
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Oo maxaad u waydiinaysay dee marka :confused:
-
Waan gartay J'baro,, dee marka waxaan u baahantihiin inaad yeelataan urur ardayayd oo isku xiran ninyahow.....
-
wiilo wilka u raxariiso!! sidhey waaye macaanta!! dont be shady lady!! lol... Naxariista aad sheegayso waa maxay rudy :confused:
-
cunid aan idinka soo hartay maad ii sheegtaan Kushneeto waxaa la dhahaa alwaaxyo iyo sedax lugood oo lagu xidho markaasna dusha ayaa laga fuulaa oo laysku riixaa,,,,,,
-
My prediction is philly by 10 points We will see who wins though I like to see my Eagals go all the way,,,,,,,,
-
Let's just say that I'm 100% Somali Maryoolay, reer xamar # uno,,,,,, Go figure:...............
-
Asalaama Calaykum Warahma Caaqil walaalkiis aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay qoraalkaagan ee aad sida wacan u soo qortay. Waxaa maalintii Jimcaha ahayd lagu soo gabagabeeyay shir ay soo diyaariyayn ururka dhalinyarada Soomaaliyayd ee gobolka Minnesota ama loo yaqaan (MSSU) Minnesota Somali Student Union. Shirkani oo looga hadlayay Jaadka (Khaadka) iyo dhibka uu uleeyahay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool gobolka Minnesota. Waxay Ururku ardayda ku casuumayn wadaadada gobolka iyo aqoon yahanno Soomaaliyeed, waxaa aqoon yahannadaas ka mid ahaa Professor Warfaa oo dagan gobolka Utah isla markaana ah professor wax ka dhiga gobolkaas uu dagan yahay. Wax yaabaha looga hadlay shirka waxaa ka mid ahaa in uu khaadku yahay xaaraan iyo waliba dhibkiisa sida uu u saameeyay Soomaalida ku dhaqan waqooyiga Ameerika. Professor Warfaa oo mudo badan ku sameeyay cilmi baaris khaadka iyo wax yeeladiisa ayaa sheegay in uu khaadku yahay maandooriye isla markaana leeyay dhibaatooyin fara badan dhaliyane furriinka joogta ah qoosaska Soomaaliyeed. Sida la ogsoon yahay gobolka Minnesota waxaa ka dhacday in gabar Soomaaliyeed lagu dilay muddo aan sidaa u dheereen ayada oo joogta gurigeeda khaad daraadiis. wali kama ay dhicin in laysku dilo Khaad balse hadda dhibka uu ku hayo bulshada Soomaaliyeed ay marayso dhil, dhac iyo furriin fara badan, caruurtii oo u cilicda aaba la'aan, hooyadii oo ku dhibtoota korinta caruurta iyo waliba masruufidooda. Ugu dambayn shirku waxaa lagu soo gaba gabeeyay in uu Khaadku yahay xaaraan isla markaana xaalku yahay in layska daayo cuniddiisa, dadka aan cuninna ay isku dayaan in ay ka waaniyaan dadka walaalahood ah oo cuna. Waxaan Allaah ka rajaynayaa inuu ummadda Soomaaliyeed dhibka ka saaro ayna gartaan wixii markaas dani ugu jirto wixii xunna ay ka dheeraadaan Aamiin Aamiin. Wabillaah:.......
-
Caaqil The somali tribe never fullfilled a function as may purport it did. It brought us harm, hatred and limited our capacity to develop as people and nation. If anything, it has brought us distruction. Caaqil walaal I agree with you totally,,,,,,,
-
Doodii miyay dhamaatay :confused:
-
Sheekadu ma heesay isku badashay :confused:
-
"Kushneeto" waxaa la dhahaa jokoleetada nooc ka mid ah oo aad iyo aad u macaan Waraada idinka waan idinka Qayliyay nooh, kushneeto ma kasaysiin miyaa :confused: Cajaa'ib sheeqow, idhaha marka Xamar aan ka imaanay :rolleyes: Go figure:...................
-
Can u grantee my safety when u choke again in the lambo field? Watever i want to say playmaker said it sxb,,,,,, who is laughing now Go figure:.............
-
Wilo how cheap? not even bag of dorittos.. Playmaker sxb r u kiddin me, as much as I want to watch those Vikis, but then I do not want to spend any dollar of mine, na wat I mean, besides, they might not win the game
-
Honestly I think that this issue is very interesting to debate about,,,,,, There are an estimated three hundred thousand child soldiers around the world. Every year the number grows as more children are recruited for use in active combat. As the civil war broke in our country the use of child soldiers became normal, So Nomads what is your take on this? Waan garan karnaa sababaha balse maxay idinla tahay arintan, sida aan oga bixi karno arintan ayada ah, iyo waliba dhaawaca dambe ay ku yeelan karto caruurtan aayatiinkooda ama mustaqbalkooda dambe? Wabillaah:.........
-
raula ma iska imaadaa anigoo wax wadin :confused:
-
Simply the Best qeexdeen? waaw af soomaali weyn...yaaku soo baray Macaanto armaa adiga kaa badiyaa Af-Soomaaliga :confused: Waan isku dayaa inaan aqaan Af-Soomaaliga waana isticmaalaa erayo waaweyn,,,,,,, Go figure:................
-
The use of children as soldiers has been universally condemned as abhorrent and unacceptable. Yet over the last ten years hundreds of thousands of children have fought and died in conflicts around the world. Children involved in armed conflict are frequently killed or injured during combat or while carrying out other tasks. They are forced to engage in hazardous activities such as laying mines or explosives, as well as using weapons. Child soldiers are usually forced to live under harsh conditions with insufficient food and little or no access to healthcare. They are almost always treated brutally, subjected to beatings and humiliating treatment. Punishments for mistakes or desertion are often very severe. Girl soldiers are particularly at risk of rape, sexual harassment and abuse as well as being involved in combat and other tasks.
-
Yes I think, but what do you mean by choose to be pragnant? We should distinguish those who choose to be pragnant (As u put it) while they were married and those who have fallen pragnant by accident (As u put it again) while they were unmarred, but the question is that how should we know or even differentiate among them? And what different does it make to distinguish? Am I making sense? 'cause I seemed to be confused little bit here,,,,,,, Go figure:..............
-
Haye,,,, War heedhe J'baro aniga waanba kaa yaabee ma runbaa in hadda ka hor dabajaclooc uu ku sigay adigoo "Kushneeto" liigaya
-
Ok waan idin gartay labadiina anigana waan idinka aqristay dhammaan sida aad u qeexdeen idin koo waliba mahadsan,,,,,
-
Simply the Best macaanto sheekada inama aysan siin wax war bixin ah oo quseeya ilmaha Aabahood balse waxaan filayaa gabadhu inay tahay single mother mana garanayo sababta looga qaatay caruurteeda. Waa run ma'ahan inay harsato ilaa iyo intay ilmaheeda ka soo helayso oo wax walba oo ay ahaato waa inay raadisaa caruurteeda. Waxaan u rajaynayaa in uu Allaah oga soo celiyo caruurteeda.
-
-
macaanto waan ku fahmay and maadaama aan aniga halkaas joogin mana garankaro wax dhacay marka si kastaba ha'ahaateen raali iyo nus,,,,,,,
-
Waraada idin waxaad ka hadlaysaan subak how about siliid cadaydii iyo canjeeradii subax kasta lagu quraacan jiray I bet raula ma uusan soo marid jaaniskaas oo ayada waxay ku soo kortay "Mukaati iyo Buluubaan" Go figure:..........b]