Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. Fidrada Sida Loo Bixin Lahaa Fidrada macnaheeda: Waa sadaqo labixiyo soonka markii la furo Qaybta: 8aad ee Taxanaha Ramadaanka Fidrada waajibnimadeeda waxa cadayn u ah Ibanu cabaas wuxuu yiri (alaha ka raali noqdo)nabiga CSW wuxuu nagu waajibiyay fidrada wuxuuna yiri waxay daahirinaysaa qofki soomanaa qaladyadi ka dhacay sida hadaladii macna la'aanta ahaa iyo caayda iyo wixii la mid ah.(1) Waqtiga ay waajibto iyo qofka ay ku waajibto Waxay wajibtaa maalinka ugu danbeeyo bisha soon,(2) (asxaabta rasuulka SCW waxaa ka sugnaatay inay bixiyeen maalin ama laba maalmood ka hor maalinka ciida ah,(3) waxaa ugu danbaysa bixinteeda marka salada ciida lagalo),waxay ku waajibtaa qofkasta oo muslim ah oo haysta wuxuu cuno asaga iyo dadka uu masuulka kayahay maalinka ciida ah iyo habeenkeeda wax ka dheeraad ah.(4) Cabirka labixinayo iyo noocyada lagu bixinayo Abii saciidul khudri alaha ka raali noqdee wuxuu yiri waxaanu ahayn kuwa bixiya xiligi nabiga SCW (saac oo raashin ah)(5) saacu wuxuu u dhigmaa labo kiilo iyo afartan garaam, cuntada la bixinayo waa cuntada dadka badankii cunaan sida bariiska, baastada, burka, sonkorta, qamadiga…. i.w.m.(6) Nabiga SCW iyo asxaabtiisa alaha ka raali noqdee kama sugnaanin inay lacag ku bixiyeen taa macnaheeda wuxuu yahay lacag laguma bixin karo, laakiin lacagta aad ku bixiseen waa in raashin loogu gadaa masaakiinta, ee aanan lagu siin lacag cadaan ah. Yaa la siinayaa Qofkasta oo miskiin ah iyo todobada kale ee ay aayda sheegtay,(7) waxaan ajar badan, oo waliba afdal ah inaad siiso masaakiinta magaalada kula joogo,(8) miskiinka waa qofkasta oo wixiisa aysan ku filnayn. See loo bixinayaa Qofkasta inuu raadiyo miskiinka(9) 1 ehelkiisa. 2 dariskiisa. 3 qofkasta oo muslima ah. Wabillaahi Towfiiq:
  2. Wiilo

    Jeopardy

    Magaciisa waxaa la oran jiran nin kaa(Ubay ibnu khalaf) waana ninkii keli ahaa ee Rasuulku (SCW) gacatiisa ku diley. Q: Isla Dagaalkii Uxud, waxaad sheegtaan 9kii nin ee Rasuulka (CSW)ilaalinaayay markii ay 7 shahiideen, ladii kasoo hartay, magacyadooda. Wabillaahi Towfiiq:
  3. it is all good brotha Go figure
  4. Well, i said Allamdulilaah every day that we have such transportation system that works for ppl like me. Although, i walk to school most of time, but then the buses are conv't when i'm running late for class. Allamdullilaah. Fiance' my dear, although, i have never been to ATL, but i heard that the transportation there aren't that much, compare to where i live. most ppl have cars there. Everyone drives to schol, and work, is that true? Wabillaahi Towfiiq:
  5. Walaal Jecaylbaro, aniga maba cabo Coffee, waan necbahay ilaahay amarkiis, balse shaax ii sheeg, kaa la'aantiis ma joogirkaro, waan inaan cabaa ugu yaraan 4-5 koob shaax ah a day........Waa sharci.........Lol Go figure
  6. "wiilo if your school is close enough consider it an exercise but i ain't walking no 35km" Walaalo it is more than that 35km. Lol Go figure
  7. LuCkY STaRR my dear i will vote for someone whoever that someone might be, anywayz, waa inoo Talaadada iyo voting ka...............Lol Go figure
  8. Well, dadka isku mid ma'ahan, dad buu hurda la'aan ku ridaa, dadna kalama jecla oo hurdadooda wax is badal ah kuma sameeyo. Marka u might be one of those ppl brotha.........Lol Go figure
  9. Wiilo

    Jeopardy

    Nope, Nope, Nope, my dear try agian, that is not him. Let me make u guys easy. The person who actually killed him, was someone very very especial. Wabillaahi Towfiiq:
  10. coffee r u kidding me, waa lagu duqoobaa aa layi then waan kacabsaday...........Lol Go figure
  11. Originally posted by Garab Tuujiye: KooL KAT waan isku leenahay macna malaha. Waraa Nuune waxaa maqlay waa guur sanee run miyaa!!!!!!OOOOOOOOOO guuuuuuuuriyo sxbkeeeeeeeeeee...Inta bajaq aad gabasaar ka daftay, finaly mid ganbada dhinacakale makaagala dhagtay..Duwco aan kuu soo maraa boolo..ilaaaheeeeeeeeeeeeeeeeeey amuuuuuuuuuuuuuuuuuurkeeeeeeena nooooooyeeeeeeeeeeeel..Aaaaaaaamino!!!!!! nuune yaa waa leyska qarsanaa miyaa (if it is true) According to Garab Tuujiye waxaan maqlay inaad guursaneyso, run miyaa, and if it is indeed true, well then, Congrats my dear, Allaah Qeyr kaaga dhigo..........Aamiin Aamiin......... Wabillaahi Towfiiq: wareer badanaa!!
  12. Originally posted by Garab Tuujiye: Filinkii Cilmi iyo caado aaba naga kor alifatenee... wareer badanaa!! Garab Maxaa xusuus aanba ku galiyee maxaad rabtaa waa u baahantahay inaad xusuusato Ruwaayadii or Filinkii Cilmi iyo Caado. Dhagaha ka nuurso sxb. Go figure
  13. Garab Tuujiye, aniga iyo Besbaaso aad rabtaa inaad isku keen dirto miyaa. Heehaadka ey kaa tahay taas, adigoo u eg Qaxooti Qamadi waayay. Bax Baqeelyahow.............Lol Go figure
  14. Hasma walaal waan filaayay inaad ka xumaaneyn intaa, balse, i had to make sure b4 i say somethi about u, aniga nafteyta "Waayeel" aan ahay. I have retired long time, "Senior-Citizen" just chatting with young Sol guys. Go figure
  15. Wiilo

    NFL

    They always beat the crab out of the Vikings. Go figure
  16. Hasna Waayeel, Waayo Waayo kulahaa, waraa adiga qarniyahii hore aa kahartay miyaa?.....Lol Waa iga kaftan walaashay ee ha iga xumaan, allright :rolleyes: Go figure
  17. Qac qaac walaalkiis waad ogtahay inaan damacsaneyn inaan kaa xanaajiyo marnaba.......so come on, be cool...........Lol Wabillaahi Towfiiq:
  18. Wiilo

    Jeopardy

    Walaalkiis sida aan ognahayba Maalintaa ee dagaalkii Uxud waxaa qeyb Libaax ka qaatay gabdho Muslimiin ah oo fara badan. Mar labaad ayaan aqriyay Qisadii dagaalkii Uxud balse, waxaan kala garan waayay in ay adeyd gabadhii la oran jiran (Ummu Cammaara) iyo in kale, balse haddii aan qaldanahay i sax walaalkiis. Q: Waxaad sheegtaan nin ka mid ahaa dadkii Makka u dhibi jiray Rasuulka(CSW)magaciisa, iyo waliba qofkii diley ninkaas ee ku dilay dagaal Uxud? Magaciisa iyo qofka diley. Wabillaahi Towfiiq:
  19. Good question Qac qaac Looooooool@ Besbaaso........ Go figure
  20. "Galaxy far far Away" of course, besides why are u bring this issue? It is over. I said I was sorry, and my sista undersood my mistake. Ok.........Lol@ Qac qaac ...... Go figure
  21. Wiilo

    NFL

    Yeaaah, my Eagles won, they are 7-0 wow.......... Congtas to the Eagles....... Go figure
  22. U know my dear inaan xumaan kuu quurin, ur the best bro...........Enjoy ur Ramadaan walaalkiis. Wabillaahi Towfiiq:
  23. R u sure about ur healthy Looooooooool Go figure
  24. Wiilo

    NFL

    I hate the stubidh Gaints........They beat my Viks I hope my Eagles win today. Go figure