Kool_Kat
Nomads-
Content Count
6,417 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Kool_Kat
-
^Hakala reebin warkee soo daa, maxaad qastay?
-
^Shisheeye leeba isoo jiito waligeey, ilaah amarkiis... Jacpher, ee maantoo dhan yaa ku jiri karo: "Boowe weesada aan kuu sii diyaariyo" "Baaye wacad allaandan ii keceyn, anaa doonanaya" "Boowe ma anoo joogaad kacdaa?" "Baaye ma adaan ku adeejiyaa?" "Boowe!" "Baaye!" "Boowe!" "Baaye!" Duhur socoy, Casar yimid oo bax, Maqrib tag, Cisho...Ee bas hee marka, maxaaba haray meesha? Taasoo joogto ah wareer waaye!
-
Jacpher;725109 wrote: ^adiga wiilasha tolka waad burisay. Dambiileey waaxid :mad: Guilty! Wax ila taliyo sidaanoo kale maan heysan, wadnaheyga dhag-tiisa uun baan raacay...Maanta soo boqortooya kama soo jeedeen hadaan ina'adeerkeey raaci lahaa? Ps, waxaanba u maleynaa ina'adeerkeey iyo ani intaan isku suurooneyno inuu waqti dhamaan lahaa!
-
Shisheeye, sokeeye! Somali, non-Somali! Live-in boy/girlfriend, live-out husband/wife! Who cares, so long as you ain't batting for the same team, dhib majiro... War iga jeesta ha'i cuninee! Waa weey jirtay aan waxaa ka fikiri lahaa ama micno ku dhignaan leheed, laakiin as of late, qabiil should the least of our worries markuu guur yimaado...Nin aduun saaranoow maxaa aragti kuu laaban baa horay loo yiri...
-
nuune;724676 wrote: It depends what angle you looking at, if the angle is wide enough to fit circulation boasts, then things are indeed wide enough, if the angle is tight but expands, then I assume you are on the right horizon for a longer period of extraterrestrial seduction mood. Subxaanalaah, saan uqoslay waxaad moodaa xabsiga ooyinta in la'iga soo fasaxay! LOL!!! Ilaahoow nacafi...
-
The Zack;723901 wrote: ^As always afkaaga caano dhay ah lagu qabay or ice cream. Though Aaliyah is an expert on a lot of things, she is naive on the issues like marriage lol. She never tried one. LOL @She never tried one...Cambuur miyaa sheekada? Aaliyah, although I don't agree with what/how many parents back in Africa marry off thier young daughters, I stopped long ago to judge them...Qofka markuu wax sidaa oo kale ah ku kacayo, in most cases, it isn't something inteey hal maalin iska soo keceey is dheheen "bal let me find an almost pensioner () for my young daughter"! I just don't think that's the case...Hooyo kasto wey jeceshahay gabadheeda ama wiilkeeda inuu noqda kuwa dadka ugu sareeyay, noloshana meel dheer ama heer sare ka gaara...Laakiin aduunka sidaa uma shaqeeyo... Ps, in Canada the earliest one can retire is at 50 (I think)...Dee walaalo, nin inta shaqeysta ilaa heer uu such a young age retirement gala intee laga helaa...Kasoo kale "alle kusii" baa la dhahaa...Teeda kale, I am a true believer of "nin ku dhali karaa ku dhaqda"...Ku yaroo isagaba nolosha ku cusubtahay wax uu sheegi karaaba iska yar...
-
Aaliyah, don't judge these mothers unless you're in their shoes or have experienced their hardships! (Ilaahayna kuuguma keeno) As a mother, I can only imagine what would make a mother want to marry her daughter off to a total stranger who's thousands of miles away...It is hearbreaking! Ilaahoow usahal dadkeena... In a way, she's luckier than many who have nothing and nobody...At least now her family will be provided for...How would she have studies at local university if her family does not have much? Gabadha wey riyooneysaa...She at least now has her meal ticket (as I like to say)...And if her husband brings her to Canada, like Zack said, it is a win win situation...She is only 19, even after then years she can still study! Ps, 46 year old man is NOT old! He is at his prime, maxaa ka hadloysaa gabar?
-
^Malika, unfortunately with me is it the other way around! I hate when they jokingly say 'the milk man'! WTF...Shidh like that ain't a joke, but they don't see how they're disrespect me and most of all my mom... Taleexi, waa maxay yeeysan uuraysantaa sheegeyso? Hadaad mid madow rabto, waa inaad ku boobsiisaa siduu midabkeeda saxda ah usoo baxo nooh! Istaaqfurulaah.
-
Walaalo, CAKE-ga ma Faheema ula jeedaa?
-
Dee madoownaanta wexey soo bixi markaad uur yeelato, bal mid cad isku sii qabooji! I swear, it is scary, to say the least, when you see someone as light as the next Erica or Jane, and once she's pregnant out comes Lakeisha or Shanekqua! Yikes!!!!!!!!
-
Showqi, dee garan maayo kuwa aan ka booday walaalo... Ps, ayaamahaan kalmada "walaalo" aa igu cusub, I'm trying to make it part of my everyday use ha'ila yaabin marka walaalo...
-
^Kor ka faanto hoosta kooko! Are there any dark Somali women out there nowadays? Waa horaa iigu dambeysay gabar madow oo Soomaali ah inaan arko...Wax beey walaaqdaan badankood, kuweenii cadaanta ku dhashay beey jiiro aangolo nagu qariyeen...Cadeey boolo la'idhoho goormaa iigu dambeysay, show magaaladii baa wada cadee! :mad:
-
Pathetic Koonfurians - Xaaji Xunjuf Qardho - S*S Salaam - Aaliyah Stuff and Nonsense - NG Bajaq - my fav SOLer TUUJIYE Somaliland way duushay - my fav Slander JB Wah - no comment Feedh iyo Laad Bacaac - JB A Community that loves media attention and scandal! things are going to get worst Boom Boom Jinni - my fav SOL jinni doone Nuune Mac Mac kor iyo side ways - Ms Moons? Cake Juxa and Co Illaahay amarkiis wiilwaal Go'do - ? Qashin - I want to say Tuujiye again Irsaaqada Subixii hore baa la qeybiyaa Widaay or Widaayoow - ? Kismayo - SOL's sixiroole (and I am saying this with love of course) BOB Government of Bladland - Polanyi
-
Taakadaan madaxa ku xiran lahaa xataa waa ii diyaarsantahay habeenkaas, insha'allah! Every time I see Saado the song "meel libaax soo galay lo' majoogeysee" comes to mind...I did truly witnessed it at a wedding where Saado was a surprise guest, not too long ago...It just so happened a lady who sang/did a jawaab song to one of Saado's controversial songs about SL was also a guest at the wedding...Long story short, naagta wexey rabtay iney is waasho...Sida meesha looga saaray, for a quick second I thought meesha iney AlShabaab soo galeen...It was a "WHO, WHAT, WHERE, WHEN, HOW!" moment... Ina Cali Warsame ROCKS! MANSHA'ALLAH!!! She is an ICON!!!
-
So much for their celebration for tomorrow, the 20th anniversary of their independence from Somalia! GD, ina'adeer waan shakiyay, the SOMALIA sign on the table looks a bit shady! Amaad adiga wax ka jartay ama ku dartay?
-
Tuug laqabtay talo maleh!!! Viva SOMALIA! Maah maahdii "hadii ladhimanaayo dhareerka waa la'iska duwaa" kuwaan mayaqaanaan ee dhaafa! After all these years of 'wey duushay' 'idiinma baahnin' 'la idinma fadhiisaneyno', after all that, masaan baa u dambaysay? SMH while
-
The Zack;718212 wrote: Gas prices are actually coming down these days. We shall see how cheap they can be. Maxaa tiri? Prices are coming down? Not in my neck of the woods! Matter of fact, prices went up again overnight, it is now $1.41+ per liter... Thank God I don't have to drive my daughter to school every morning and pick her up, and my work is less than three minute drive...Which I can probably just walk to/from work, but I would hate to put all that mileage on my pretty feet!
-
Gas prices jumped nearly .06 cents overnight! WTH!!! It is nearly $1.4/liter this morning... I'm slowly starting to regret upgrading to a SUV! Labo jiiro kadib, gas baabah...
-
The Zack;715799 wrote: When two presidents of two nations meet, the flags of both countries are displayed. Now, since Mr. Siilaanyo was not (obviously) allowed to show the clan flag, Waagacusb did it for him. They showed his country's flag. Aniguba waan is lahaa cida calankoodii mee? Ishaad ka tuurtay...
-
Mushmacquul!
-
Samonia, no you will not! It was boring and plain...Worst, the bride and groom didn't look happy at all...Well at least from the little bit I've watched... On a lighter note, I watched some of it with my five year old while she got ready for school this morning, she now wants a princess' wedding when she's older, but doesn't want that prince "Billiam" (as Nuune would say)! Allow Alle... Jimco wanaagsan.
-
^ NGONGE;715332 wrote: ^^ I thought this was a general topic and had no idea that it relates to previous disagreements elsewhere ninyaho. I second that! I didn't see tan la'isku dhigay in another thread til late yesterday...Iniga sheekada iyadoo aan dhiiqoobin baan ogaa...
-
Gheele, nabad waxaan eheen ma sheegin eedo...Sidee ii tahay adigana? Kuwa la jilciyay kuma jirtid baan filayaa? Anigu waan joogaa ee meeshaan baa waxba kasocon...Liifad maan gaabininee, I'm too busy following Obama iyo Trump tan kala heysata...looooool Iska dhiciya hablaha, sanadkan kuwa jira lagdinteey ka helaan baa xan igu soo gaartaay! La lagdama tii idinka soo dacwootana aniga iisoo sheega...
-
Popular Contributors