Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Checkmate sxb horta waxaad weydiisay su'aal fiican waxaana filayaa jawaabteedu inay sahlantahay, qof kasta oo iimaankiisu hagaagsan yahay jawaabta uu ku siiyaa waa sida tan MAYA ama kuma farax sani.. Qofkii dee iska indha tiraya DIINTA waa goonni balse runtu waxay tahay qof Islaam ah waliba iimaankiisu fiican yahay marka uu arko Sawiradaan aqriyana sheekadeeda runtii aad iyo aad buu oga caroon lahaa.. Marka anigu haddii aan ku siiyo jawaabtaydu waxa ay tahay, maya or I'm not proud of her honestly, and I'm not hatting, balse Allaah dartii ayaanan ugu farax sanneyn. Wabillaahi Towfiiq:............
-
Ninyahow QQ waa runtaa nooh, nuune iyo Styt aa igu xumeeyay meeshe dee, anine aad aan mashquul u ahay nooh, maahee walaahi cusbo iyo maraq digaag ayaa ku dari lahaa.......... insha Allaah spring break marka lagalo ayaan isku dayayaa inaan sheekada ku dardaro cusbo iyo watever else dee sheeko lagu daro ama lagu qurxiyo.............. Salaama Ka dheh:...........
-
Ninyahow si kale malahan dee, bal aan xusuusto yaan ka garanayaa BBC da hmmmmmmm no one but i'll cantact them soo..... Go figure:..................
-
^^^Allaa Ya Cizak 3merald,,,,thank u so....I should win most Unique Somali nickname in SOl, and Qac Qaac should win the most supporting unique Somali Nickname in SOL Go figure:................
-
^^Styt yarta dont u know that in lagu baafinaayo oo baryahaan warkaaga la waayay,,,waa soo jawaabee laakiin hal nin oo la yirahdo Checkmate ee kaaga dhegtay sow maahan...ani bas waaye mar dambe dee kuma raadinaayo 'cause maba kala jeclid mana ogid inaad dad ka maqantahay oo ay kaa walwalaayaan...anywayzz Im so disappionted at u runtii :rolleyes: :mad: WAXAAN GOOR DHAW SOO QORI DOONAA DADKA AAN DIB DAMBE LOO BAAFIN DOONIN........ Ay kutubeey adna waad ku jirtaa baafinta...and the family too, but always isa soo xaadiri ok, ha noqon sida sxbtay Styt oo kale.......... Go figure:...........
-
Mombasa Queen I absolutly agree with u on this... like The Queen said just move on, and hey may be being single is the best thing that could happened to u.....take ur time and Ms right guy will come along....... Go figure:............
-
Mombasa dear are u ok...mise iskuulka aa ku wareeiyay........ waxaa lagu dhahay Somali Nicknames nooh...see camal dear.....relax and enjoy the spring break... a lot of sleep, a lot sleep.... Qeyr aan kuu rajeynaa dear.... Go figure:....................
-
Waraa raula laba mar aan aqriyay qoraalkaaga walaalhi (dambiba ha igu ahaatee) waxaan u qoslay maxaa kaa galay nooh. waraa adi kaligaa uma bilaabanaayo spring break nooh, ani xataa waxaa u socdaa BANOONI dheelow nooh. raula waraa yuusan da____ kaa galin qodxaha geedka hoostiisa yaal yaalla nooh,geed aan hoos seexanaa kulahaa i dhaaf, iska ilaali haddii Masaajada aa nuune ciriiri ka galeyso oops..... Waraa raula tomorrow night waan isla shaaxaysaneynaa insha Allaah, before u take u bud out here ok.... Go figure:................
-
Lol@runaway^virgin I agree with u, I thought that too wallaahi.... yeah take that........... Go figure:.................
-
Lol@raula dear waa iga waalatay, volunteers needed huh,,,nuune aa rabtaa inuu XANAAQO oo uu gaduuto miyaa. adise maxaa sidaa muruq kuu galiyay ma BADDA BAAD RINJIYAYNEYSAY?Walle ani waan yaabanahay.......... Go figure:...............
-
^^^Ay kutubeey isha aan ka riday runtaa waaye they are somewhere far far away...........iyo meelo aan la aqoon na'mean........... Go figure:.............
-
Alla maxuu nuune dhib is galiyay yaaqee, waraa masajada waxay aheyd in raula ay qabataa nooh..oops sorry did i mentioned something that should not be mentioned............sorry bal iga raali noqda dee waan yara taraaraxee............ Go figure:.................
-
^^^labo aan isasoo xaadirisay balse waxaa dhiman aqayaarta inteeda kale........ Tuujiye sxb insha aad ka riday, suuqa bakaaraha aa ka dislay ka ahaan jiray nooh.............. nuune iyo Tuujiye waad ku mahad santihiin nooh, yaanan familka leydinka weynin yaaqee.... Go figure:...........
-
Dadka aan warkooda laheyn baryahaan dambe.... nuune G Tuujiye Raula MM Aqiyaar J'baro Alle-ubaahne (Where)? Styt (Where did she go?) hmm wondering where?... Checkmate Wiil_duco BOB Pacifist or Hasna Nin-yaaban Dhammaan aqayaarta aan kor ku xusay waa inay si deg deg ah isku diiwaan ama ay warkooda soo gaarsiinyaan iskana diiwaan galiyaa GOLAHA AQAYAARTA DHALIN YARADA SOL. Haddii kale baafintu way dheeraanaysaa oo ilaa iyo waxay gaaraysaa Xarunta baafinta iyo is gaarsiin Sol, ayaga oo waliba lagu qaadi doono sharciga G.A.D. SOL. Fadlan soo gaarsiiya warkiinna G.A.D. SOL. Mahad sanidiin.... Go figure:...........
-
I dont get it how Wiilo can make u laugh.... Wiilo is just one of Somali nicknames......... Go figure:...........
-
nuune iyo Styt ila qasa sheekada nooh, maceeya qaraareeya cusbo iyo wax ku dara nooh, come on nuune please sii wad bahasha sxb........... :rolleyes: Go figure:..............
-
^^^I would advice u to go and see Easton Mall and Somali Malls too, 'cause u will see u know (Like raula said) old folks.. Go figure:............
-
Waraada kuwaan neh.... Hanad iyo Hannaan Haaruun iyo Hibo or Habboon Muhudin iyo Maryan Mukhtar iyo Mulki Mohamed iyo Muna The list can go on but.... Go figure:........................
-
^^^Psyche Thankz for adding my name in there, i knew i had a good Somali nickname Go figure:............
-
Waa anigii oo isku dayaya inaan sii wado sheekadii Qayaaliga aheyd oo ay inoo bilowday sxbteyn Styt. In fact waxay aheyd gabar uu QQ bari shukaansaday. QQ baa gabadhii u salaamay si xiiso iyo hilow ku dheehan, una sheegay in uu ku faraxsanyahay lakulanka uu la kulmay. QQ baa isla markiiba istaagay oo yiri sxbyaalow aad iyo aad ayaad u mahad santihiin nooh, hadda wixii ka dambeeya ima arkeysaan waxaa inoo balan ah maalinta ugu ka horreysa maalinta aan baxeyno haddii Allaah yiraahdo. Aqayaarta oo dhan oo fadhida baa QQ kaliya istaagay oo la dhaqaaqay gabadhii. nuune ayaa yiri dee ina keena QQ wuu ka tashtay magaalada oo inooma baahna. Raula ayaa isataagtay oo tiri waa runne ina keena sxbyaalow aan halkaan ka dhaqaajinnee. Styt ayaa waxay tiri maadaama uu QQ inatagay waxaan aadaynaa meel ay isugu yimaadaan ciyaalka xaafadda oo lagu baashaalo. Wiilo ayaa waxay muujisay farxad ku wajahan arintaa oo durbaba tiri waa tahaye inakeena. Qac Qaac ayaa waxa uu bilaabay sheeko aan caadi aheyn. Wuxuu galay "Waayo Waayo" iyo xusuus aah caadi aheyn. Asiga oo helay qoftiisii uu bari hore jeclaa. Wuxuu naftiisa u sheegay in ay tahay fursadii ugu dambeysay oo uu qasaarin karin mar kale. Si weyna wuxuu xooga u saaray in uu qaftaa iyo waliba fursadda uu helay mar labaad uu luminin.... TO BE CONTINUED................ Stay tune for the Next Episode Go figure:................
-
^^^Qac Qaac dear well said, well said walaahi, u know some ppl just like to hate :mad: ... Go figure:...............
-
^^^^nin yaaban sxb maxaa tala ah illeen ninkii lama hayee illaa iyo hadda, bal si aan yeelno oo aan raadinno ninkii shirwac ahaa..... Go figure:.................
-
^^^^yeah why not? Are u kiddin me, i see it as an opportunity and i'll insha Allaah..... Go figure:..............
-
My Fav Five Names Boyz 1.Haruun 2.Ismail 3.Ibrahim 4.Isse 5.Yusuf Girlz 1.Xafsa 2.Aisha 3.Yasmin 4.Maymuna 5.Bahja Go figure:.............
-
Popular Contributors