaaga jeexo...
  4. 1. Sit up straight. Badanaa soo dhulka lama fariisano cuntadeena, how can one sit up straight? 2. Don't speak with your mouth full of food. As long as I am not spoken to, we are cool... 3. Chew quietly, and try not to slurp. Understandable... 4. Keep bites small. Try keeping bites small when biting in to laf hilib ari ah...Not that I eat that damn thing... 5. Eat at a leisurely pace. 6. Don't wave utensils in the air, What utensils? Are fingers considered utensils? 7. Keep your elbows off the table. Please see #1 8. Don't Reach. No problem, cuz everything will be on one plate: bariis, hilib, insalaato, moos, basbaas, liin...No reaching needed... 9. Don't forget please and thank you. For what? 10. Excuse yourself when leaving the table. WHAT IS THIS TABLE THEY KEEP MENTIONING? DHULKA, DHULKA, DHULKA, WAH! 11. Compliment the Cook. Only my moms cooking gets a compliment, for everyone else, I cook better than them, so no need to compliment... 12. Wipe your mouth before drinking. Did they say something about wine? I like my food with isbaramuuto or kooko, thank you very much...
  5. Originally posted by Ibtisam: When my little niece was about 5, she put on a bit of weigh, and got a small pot-belly, her mother was pregnant at the time. So we told her she had a baby in there too. We told her she got the baby by this little Yemen boy who lived next door, because he looked at her without her hijab. Sufficient to say, she always wore her hijab with obsessiveness till she was 8, lost weigh and still no baby, by the she got use to wearing it anyway. Alla xaasidsanidiinaa!!! This is beyond being mean to a child...Now she probably thinks if she takes it off, the uur will come back...
  6. Rudyyyyyyyyy, wuz up? Haven't seen you around lately, wuz poppin' young blood?
  7. About the dolphins, at first I saw a man holding a woman, then though why is his nose in her eyes? Is one of her boobs bigger than the other? I then noticed something - I was like WFT, is she giving birth to a DOLPHIN? NO WAY...It was only then I noticed the dolphins... MMA, kadaroo dibi dhal aan maqli jiray...10 waji ka badan uma jeedi, may be one of the dolphins ate it, who knows? The 2nd pic was easier though, all three waa arkay... Horaaba teena noo heysatee, ma dolphin baa ka fikiri karnaa ilaahaa na lehee? Mise waji aan raadin karnaa? Weeee... :rolleyes:
  8. Min shuruuri? What DA? What about me? What about poor ol' KK? The woman scared me for life, markasto qabiil la i weydiiyo iyadaan xasuustaa iyo fool xumadeeda...Grrrrrrrrr
  9. Waxaanba soo xasuustay, this one time when I lived in MN (GOSH flight 13 yaashii aragtidooda waan u xiisay!!!), my husband and I were coming back from work...Since we both worked in the downtown area of St Paul, we used to take the bus...N'way, at this time, there was only one seat available next to an older Somali lady, so I took the seat... A short while after, we started conversating: Lady: Eedo ma Siinbool baa dagantahay? KK: Haa eedo. Lady: Oo ma shaqo baa ka timid mise school? KK: Shaqo (trying to keep the conversation minimal) Lady: Eedo anigu islaan qolohebel ah baan ahay, ee qolomaa tahay? KK: *Shocked* Yaah? Lady: Qabiilkaa eedo? (Like inee magacaa itiri, no shame in her eyes) KK: So and so qabiil eedo Lady: Oo ma xaas baa tahay? KK: Haa. (Again I didn't want to be rude and was trying to keep it minimal) Lady: Oo ma isku qabiil baa tihiin odaygaaga? KK: Maya Lady: Qoloma isaguna? KK: So and so qabiil eedo **Her reply to this day, after almost 5yrs later, ma iloobo, even her facial expression saan u xasuusto lee* Lady: AKHAS!!! (intee wajigaa kaduudisay) Oo eedo maxaa kadoontay kuwaas? Adigoo sidaan u qurxoon, alla gabdhaheena maxey dadkooda ka carareen! (mind you, qabiilkeeda iyo keyga wax iska galay aa iska yar) WTF!!! Is she kidding me? My husband was right there, standing and hearing the conversation...I was at lost for words, to say the least...Edeb darnaa oo anshaxumaa oo ciyaal suuqsanaa islaantu... KK: Waa la'i sixraan umaleynaa eedo, ee waakan odaygeyga (pointing to my husband standing right there)... She was more shocked than I was walahi when he said 'salaamu caleykum eedo'...Maba eysan ujawaabin xataa, she sat motionless in her seat for the rest of the ride, not a word, didn't even turn ilaa ayka dagto... Can you believe this shidh? :mad: :mad: :mad:
  10. Well I had a conversation with my nephew a couple of years ago and it went a little something like this: Nephew: Where do babies come from? Ani: Babies are Allah's gift to mummy and daddy. I was hoping that was good enough and he would go away, or ask his mom...Nooooooo... Nephew: Ummm, how do they get in mummy's belly? Ani: **trying to keep my cool** Well, Allah puts them in mummy's belly... Now, I am really hoping he would go away... So I said: Why aren't you playing your new video game? Nephew: I'll go back in bit, ummm, but how do they come out from mummy's belly? C'mon now, ilaahaa ilehee mawaxaan dhihikaraa 'Allah brings them out'...So I said go ask your mum, I am not sure exactly how they come out... He left yelling "MOMMYYYY!!!"...
  11. Originally posted by Abtigiis & Tolka: KoolKat Abaayo, waxaa waayee af-******* ma fahantidoo?? kii Muuse Suudi baan kugula hadli hadda: xaa waayeee yabaal ma fahmaayo? mihiina xaa walaxaas laga dhahaa? JB fadlan take the pain of inviting her, Sahra Daawo's "Yabaalbaa,laba...". AfStar** maaku hadashaa? Wax aan aqaano ma'aha, wili waa ii dhimanyahay kaas, malaha qaxii kadib uu soo baxay...As for Muuse Suudi's, dadka afkooda ha uga dheelin, waxaaga falfalaad waaye... Ilaa iyo hada wax 'yabaal' ladhoho qof iisheegoyo maleh, idinkaba inaa taqaaniin ilama aha... Now, let me go read these not so-short stories...Hadaanan kahelina, tii dheereed baa dhicidoonata hala'ogaado!!!
  12. Emperor, how dare you, cyber dharbaaxo iga hoo - dhaaaaaaaaaaaaaash... Originally posted by Jimcaale: ^Adi qabiilkaa? Ar iga daa masheegikaree...Waa xishoonaa... X City 4ever!!!!!!!
  13. ^Waxaaba soo xasuustay heestii: Koobeey koow madiido Labeey labo madiido Sadaxeey sadax madiidoo Afareey waa ku taabsahaa I think inee heesta saas eheed...N'who, caano booro cabtooy ciyaal maamo lee iga dheh...Meeshaan caano geel suusac aa la cabaa kaleexaan ku iri adiga iyo caana boorahaaga iyo doolshahaaga...
  14. You think I am being nice? War I am always and forever nice, don't know what you're talking about! I actually like the axis of evil list, if you ever get me off that list I will.......Well you don't want to know, just don't get me off that list, if you know what's good for you...This is KK being nice...
  15. Yo' I be reppin the Dirty South a.k.a. Xamar Cadeey...Born an' raised in X city, seen young blood...Bakaaraha where you at? Howlwadaag, Lambar Afar (KM4) I throw down fo dem hoodz too yo'...Those is my peepz yo'!!! Werd iz bond, wuz up now? Abu, I feel you...People nowadayz not only ask where you're from, but also where your parents are from...Why not just come out and ask straight up 'qabiilkaa'...Shidh, yee u maleeyaan inee ka caqli badan yihiin... Am out yo'! Waaba ka helooyaa qoraalkaa yow yowga ah...
  16. Originally posted by Abdiladiif: ^You two, stop hijacking Cayro's thread. Get your own qol, I mean thread. Why get a qol, I mean thread, when meeshaan rabno ku jeegajacleyn karno...Wixii la qariyo qurunaa ku jira aan aaminsanahay, no qol, I mean thread...Mahaan lee soo taagnaanaa... Maqiiqane, intee bariga dhan ku dhuumaneysay horta hore? Yabaalna xow ahaa, ani waakuu sheegay ii jilci afSoomaaliga aad ku hadasho, koo aan fahmo ma'aha maskiintoo Xamar kudhalatay kuna kortay lee ahay...Oday dukaanleh magaciisa luuba iila egyahay 'Adeer Yabaal Dukaankiisa'...Teeda kale, labo magac xaa ku sameyhee, halkii aaba qaatiyaan laga taagan yehee? What were you thinking one Maqiiqane Cade, the other Ceyroow Caloolkuus?
  17. Kool_Kat

    Firearms

    Ee maxaaba la xasuustaa ama la iska daayaa hadaananba la eheen? Maqabaa...Hayeh, adaan kuu deystay, adaa iiga fiican shaqadaas...
  18. @8pounds and 3ounces, you're damn right he is eating like a champ...Bisinka...
  19. Maya meel muusan jiidhin, sheeko qoroow uu busy ku yahay baan moodayaa...Remember part two, three, four of this sheeko...Duh...
  20. Kaaaaaaaaaax kax kax kax kaaaaaaaaaaaaaaaaax...Adi iyo shiino kala dheer, amaa laguu qarinaayay hee - indho bulac...LOL Mugoo koo indho waaweyn lee raadso aanku dhihilahaa ani, waa hadaa war maqlaysid Ms Indho Shiino...Such a cute nick still...
  21. Offense to what? Waa indho yarahay lee amaa i dhahdaa maanta?
  22. Kool_Kat

    Firearms

    Ebidkeey madaxweyne ma noqon...Malaha midkalaa igu qaldi? :confused:
  23. ^Oo hadhoow waxey isku dhalaan say wax u arkaayaan? Labo indho yaryar qeyr makasoo baxaayo aan u maleynaa...lol
  24. Bas bas waa kaa haray...Jug iyo jiiq... Hey may be Mr Maqiiqane aa Jug & Jiiq ku badalan karo magaciisa? Hmmm, just a thought...
  25. ^Jini miyaa, faro indho lagalinaayo iyo gafuur jabis aa? Allahey waa ka alle, ha iisoo dhoweynee...Aunty KK korka lee ka salaamee...LOL Layzie, you should see my sis's new baby girl, indhayaryar lee iyadana...Balse abeheed baa indha yar... JB is ilaali yaan kafuurka lagaa tuminee...