Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
Originally posted by Cabdiyo Cabdi: Imagine going through 4-6 dumaal. Reer-ki dhanbaad dameyn brothers,cousins adeeros --eeew .I think this practice is slowly dying out. NO THANKS!!! Haduu hal dhinto, mid labaad dhinto, xaa sadax iyo afar igaarsiiyay? Cidaas dhan mar hore aan u goyn lahaa, iyaga iyo dhimashadooda...Istaqfurulah, laakiin, haduu hal walaal iga dhanto, kii i dumaalayna dhinto, kii sadaxaad maxaanba ku gaaraa, mar horaan cagaha wax ka dayi lahaa!!! Mr. Money waxaa iga su'aal ah why is it when the wife dies and the husband is a widower you don't mention how hansome he is; yet when the husband leaves behind a wife and two kids, the first thing mentioned before the kids is how she is a 'beautiful one'? :confused: N'way, this whole 'dumaal' thing is so yesterday's news...I would rather die lonely and miserable than to have my brother in-law as my new husband if uu husbandkeyga/his brother iga hor dhinto...NO WAY!!!
-
^Xashac...Uraaye waaku salaamay hee...Salaan sare wilibo...Ana makuu sheegay, anoo dhala catar wato inaa dhashay? Ka cabso, yaan kuugu bilbilin ee kaleexo catarka... Geel_Jire, xaa fahantay hee adna? Mise sida MMA aa adna u fasiratay?
-
Ar hooy yaree hee, heestaan hada ma'ehee...Waagi lagu niikin jiray, shiirkaa makuu ureyn aa u maleynaa?
-
Malika, fulay nimada daa! LOL Mugoo ani, minow wax qalad sameeyo, afka iska daa, gacantaa iga horeyso, mininkey kan ug qurxoon inaas yahay sharci aa ka yaal oo dadka qaarkood fiirsasho uyimaadaan (museum camal), sheyga ugu qurxoon inaa gashto laba cali ama caasho kama murmaan, laafyadeyda luuqa siinaay aa laga soo sheegaa, lacag la'aan iyo anigana meel ma wada galno (midkeen baa is fududeeyo)...
-
Here's one proud Ayeeyo: Insha'allah, many more successfull events coming your way ayeeyo...
-
^Xaala bukeynaa? Ani koley, ayaan horena SOL ku qoray 'ani lee ku geyn karaa' lee umaleyn jiray...As in 'i am the only one who can take you home' ...Oh well... Hayeh tana maxaawaaye micneheeda: Tubo lee la taag taag Twist lee la dheelaa Twist lee la dheelaa Baabuurka buubaayo Biyo leesrabaa..... Might not be x-rated, but hell, biyo maxaa rabo, cuz we all know gaari biyo kuma shaqeeyee? Ar ha'i dambaajinina...
-
Maryan Run, horta welcome to SOL and hope you're enjoying your time here so far... Abaayo, while the idea of sanitary pads sounds wonderful, in reality, that is the last thing women in Somalia need...I mean, unless your idea of making a deal with such company as Always and shipping the pads is for charity reasons, you might as well think of sending contact lenses and solutions! Sorry, but that's how I see it...Dad aanan ogeen where their next meal is coming from or if ey gurigooda nabad kusii daganaan doonaan ama ka qixi doonaan, the last thing on their mind is sanitary pads... From what I recall, back in the days, when Somalia was Somalia (growing up in the 80 in a household full of gabdho), those who were privileged only used feminine sanitary pads...Others just used a piece of cloth, where they used to wash it and re-use it...I can not image how they will be able to afford to buy 'suuf' in this age and time in Somalia! Again if your aim is for charity purposes, it is an action worth persuing... Good luck...
-
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: KK Isn't it ironic it is women who are decrying my peace offer to Cara. You are just jeolous. All this bashing of me is out of jelously. Ah! Women! Next week, adigaan shaqo kaa dhigan, is diyaari waa laguu fadhi waayee!! Nacalaa mukulaal ku taal!!! Shaax aan cabaayay aan isku daadin rabay qosol dartis...Walee inaa shactiroole tahay...Maansho meesha laguugu maadeystay!!! War, I say let all your little temper tantrums out...Ceebtaada ma'ah waa cadadaadee... Waa ii dhimantahay inaa arko nin kaa attention jecel, oo hadana markuu attentionkii helo cararo...Leesh? Bal iska istaag yeeysan kabaha kaa dhamaaninee...
-
^Ooyaayee, hayeh, adna kabdacas maa rabtaa in lagula dhoco? Yaa ku yiri wiil iyo ayeeydiis aala dhexgalaa? Walee inaa fara dheertahay, laakiin meeshaan gacmo dheer aala helee! Hadhow uun ha barooran!!!!!!!!!
-
Garaad-dheer :- Waa "Marwo-dumar". Waa tan ugu qiimaha badan haweenka; laga yaabo in ayan muuqaal ahaan qurux badnayn,amaba iska fool-xun,laakinse, waxay leedahay quruxda dahsoon ee Edeb,Akhlaaq, Sarriig,Xishood,Af-gaabni,Dulqaad, Qaddarinta dadka mudan iwm. Aqalkeedu waa udgoon badan yahay,waa wada goglan yahay,waxaa u sugnaaday nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hungurigaba ah. Mooral iyo Macnawi ahaanba waa ay u dhistaa ninkeeda, waana uu ku farxaa oo u soo xiisaa. waxay ka ilaalisaa erayada xun. Waxay ugu yeertaa ninkeeda:-gacaliye, macaane(macow),walaal,ina-adeer iwm. oo ka kal iyo laab ah,dano khaas ah iyo xilli goonni ahna aanan ku xirnayn. Haddii uu Ninkeedu wax-beelo(sabool noqdo), gacantiisuna ay Eber noqoto, kuma ay kurbayso wax ka baxsan awooddiisa, waxayna u guntataa ****olidda baahida iyo adeegsiga xikmad iyo Iimaan. Noocan toddobaad ayaa ah "Raalliyo" uu ninkii hela uu nasiib leeyahay. Hadaa tan camal heshiin iisoo sheega, anbo booyaaso caruurta ii koriso aan raadinaayay... Guri nadiifis waala fahmay, sariir gogol waala fahmay, cunto kari waala fahmay, anoo intaas sameeyay muuba mooral iyo macnawi dhisoow sii sugaa? Xashac!!! Bal let's saybo, mooraalkiina waan dhisay, but I'll be damned inuu isagoo gacan maran guriga iisoo galo!!! HELL TO THE BUURAHA!!!!!!!!! Gacandheer leeba iksu badalilaah...Sheekada waaba sii balaaratee, what is next inaa dharka ka badalo, una qubeeyo (well that could be arranged )...Socda dheh... Malika, hayeh tee tahay adi? Che, ayeeyadaa alla janee, war ma waxaanaa keentay? Alow yaa kab dacas kula dhicin...
-
^Mr Marax, sideebaa u rabtaa inaa madaxweyne nimu u orodo hadaadan afkeenii hooyo ku hadlin? Mise turjubaan baad keensan ood isdaba wadi?
-
^Ar shimbiroow amuuba fiican yahay! SOLoow aa la dhahaa alaabtaan... Nabad walaashiis, waalaguu faayaa...Adi see ii tahay? Sheemtan xawsagto ka lifo...Aniga am ra'kin wukaa geeshoysid, kaaliin aaw gala baayaa inee dawdaan obal gamac...Ee xawaa nufy he gamac min iyo jabaq, loooooooooooooooooooooool (try fa'niji ni'aa ku roqdid saat) ...
-
Somali's killing each other in Minnesota- gun crime
Kool_Kat replied to General Duke's topic in General
Allaha u naxariisto, samir iyo imaana ka siiyo cidiisa... For a family to go through such experience twice in this life, gosh, I don't even want to imagine...Allaha u fududeeyo... -
Originally posted by Abtigiis & Tusbax: KK Iga dhin dee, waad i eryatay in kugu filane. Mise inaan soo jiireeyo yaad rabtaa??? Soo jiireeyaa sheegtee, marsho indietro soo gasho hadaa rabtid... Koley dadkaan waakugu dheedheelooyaanee, anaa kaa naxaayee, inteysan macawista kaasii dhicin sifiican bal wax iskula har, oo xayi iska dhig...Is adadkee, oo is giiji, oo si fiican isku taag, agah!!!You over played and abused the 'victim' card looooooooooooooooooooong ago dear...Is jafjaf ee meesha ka dhaqaaq...
-
Originally posted by LayZie G.: lol@KK, what will I do without u? Ani waayaabay, qeylo iyo cabaan iyo calaacal lee maalinwalba kusoo kacaa...Kaaga daranee ilaa Suuqa Buulaxuubeey aa laga maqlaa dhawaaqiisa...Najeynaa... Mardhow waxaan ka baqaa waala i fiiriyay inuu lasoo istaago...
-
Ayeeydey baa aduunka waxey ugu jecleed iney dhahdo "Nin aduun saaranoow, maxaa aragti kuu dambayso"... Just when I thought A&T can not embarras himself, sidii seef buu wax kale meel kala soo boodaa! War ninkan inuu is ceebeyo wuuba dhameeyee, meesha meysan joogin wax yaqaanoo isdaji ku dhoho...Hada sheekada in lagu shactireysto beyba mareysa... :eek: Toloow hadana ma password baa laga xaday? Koley yaabay anigu!
-
Originally posted by Paragon: ^ What's BRATZ? I know doll.
-
Originally posted by peacenow: What I refer to is the name of the country, it's symbols, the name of the capital, the flag. Say all the above is done, what do we do about the people? Change them too? Or they will automatically change once the names, symbols and flag are changed? We, as people, need to change our ways...It is 'us' who made Soomaalia what it is today...Soomaaliya waxba ma galabsan, dadkeedii baa inkaar heysataa!!! History can not be erased/changed, as much as we might want it to at times...
-
^Ani ayeeyo lee ahay, dhinaca kale xaa ku qasan? Adeer Yeey SriLankans buu waa daris la'ahaa...
-
Duceysane, waa waagaan gabadha yar ahaa oo 40meeyada ku dhex shabaaxaayay...
-
^Yaaku yiri? Ani German iyo Nigerian ee dadkeyga kasoo farcameen aan umaleeyaa...The fact inaa Talyaaniga transit ku ahaana makes me somewhat of an Italian...Kuna dar, the years my dad studied in Cuba...And let's not forget, living in Canada for 18yrs makes me Canadian too... So I am Gernigtalcubcan aan ahay, thank you very much? Adi maxaa tahay hee Che?
-
Ee yaa Soomaali eh hee marka?
-
Originally posted by money: laga-roone(fag)in Har Gay see? as UN goodwill ambassador? Hoognayeey! ba'nayeey! that is what my grand-mother would have said .... who is next? madam Elton John? the UN as an organization is just BS! maxaa Qaniisiinta loo geeynaa meeshaas? 'Balo, balo, balaa ka dhacday meesha?' bay aniguna Ayeeydey dhihi leheed... Inaba caadi ma'ihid yaa Money...
-
^Hade balaayada yeysan ku lagdin adi...Hana joojin ilaa aad lugaha ka xidho...
-
Originally posted by -MARX-: I can’t add anymore as our manifesto is highly classified and cannot be disseminated until early next year (according to the national electoral commission). However I can assure you that we have a simple plan to ensure that Somalia rapidly progresses from its current situation. We have reached the lowest abyss of governance and the only way is up. This is a classic of my 'looooooooooooooooooool, kix kix kix, kux kux kux, kax kax kax, dhintay oo manooli, beerka iyo bogaa idilaaciraba, ilin baa iga qubaneyso'... I'll be back to comment on the topic, let me finish my beerdilaac iyo kilyo xanuun...
-
Popular Contributors