
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
U know what! aniga runtii dadka xanaaqo easily ma ihi haddana ma ihi dadka qaata erayada xun xun oo lagama yaabo inaan qof hadal xun ka qaado waan garanayay damacaada balse waxaan ku tusayay inaan iska kaa celinkaro haddii aan u baahdo waad i garatay baa filaa.
-
wiilo shukaansi baasaboorkiisa aan ku siiyay Wiil_duco sxb waad mahadsantahay balse hal mid ayaa ilowday J'baro oo jooga see shaqadiisa ii siinnee sxb waxaaba jooga Macalinka dhan ee loogu yimaado arimahaan oo dhan. J'baro sxb see waaye adiga oo jooga maa shaqadaada i siinee but hay if y'all vote and decide to nominate me as an wasiirka arimaha jaceelka iyo shukaansiga aniga ma diidaayo and j'baro marka aan noqoto madaxwayne make sure inaad Jago i siiso. U better Go figure:..........
-
Hell no :mad: What are u talking about? Hay don't try inaad meel iiga dhacdo ok :rolleyes:
-
Waan ku fahmay sxb u r trying inaad i fugayso balse waan kaa diiday taa. I'm gonna be around for a while so don't hate bro the girl loves her Sol brothers and sisers.
-
Oh boy am I glad to see you too (Tuujiye and Qac Qaac) where have u too been :confused: just wondering really, welcome back though Swedish clean teeth campaigners to host Valentine's Day smoochathon Mon Jan 24, 4:23 PM ET Health - AFP STOCKHOLM (AFP) - Sweden's state-run pharmacy chain said it would host an attempt to break the world record for the longest kiss as part of a campaign to improve dental hygiene. US couple Louisa Almedovar and Rich Langley have held the record for the longest smooch -- 30 hours, 59 minutes and 27 seconds -- since December 5, 2001. The Swedish kissathon will take place on Valentine's Day (news - web sites), February 14, and will be broadcast live on the website of Apotheket, company spokesman Andreas Rosenlund told AFP. The selected couple will undergo rigorous training ahead of D-day, including following a healthy diet, brushing their teeth under medical surveillance and learning to use different types of dental floss. Apoteket points out that a peck on the cheek demands the use of 12 facial muscles while a French kiss sets 34 different facial muscles in action. During an open-mouthed kiss, two individuals on average exchange 40,000 parasites, 250 different types of bacteria, along with varying amounts of salt, fat, protein and other organic substances, according to Apoteket. Since a kissing couple also burns about four calories per minute, the Swedish pair should burn at least 7,436 calories if they want to break the world record. Very bizarre story huh :rolleyes:
-
Oh u want get rid of me huh :confused: Xaasid baa tahay I didn't know inaad sidaa ii necebtahay sxb(kaftan) wali waan soo indha buuranahay Go figure:.............
-
I have seen two epidoses of Desperate Housewifes but I dont think its good as they were making it, however the show get a lot of recognitions. as far as the awards go. Best TV comedy actress winner Teri Hatcher . And best new show. Its not really that bad its just one of those kind of good shows.
-
Hasna dear ur Somali is good, don't worry about it really. Wabillaah:...........
-
Although I didn't know the brother that much but I used to read this threads sometimes and he was honest about this views. I'm deeply sadden about this really.
-
"if u wanna know for sure that guys' life is not easier, why not ask our tomboy in SOL, WIILO u are right its not easy
-
Newspaper Sacks Reporter Over Fake Yahoo Baby BUCHAREST, Romania (Reuters) - A Romanian tabloid said on Monday it had fired a reporter for making up a story about a couple who named their son Yahoo as a sign of gratitude for meeting over the Internet. Bucharest daily Libertatea published a story this month saying two Romanians had named their baby for the popular Web site and printed a picture of his birth certificate. The news was published internationally, including by Reuters. "It was the reporter's child's birth certificate, which he modified," said Simona Ionescu, Libertatea's deputy editor-in-chief. "We fired him." She said Ion Garnod, who had worked for the paper for several years, had admitted inventing the story to look good. "If it were real, it would have been a good story indeed," Ionescu said. Garnod was not available for comment. Oddly Enough huh :confused:
-
Honestly nothing now. It was only a simply Q sxb but u made it hard. I asked where u were born in is that a problem? sxb
-
Waraa orgilaqe idhaaf aan ku dhahay hadda rabtaa miyaa ragaas inaad gurigayga ii ku keento. waa inaan raasadaa bodyguards i ilaaliya hadh iyo habeen.
-
On the expense of my head huh :confused: raali iyo nus again. Ayagaa shaqo isku leh ulahooda hala tageyn
-
Orgilaqe sxb su'aal dambe oo ku saabsan meesha aad ku dhalatay kuma waydiinaayi maxaa yeelay adiga magac baad ii sheegtay balse waan kula garan waaye markii aan kaa codsaday inaad ii qeexdo magacii lee igu soo celisay marka war maan wadaynaahee sxb waad ujeedaa in is fahan meesha yimid and u are not willing to explain little bit more on where u were born in :rolleyes: Marka walaalkiis sidaa ha inoo ahaato dee. Go figure:...........
-
That is funny but aint going such place man, bud kulahaa waxaanba u maleeyay for a second in maxada laygu dhuftay Raali iyo Nus ayay iga ahaanayaan ragaas. Go figure:............
-
Hay no more Qs from me
-
Thank Allaah then Inaan ku noolayn meeshaa sidaas ah :rolleyes: Go figure:...............
-
ORGILAQE sxb shukaansiga dagaalka ah maxaa waaye :confused: Waad iga yaabisay I dont think shukaansi noocaas ah inuu jiro haddii uu jirana wallaahi waa dhib intaa bud madaxa la iiga dhufan lahaa wallaahi anigana waan ku dhufan lahaa sheekada dhanna waxay isku badali lahayd DAGAAL runtii Go figure:...............
-
Guys waite a minute I heard it in a different version. A guy took his wife to the doctor 'cause his wife had stomach-ache. The husband started explaining his wife's pain and the doctor kept saying "Dabadeedna" so the guy got angry and said "Dabadeeda maay shiin geeye Naar gale aliin sheeye." Go figure:............
-
Qac Qac Sxb from now on your are my manager, publicer, and agent so u r responsible of everything that I do u make the deals for me. So now what I want from u is that u get me on my own TV show and a contract deal of me writing a book about shukaansi. Thanks. Farxan (nice name by the way) walaalkiis u r right shukaansigu waxuu noqon karaa siyaabo badan waa runtaa marka aad rabto inaad qof wax ka qaadato waad sirsirtaa taasina waa shukaansasho nooc ka mid ah. But in this case we were talking about real shukaansi na'mean. Runtii aniga qoraalkaa dheer ee aan qoray waxaan only ku sheegay sida aan u arkay shukaansi wuxuu yahay laakiin waxaan sugayaa aqayaarta kale sida ay ku sheegaan shukaansi ama ay ku macneeyaan. Marka soo daaya warka 'cause I can't waite see your piont of view about this Wabillaah:..............
-
Orgilaqe sxb waan is fahannay reer magaal aad igu noqotay yaaqee balse waa iska caadi taa waan ku gartay sxb and thanks
-
J'baro sxb waxaan ogaa inaad ka hesho Saado Cali Heesaheeda so that was for you I hope u liked it
-
Y'all welcome,,, it shocked me as it shocked you all but what is most shocking is that this sentence Eleven missions agencies are currently targeting this people group. I'm wondering though it says "currently" as an right now? they have agencies working in Somalia trying to convert dadka maatada ah ee haddii aad tiraahdo Lacag aan ku siinaa wax walba samaynaayaan :confused: just wondering :confused: Allaah ha inaga Qabto Gaalada.......
-
Saado Cali Warsame & Cabdi Baadhil "Ajashaan Dhammaan" Ajashaan dhammaan ifka kama tagoo Waa sida innaga; Bal eeg ubaxan baxay! Ubadka iyo raaxadan Alla innage simay! Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin, Sow ujeedadeennii Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Illaahow na sii Aamiin Allaahayow Aadan iyo Xaawo Ololaha kalgacal Illay soo unkee Aadmiga kalana Ambaqadiyayoo Abtirsiimo noqday! Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenni Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow; Adduunyada nin nool Wakhti urugo leh iyo Waa ayaamo farax, Sidoo kale innana Adkaysi iyo samirbaa ku alloosaynaa Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenni Kumaynaan aflixin Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow; Ugub maaha laba isu oomanoo; Wakhti kala irdhee Ehel caashaqoo waxaan nahay In badan aayaha sugee, Ogoobey kalgacal Axdi dhawristii Samaanteeda lihin Sow ujeedadeenii Kumaynaan aflixin, Ubad khayr qabiyo Nolol aayatiin wacan Ilaahow na sii Aamiin Allahayow.