Kool_Kat

Nomads
  • Content Count

    6,417
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kool_Kat

  1. ^No more like the Coyote and Road Runner..."Beep! Beep!"...LOOOOL A&T, hayeh raali noqo...Aniga raali galiska kama daalo oo laba jir baa guriga iijoogto...Maanta dhan waakaa dabawadi karaa, adilee haka daalin saa kuu raali galinaayo darteed...
  2. Allah xaasidsanaa tan...waraa do you even know what the poor Faarax goes through to get that money? multiple ID holder, feigning injuries so he could get the insurance pay him... qaar aa xittaa joqofeey mar hore bogsatay bir ku duro oo dhiig ka keeno si lacag loo siiyo. Ba'nay ba'nay! :eek: War iga tag, adi naftirkaa maxaa waxaan dhan kubaray? Iyaah, marhoraan sheekadaan soo qararamsaday dheh? Tuug la qabtay talo maleh... Allah maxee is faanisay...maxaa lagaa xadaa aa qabtaa...haye sheekadii reer xamarka maa ii billoowday iyo inaa isfaaniso? sixir aa? Af Caytamo Bilcaantiisuu Ku Yaalaa...I ffel sorry for the gabdhaha reer xamarka sababtoo ah dhallinyaro kuma dhicin...waa ka aradanyihii dhankaas. Maxaa faan eh, laba kumi iyo taano inaa heysto maa ii diidee hadana? Bilcaan? Ee maa dhaadhaan iigu wacdid hee marka? Fiiri, ani waakuu sheegay, kuwaa ka arkay oo reer Kismaayo xabad fiyoow maleh!!! Reer Xamarkeyga aa jug iyo mac igu ahaan lahaa, laakiin koo reer Buulobardo ah oo suu wabi ugu dhexjiray guduutay, aa dhexda iga dafay... Aawna i beeceysay, ees uk li'oowi raktaa faniji? Na'igoo ray aan rabtay, ilaa iyo dahana ma'li oobin, even though 17yrs ak oos qamnaa Loosaamiya...Luzu uk hey...Yi'aah...
  3. Buuxo, ari baaye, gibinka ma'anaaba wax udhiman? Meesha kacmo furan kusoo dhoween baaba islahaayo, ma'ogi waxbaaa si kanoqday...Waxaanse umaleynayaa, saan isagana horey ugu sheegay, malaha kaftankeyguusan fahmin... A&T, wax iga celiyo aa? Maxaan kuu dhimay? Mise waxkalaa meesha jira? Anigu yaabay walee... Bal waatehee, raali noqo mar labaad...Malaha raali galinteydaa ka heshaa?
  4. Kool_Kat

    Baby Moma

    Bal marka hore soo dhowaada marwooyin iyo mudane yaal... Today a very dear friend of mine called and asked me to the movies this weekend and asked if we could see the new movie Baby Mama... After agreeing to see it, it got me thinking... So here's my question: if you and your partner couldn't get pregnant and tried almost everything there is, would you ever consider having a surrogate mother to carry your child? I would have posted this in the women's section, but this is not just an issue for women...After all it takes two to get pregnant! In any case, let's hear from some men on this issue...
  5. Are some us having a blonde moment again? Anaa mar hore budka diyaarsaday, balse intaan budka laboodin baan sheekada iska hubiyay... Che, adiga faataxa iyo qulwale waa iskugu kaa daraa ayeeyo...Laakiinse naagtaas duco lagama yaabo iney afkeyga usoo dhaafto!
  6. Upset me? C'mon now, don't flatter yourself aboow...Takes a lot to get me angry, and I mean A LOT, if ever...Marka haka yaabin anoo xanaaqsan oo meelaha marmarya inaa i aragto on daily basis...Hadii kale wax badan baa sugi...
  7. The best qad was made with caano...Yes caano!!! Can't believe noone mentioned it... QAD: Jilay, caano, xabag, iyo dhuxul LOOX: Never seen anyone make it, it was always available at the dugsi. I remember to maintain the loox in good condition, every so often markaa qada ka dhaqdid, soor aa la marin jiray... Alla maxaa guriga uga soo dhuuntay 'hooyo qadaa soo riiqanaa', just so I can go and play gariir iyo halugeeti with ciyaalka xaafada...
  8. Che, horta inkaarteyda Allaha kaa leexsho...When I read the tittle, before even clicking to see what it is about, my first thought: Ayan Hirsi, YWCA and Toronto!!! Hell, 6 o'clock news ka aan ku jirilahaa aan umaleynaa...LOL Good for Ayaan Xirsi...We sure as hell can use more of her in the Toronto area...It was like a breath of fresh air reading this article... Keep it up!!! Allaha usiyaadiyo...
  9. Ha u qaadan kaftankeyga inaan kuu kala tiriyo, saa aqoonba kuuma lihiyee...Ukala tiris uun baa iga dabawadaa bisinkee...Mucjiso...
  10. Some men expect the favour to be returned and some don't but I don't have a problem giving money to a girl what I do have a problem is when a girl starts mistaking your kindness for a weakness which always seems to be the case. There is a fine line between being kind and being doqon dee...Haduusan kala garan karin in la daldalnaayo iyo in kale, ee udaa hee hala'iska daldalshee... Maxaa meel Libaax joogo laguu soo maraa...adiga yaa ku dhahay reer Xamar shukaanso? kuwaas adiga maka quusatid miyaa? Libaax iska dhaafee xittaa dooro ilmo wadato oo kugu soo duuftay kaama celin karaan reer xamar...teeda kale nin bus iyo train sii raacay hadana soo raacay aa ii faaninee...I bet he even paid the full fare...mid aan xittaa train ku dhuuman karin ama bus ku daba dhagi karin aa belaayo iiga dhigee...tellhim to do something manly for a change, like starting a brawl and getting beat like he was a car in the scrap-yardor tell him to steal something from the neighbourhood bully...like the car stereo or better...the tryres Masheekadaas baa keentay: Wax xadoow aa, biloow ani wax iga xad biri? Maxaase rabtay, in koo i sixrado aan keensadaa? Reer xamar wilibo nooca caano booraha iyo barafka lagusoo koriyay aanba ka heli jiray...Sharing a cone of vanilla ice cream beats the manly man you descriped anyday for me...Afka wiliba haduu iisii galgalsho kaba sii daran... Ar idaa waayo waayo aa xasuusanooyaa... Oo laakay, na'iga fa'nijigaa iigu naafi rijtay xawgaan aa sheemta uk oos roqday yimaa? Raw gana leexo, xaw labaayo ka cadhtay baa'a si kaga eeg gidhtee...Yamee fa'niji racabi he naa qa'aan...Geeshow uk canay! Raa'ant uuy ath kuly now, going ut na'looga...Faaha fees rasaf nad fees rafas kaab ut your lafimi... How's that for afni'ji English style? LOL
  11. Finally, had full five minutes (minuse a minute here and there where I had to take calls) to sit and read all the parts fully... Very well written yaa Maqiiqle...Bravo!!! LOOOOOOOOOOOOL@'Kaalay, is the United Nations your reer-abti?'...Too aan aqaano leeba soo xasuustay, we call her 'Ms. Amex' as in AmericanExpress... Caabi and his friends were too damn involved in Haybe's life...We, we, we lagu yeh...Hade ma'inuu iyaga guursadey rabeen? Shiiiish...Friends who are that involved in other friends personal life is always scary... N'way, the wait iyo meermeereysi was worth it...Good one A&T...
  12. Totally loved it...What a great read it was...I just wanted to read post after post after post...Thank you Abtigiis! Waah waah waxaasaa short story lagaa dhaha ama waa laga dhaqaaqaa... Don't know for some reason though, I couldn't bring myself to read past 'Still standing at the airport......' of Part Two...Insha'allah will continue the rest the next time...
  13. Kool_Kat

    Firearms

    Sheekadaan maxaa waaye, hadaa wexeyga la aqrineen waa barooranaa miyaa? Xashac! Teeda kale, ani lacag lee tiriyaa, nacnacda kalena waan ka sii jeestaa...
  14. No comment! Originally posted by MARC: KK, you take sarcasm to a whole new level. Please refrain from ridiculing people, you are not impressing anyone. Very well noted! I'll take it to heart, you know what you say means that much to me right?
  15. ^Me like your lil' perfect word...Can I be a part of it, without losing my spot on the axis of evil list?
  16. Originally posted by Abtigiis & Tolka: Away kuwii lahaa tii dheereeyd baa dhici tolow?Feedback la ismaba siinayo? Dhuusaa ka fakataa umaleynaa, waala dhuumanooyaa! Maxaaba feedback ladhiibaa, 3000 words iyo wax aaba sheegeysee, short story maashee? Half way aanba seexanaa aan umaleyn lahaa...
  17. Kool_Kat

    Firearms

    ^Aqlilee maa halahaas ku gaartay, Afka ila soo gasha kuyeh? Iyaah...Meeshaan wax af isla gala majoogaan ee yaree hee adna...
  18. Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: loooooooool ,,, ,Sheikh is good niyow ,, i just want to spend more time in that place. It is a place designated for rest and enjoyment. Maansho wiilka Sheikh, Sheikh igu wareerisay!!! Ana here I thought it was a town for Sheikh yaasha only, hadaaba ku lug leedahay, oh GOD ha'idambaajin idaa, waxaan soo waday waa ceshtay...And seeing those pics from Sheikh, gosh, beaudhiful baleys...
  19. ^Everytime I hear/read the word 'bilcaan' waxaan maskaxdeyda soo gasho 'dhaadhaan'...Don't know why!!! Today's courtship is a grueling contest where one is expected to buy expensive casho, flowers, chocolates, perfumes, lingerie, remembering birthdays, feminine day, masculine day,manicure day, pedicure day, hair extension day, waxing day and all the other silly dates that never meant anything to you and when the inevitable happens and the courtship ends as they usually are... LOOOOOOOOOOL...Kuwaas definately waa iga dambeeyeen...Well should the men know that they should get what they give in return? If they keep giving and giving, that should rise a RED flag, no? Dee kaan arkina udaa hala gurtee sixii dhuxul bilaash lagu dhiibaayo... Good ol' dayz indeed waaloo xiisay...Though aan arag wax meel libaax joogo isoo maro, still the fact that he used to take two or three buses and a train to get to me, while I waited excitedly at home was good enough...Mind you the two buses and train is just to get to me, then from there we'll go take the bus together to go out...How sweet and a waste of time! :mad: Sorry, but now that I think of it, couldn't we have met half way to save time? I guess the excitement of getting ready and waiting was all worth it...
  20. Buuxo, baro hade *Bob waa igaar ina adeerkaa ah!!! Ok, jokes a side, iska ilaali kana cabso, ani xan waa dhexdaas igu soo gaartay a somthing about *Bob and sixir and afJini!!! Mugoo is ilaali ku'iri ani... *Waves at Bob 'awku lasaamay ra'i oowbe?' JB, horta adiguna qolomaa eheed adigu? Most of the time when I introduce two people of the same tribe, I like saying 'isbarta hee waa ina adeertaa/adeerkaayee'...I don't know, something about their reactions I enjoy seeing...
  21. Mawaxaadan horey iigu sheegin baa hada sheegi oon layaabi? Na'aaah!
  22. Kool_Kat

    Firearms

    I didn't cut it, isagaa dhuumanooyo...Sug wax yar kadib uu soo baxaa hadanaa 'BANG BANG BANG'...Ha hortaagnaan lee markuu sooboxo, yeeysan ku leefinee...
  23. This one time I was grocery shopping, all of the sudden I hear 'biiiiq, biq, biiiiiiiq'!!! AWHAT? AWHO? AWHERE? Naaga iga horeysay oo iyadana gaariga adeega jiidaneysay, not only did she dhuus, but cambuurka eeba iska sii hurguftay say dhuusada uga baxdo!!!!!!!!!!!!!!!!! W_T_F_F_F!!! Naxdintaa naxay lee, GOSH...Oh yea, and this ESL teacher from my grade 9 oo indhoyar eheed, caadi eeba la eheed...Iyadoo ku agsocoto 'biiiiiq' lee maqlee...Now I am sure some of you afka dadka indhayarta wuu nii uray like baqti, but nothing compares to dhuusadooda...
  24. Never underestimate my dear ol' JB...Never...X-Ray style aa wilibo lagaa dhexbaxaa...
  25. JB, adna waxbaa meelo kale ka aragtaa...War ilaah baa caruurta keena dheh, ma taasaa been ah? Mise ku dheh, aabe iyo hooyo baa lagdan dheela, hadaan sifiican u lagdano hooyo uur bey qaadaa! Hade hadeeynaan sifiican u lagdamina sheekada 0-0 bay ku dhamaataa...