Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW, lol
  2. Nuune alla islaan dheexaa oo migis qabta intaa dhakhtar u gaysa aad dhihi lahayd waraabaa qaniinay, alla adigaa, turjubaan nimadaadu waa heer sare sxb.......Lol Waa lagaa qeyliyay.. :mad: Go figure
  3. Tahliil walaal I agree with you. Iam us citizen but i really don't care who wins come November. It makes no difference who wins, and iam not going to vote eather one them. Go figure
  4. Ka jilcin ama u jilcin iga dheh, nuune gaaboow gaduudoow...............Lol Go figure
  5. Tribalism is not even an issue in my daily life, i don't really care, as long as you are Muslim, that is all matters to me, and if u are Somali kaba sii fiican............. Wabillaahi Towfiiq:
  6. Ayaa oga dhimanaayo kan qaxooti waaye.......Lol Go figure
  7. Dhinac kasta walaalkiis, annagu la'aanteen bulshadaba waxba ma qabateen.........Lol nuune walaalo sidaa ma u ogtahay huunno...... Go figure
  8. Oh thanks nuune you noticed huh............Lol (Very creative, iga dheh) Go figure
  9. Waraa Garab nin fiican aa iska dhigee miyaa Geedow adoo Gafuur weyn. Marabo in aan caayda kaa badiyo maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in aad fiicnaato. Go fiigure
  10. Gabdhaha waa loo cudeeyaan, Wiilashana.........Lol Raula sxbtey Raaxeyso oo Roob hakuu da'o Raaxey sidii Reexaantiin Run sheeg Raxmad hel Raxmaanka hakuu Raxmadeeyee Ruclee Raaxa ku nooloow. Go figure
  11. Garab Tuujiye lagaa Tuuji oo Tuugso adoo Tuurweyn Turturoo oo ha Tiirsan Towxiidka Tiirkadhigo Taakulo Waa sidii oday Tusbax dheer oo Tartiibsahaayo. Go figure
  12. "we just lazy bunch of fellas." u r right nuune dhinac kastaba waxaad ka tihiin Lazy. Go figure
  13. Golden Girl sis, Allaah only knows, but this is how the Article was written when i saw it, so Allaah only knows. And I haven't hear that Somalian dude ur talking about, Islam religion is not a joke, u can just convert to Christianity, and then convert back to Islam, so, wow, Allaah guide us on the right Path sis........ Wabillaahi Towfooq:
  14. nuune Jacylabaro idinkaa mudan 100% Wabillaahi Towfiiq:
  15. raula ma nooshahay sxbtey? Go figure
  16. Qaacqac Qandha ku dishay ma ku dhahaa Qombob oo Qalooco ma ku dhahaa Qandho Qaab daran sidii Quraanjo Qaanjeer ku taalo Qaxootiyada ka Qaraabato. Qanjahiisa aa u moodid Qamarji Qamoow Qashiir Qabo Qaabkiisa aa u moodo Quruwaale Qaawanoo Qanjicil galay. Qoortiisa aa u moodo Qaraxeey-miinshaar oo Qumanaheedi Qal-Qalooc u galay. Qob moos oo Qalalay ku Qufac ma ku dhahaa mise waa kaa daayaa.
  17. WHY?????????????????????????????????? Lol Go figure
  18. RRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRRightttttttt. Lol Go figure
  19. Nur sxb excellent posting, by the way, iam writing a paper about "How the Western (Human Rights) misunderstand and misinterprepret the principles of Islam religion, and how the religion gives rights to women?" For my Global Studies Class or International Relations, as some pple call it. Wabillaahi Towfiiq:
  20. Wiilo

    Jeopardy

    Sxb it is about Some Somali ppl living in Dhadhaab Refugee Camp. Oh, by the way, i can tell u where to find this book, if u are interested in.......... Qacqaac sxb do u actually read books? Wow, i didn't know...............Lol Go figure
  21. Wiilo

    NFL

    Qacqaac that explains where u are sxb, did u just say that? There have been a rivalry btw the Vikis and Greanbay, may be u don't watch, may be u are kind of ppl that likes to talk about NFL but don't actually watch the game, or don't fellow the history of the teams amd the NFL sxb..Lol wax badan aa kuu dhiman in that department sxb Go figure
  22. And the piont is? Qacqaac Go figure
  23. Qaacqac Ilkaha ka jab maku dhahaa balaayayow Qaaca badan leh sidii Qorya la shiday Qarax q****** waynow Qamuunsanow Qaaxa weynow Qub & Qac Qaamoow Qankiish hala gaa gubee Qalooco Quraanka hala guugu Qaadee Qabowso Quraansho Qabow Qaniin Qorweytaalana ku Qandiirso Qudbadda haku Qabatee adoo Qanshiir weyn Qaacqac. Go figure
  24. Yep bal fiiriya waxa ku dhacay, of course asigaa dhaafi waayay dhibka............Lol Go figure
  25. Waraa Qaacqac what is ur problem? sxb, rudy iyo aniga aa rabtaa inaad madaxa isku keyn galiso miyaa, but at least waaku dhaamaa rudy........Lol Go figure