
Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
WIILO we are going to QURUXLOW this weekend Raula dear adiga lee yaan lagu waayn, oh yeah get some cash for the Icun girl we are gonna get along just fine, so bring your fine a$$...me really wanna get to know you better Of course dear, Im sure we'll get alone and I also wanna get to know u better hun, and oh yeah I'll bring my fine a$$ to london soon insha allaah.....get ready here comes Wiilo with hmmmmm i dont know,,,,,,may be hmmmmmm let me think about it G Tuujiye waa lagaa Qaaday Salaanta,,,,,, Go figure:...........
-
Seeing A Chance of Unity in The Deployment of Ethiopian Troops!
Wiilo replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
I cant help myself but to say something about this thread or topic,,,, ARAGTIDAYDA: Runtii aniga waxaan arintaan u arkaa inay tahay arin aan ina qabankarin haddii aynu nahay Somali. Ethopia iyo dhulkeenii HOOYO, run ahaantii waxaa la oran karaa waa disaster in the making haddii ay yimaadaan Ciidamo Ethopian ah dalka. Si haddii loo eego Ethopia waxa ay raadinaysay amaba ay u dabaaldagaysay intaa oo sano waxay ahayd in ay Somaliya ku hesho fursad isla markaana ay ka faa'iidaysato ciilkii iyo xumaantii ay u qabtayna ay markaa ka gudato ummadda Soomaaliyeed. Waxaa la oran karaa ragii ka dambeeyay arintaan inay yihiin rag ka shaqaynaya dhibaatada ummadda Soomaaliyeed isla markaana ay yihiin rag calooshood u shaqaystayaal ah rabana inay dhibaato hor leh abuuraan, balse ay tahay in lagu diido arintan in any way we can. Ragaan markoodii horeba ahaan ragii dalka iyo dadkaba dhibaatadan u soo hoyay haddana doonaya inay dhibaato hor leh soo hoyaal (by inviting Ehtopia into the country) inaysan dad iyo dalba dan ka lahayn. Waa in laga hortagaa si buuxdana looga hor yimaadaa arintan ay soo cooked up gareeyeen raga isku sheegaya inay yihiin madaxdii dalka. Aniga gabi ahaanba waan ka soo hor jeedaa arintaan iyada ah waxayna ila tahay dhibaata cusub oo hadda dhalanaysa una baahan ummadda Soomaaliyeed inteeda wax garadka ah ay wax ka yiraahdaan kuwii awoodi u lehna ay awood ahaan ku diidaan arintan ah keenidda ciidamo Ethopian dalka. Nomads Sidee u aragtaan arintan,,,, -
Ok ppl I'm back (sort of) Maxaa idhaafay waan Xanuun saday baryahan oo waxaa igu dhacay FOOD POISON marka hadda xoogaa waxaa igu dambeeya wareer fara badan balse sidii hore waan dhaamaan Alxamdullilaah.... Qofta arooskeeda waa inaan ka cayaaraa nuunena aan tusiyaa inaan ka badiyo NIIKADA ama dhansiga, macaan let us know whenever its that u are having the wedding........ Nabad iyo Caano:.................
-
nuune iyo wiilo labadiina aa insha-allah goobta la idinkiiga baxayaa, niiko iyo wax kastaba idinkaa ii qaabilsan, just dont let me down Waxaas shaqadayda waaye nooh, we won't let u down on ur wedding day.........Laakiin nuune ishaartiisa oo kale aanba u jeedaaye kan maxaa waaye oo caana madaadiyaha ah intee ka soo heshay sxb,,,run marabtaa ma fiicno nin aan adiga wax u sheegaysid ama aad amraysid waxaa fiican wax walba inay yihiin balance na'mean haddii kale marax waaye nooh.......
-
SIDEE LOO KOBCIN KARAA DHAQAALAHA SOOMAALIYA? Pls Ra'yigaada ka Dhiibo
Wiilo replied to Wiilo's topic in News - Wararka
Loyan I agree with u, xoriyad ayay u baahan yihiin ganacsatayaasha horumarkana wuxuu ku imaankaraa madax bannaani buuxda oo ay helaan ganacsatayaashu. Way tahay in Dowladdu maamusho ama ay ogaato alaabaha soo galaya dalka balse ay bixiso ama ay siiso madax bannaani buuxda isla markaana uu noqdo ganacsigu mid ka madax bannaan dowladda. -
Gacalka insha Allaah we Will meet marka aan imaado London.....iska sii diyaari mac macaan u know sanbuus, bajiye, bataati, icun, shushumoow, & nac nac lubaani, u know alaabta lagu yaqaanay reer magaalka.....oh yeah Qaxwo Qaraar iyo Moos bukooni too jEcliyaaaaaa:...................
-
Lol@Who Me,,,yeah Waa Qoyn kaa
-
FF baby Girl anigana igu dar Registeration ka anigaa kuugu la soo jeesan doono arintaan ragaan oo dhanna geed kuugula soo xiri doonee..... Registered Members: -Femme Fatale -Guardian & Protector -Runaway Virgin - Wiilo (aka Ogaamiyaha Ururka Dumarka Soomaliyeed ahna lataliyaha Difaaca iyo Horumarinta Dumarka,,,Mudane Wiilo) Go figure:...............
-
Lol@qooleey miyaa ninka,,,Haa haa haa jecliyaa warkaas aaba aniga imaraayo haddii ay idinkaga macdahay,,,,Macaanto waxaa waaye saan nuune lee ka casuuman arooskaaga miyaa,,,waraa ani xitaa dancega waan ku fiicnaan jiray nooh...nuune for sure asiga wayba isku fiican yihiin dancega,,,, ani haddii layga invite gareyn waayo arooska waan dagaalamaa nooh,,,kashayda aan hore u soo qaadanaa runtii marka la dhaho "if there is someone who would like to say something say it now or forever hold ur breath" i will stand and say i have something to say,,then i will say she didnt invite me to her wedding then arooska dhan aan banadaa nooh Xaajigana waaba isku naxaa oo wuxuu is dhahaa she was cheating on u marka waxaan filaa inay safe hadda tahay in layga invite gareeyo arooska inta ay goorgoor tahay,,,haddii kale balaayo aa ka dhacayso nooh.... Go figure:.............
-
macaanto iga daadee qishaadka waad ogtahay inaan meesha kuugu jeclahay. see camalkaane. hugs n kisses 4 u shankaroon Macaanto runtii waan ku faxsanahay arintaan amaba jeceylka aad ii hayso anigana sidoo kale Wallaahi heedhe waan ogaa inaad ahayd qof GOB ah runtii waana ku farax sanahay inaan NABBAD ku soo noqotay soo dhawow mar kale....Naftaa kuu xiistoo sharaf iyo wanaag kuu haysee haka maqnaan haddii aad maqnaatana ha dheeraan,,,,,, Nabad iyo Caano:................
-
wiilo ma nin kula fiirsanaayo sportska aad rabtaa? waa su'aalee maxaad adiga sports u fiirsanee marka kow? minii la yaabo yaasiinka! wallee bilaash maad iskuugu bixinin magaca wiilo. Macaanto marka hore aniga iskuma bixin magaca Wiilo ee waa la ii bixiyay, marka xiga Sports aniga ayaa ciyaari jiray/cayaaro marka waxaan oran karaa waa wax aan jecelahay sideedaba waxaa fiican qof aad wax kasta isla fahmaysaan inaad nolol la qeybsato Go figure:................
-
Ajaajah Jabka waa lawada qabaa dheh Jecliyaa inkasta oo dabcan la kala daran yahay in that department, horta ninka la yiraahdo J'baro wuuku jajabay kii shukaansi ahaa heer hadda wuxuu joogaa inuu daruus ahaan u bixiyo sida laysku shukaansado J_Cambo adiga waxaan filaa inaadan aqrinin waxa aan aniga qoray on page 17 about shukaansi, runtii waad qoslilahayd haddii aan aqrin lahayd,,,,,,,,,, Go figure:.................
-
Alaah ha oo raxxmo hoyadaa ayo abahaa... but do you know that you can perform Hajj on your mom's behalf? AJ thanks brother, yeah I know, and insha Allaah I will do that for my mom.
-
History (How much do you know about 1900-1999?)
Wiilo replied to Wiilo's topic in Developement | Projects
Ok guys here comes the answers to all the Questions. QUESTIONS: 1900 1. Professor Max Planck 2. Lenin 3. The German Chemist Friedrcih Dorn 4.The Boxer Rebelion 5.Paris 6.Paris 7.Zeppelin airship 8.The Davis Cup QUESTIONS: 1901-1902 1.J.P.Morgan 2.Guglielmo Marconi 3.The Nobel Prizes 4.Australia 5.The province of Manchuria 6.Nova Persei 7.Leon Trotsky QUESTIONS: 1902-1903 1.In British, secondary level schooling for all children is ensured by the passing of which Act of Parliament? 2.Which country os the first to introduce universal suffrage? 3.Which volcano in Martinique erupts, killing 50,000 people? 4. Which country officually abolished the death penalty? 5. Who was the first woman to win a Nobel prize, sharing the 1903 prize for the physics with her husband and another colleague? 6.The first motor driven taxi cabs take to the streets of which capital? 7.At its London congress, the Russian Social Demosratic Party splits into two factions; the Mensheviks, and which other? Enjoy,,,, -
^^^^ BAARINIMO comes to mind really, I'm not so luck as some of you are here, my parents died before I even had an opportunity to do anything for them, my father went to Haj couple times but my mother didn't,,,,,,Wow and that is wonderful really,,,,,, Go figure:............
-
Labadiinnaba idin kaa mudan, nuune waa runtaa markii aan aqriyay runtii waxaan jeclaystay inaan idinla share-gareeyo waana ku farax sanahay inaad aqriseen.
-
Dawaco thanks for the article..... Can anayone post any WADANI songs please
-
History (How much do you know about 1900-1999?)
Wiilo replied to Wiilo's topic in Developement | Projects
Hasna and juba waad ku mahadsantihiin jawaabihiinna, balse qaar badan baa dhiman inaad ka jawaabtaan. -
I want to help Dhagaxtuur's Family: Does anyone know?
Wiilo replied to Alle-ubaahne's topic in General
War illeen anagaa yaab aragnay, sheekadaan maba dhammaato aniga waanba ku daalay sida aan u aqrinayay, bal dee inoo wada xiiso bayba sii yeelanaysaaye. Tolow anna maka Qeybgalaa waabna ka helaye, sii wada Go figure:..................... -
HAWEENKU MAXAY JECEL YIHIIN…!!? Inkastoo waxyaabaha Dumarku jecel yihiin ay aad u fara badan yihiin oo qoraal kaliya aan lagu soo koobi karin, haddana ogow waxa raggu ay jecel yihiin ayay iyaguna jecel yihiin, balse waxyaabaha ugu muhimsan waxaa ka mid ah:- =GUUR & DHAQAN DAACAD AH:- “Waari meysid war hakaa haro†waa murtida loo cuskado qofka marka uu qaangaaro ee lagu guubaabinayo guurka, taasoo la macno ah “waad dhimanaysaa ee ilmo fir & farac adiga kugu abtirsada hakaa haraan oo magacaagu yuusan bi’in geeridaada kadib, sidoo kale waxaa jira murti guurka dumarka ku kooban oo oranaysa “gabar god hakaaga jirto ama guri raggeed†oo iyana la macno ah “gabar ha guursato ama ha iska dhimato intay guumeys baara noqon lahaydâ€. Haddaba iyadoo arrimahaasi ay jiraan oo guurka sida muuqata lagama maarmaan yahay ayaa haddana Lamaanayaasha guurka ku kulmaya looga baahan yahay inay la yimaadaan dhaqan daacad ku salaysan. Dumarka cudurkooda waa iyagoo la guursan waaya, ragga cudurkoodana waa baagamuudada marka maadaama dumarku Guur u baahan yihiin haddana iska guurso ma ahee dhaqan ayay u baahan yihiin. Bal ka waran, wiilka inta gabar soo guursada oo Hooyadeed, Aabaheed, walaalaheed, aqribadeeda, asxaabteeda & deriskeeda ka soo dhex bixiya (ka soo wata) haddana baararka ku caweynaya iyaduna ay Cidlo joogto. War Ina Raggow gabadha marka la guursanayo guriga aad ka soo kaxaysatay ee Waalidkeed iyo walaalaheed ay kula noolayd kama aysan waayin Jiif, cuno, dhar & sheeko, adigana intaas baad ka soo dhex bixisay markaasaan baararka, goobaha lagu kulmo, biibitooyinka lagu qayilo iyo fadhi ku dirirada ka qosleysaa iyaduna ay cidlo ciirsi la’ fadhisaa oo inta ku sugi weyso iska hurdeysaa, markaasaad xilli dambe ku soo garaacaysaa. Ogow Dumarku waxay rabaan wehel, sheeko, jacayl dhab ah lala wadaago, cidlada inay kaa dugsadaan ileyn adaa reerkeedii jameecada ahaa ka soo dhex bixiyee. Gabar adiga kuu soo go’day oo dadkeedii kaaga soo dhex baxday ayaad ka tagaysaa oo inta casirkii shaarka & macawista kugu bilicda qurxoon soo xirato ka soo jaqaafinaysaa, iyaduna dad deris ah oo aysan is fahamsanayn amaba cidlo uga soo tagaysaa. War sidaa Ilaah xaqiis ma aha ee dumarka waxa ay jecel yihiin & sida ay jecel yihiin haloo yeelo. Waa socotaa…. W/D:- C/raxmaan Cumar Madoobe(Dalmar)
-
CUDURKA DAAFKA OO BAAJIYEY AROOS QARASH FARA BADAN UU KU BAXAY Wiil la yiraahdo Maxamuud Cali oo degan xaafadda Cali-kamiin ee Magaalada Muqdisho ayaa aroos uu geli lahaa habeenkii Jimcaha ee la soo dhaafay iyadoo qabqaabada arooskaa lagu guda jiro gabadhii loo aroosin lahaa ay diiday. Sida uu inoo sheegay Joornaaliiste Cali Midnimo oo degaankaas degan wiilka oo habeenkii uu aqal geli lahaa galabteedii cudurka daafka uu ku soo booday ayaa gabadhii uu la aqal geli lahaa diiday inay la aqal gasho Nin qaba daaf iyadoo ka baqeysa in uu qaadsiiyo cudurkaasi daafka. Sida warku naguu soo gaaray aqal geynta arooskaa ayaa dib u dhacay kadib markii gabadhu codsatay in marka uu daafka ka soo bogsado ay aqal galayaan inta ka horreysana ay sii suganayso, taasoo labada dhinac ay isku raaceen maadaama gabadhu xujo adag la timid. Go figure:..................
-
NIN GURI UU IJAAR UGU JIRAY GUUR BADNI DARTII LOOGA SAARAY Nin aanan magaciisa helin oo deganaa agagaarka Warshaddii hore ee Caanaha ee magaalada Muqdisho ayaa guri uu ijaar ugu deganaa si qasab ah looga saaray. Sida aan ka soo xiganay Milkiilihii gurigaas Maxamuud Abtidoon Ninka guriga laga saaray oo ahaa Waddaad dhalinyaro ah oo gurigaasi deganaa muddo saddex sano ah sababta looga saaray ay tahay muddadaas oo 11-naagood oo uu gurigaas ku soo guursaday uu saddexdaas sano gudahood furay, furiinkiisaa badan darteedna looga saaray guriga. Runtii waa arin la'yaab leh anigana aad iyo aad iiga qoslisay,,,, Go figure:..............
-
History (How much do you know about 1900-1999?)
Wiilo replied to Wiilo's topic in Developement | Projects
Couple more Questions for u to answer ppl,,,and please Do Not google QUESTIONS: 1901-1902 1.The world's first billion dollar corporation, U.S steal, is founded by whom? 2.The first ever transatlantic telegraphic transmission is sent. Who demostrated its possibilities? 3.Which set of awards for intellestual achievement are handed out for the first time? 4.Which country is unified as a commonwealth and a British dominion? 5.What does Russia demant from Chine? 6.Which reingning British monarch dies on the 22nd of January this year? 7.Which Russian revolutionary activist escapes from Siberia? Enjoy,,,,, -
J_C Ajaajah qofti lawaayay ahaa bal soo dhawow dhaxda xiro oo soo daa hadalka Marka horre waan ku faraxsanahay in Allaah nabad kuugu soo celiyay marka xigana waxaan ka xumahay inaad Aqayaartoo dhan aad ka waydiiso laba qofood kaliya oo annaga inteena kale aad iska keyn ilowdo :rolleyes: Waxaan ku maleynayay inaan aniga ku jiro dadka aad tabidoonto balse waxaan ogaaday inaan ku jirin :mad: Ilaahaa iska joogo, anigaa ilaahay ku haraayo. Go figure:..............
-
History (How much do you know about 1900-1999?)
Wiilo replied to Wiilo's topic in Developement | Projects
Yeah I know but no googling please ppl,,,,,