Wiilo
Nomads-
Content Count
2,611 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiilo
-
Qac Qaac sxb waa lagu sheegay sababta aad u rabto in aad ugu noqoto Finland, waxaa la dhahay markii uu qaxootiga ku jiray ayuu cunijiray Beef ka laga keeni jiray Finland, marka waxaa la dhahay Beefkii uu u siixay nooh, bun camal aas kuu qabto nooh..abaaba ha i soo marin nooh, waraa ha xanaaqin nooh, ani waa kula kaftamoohaa nooh... sAlaAma kA dhEh:.......
-
What is the point of making your man crazy, you are not gonna be happy if you make him crazy,, I dont see why would anyone want do that..... sAlaAma kA dhEh:.........
-
Isaga guura dee, or imaada dhulka barwaaqo sooranka ah..... sAlaAma kA dhEh:........
-
^^^Bravo, Bravo, do that often please...
-
sxb ma anigaa mooday mise baryahaan fahankii baa kuugu yaraa,,,,just kiding huuno... sALaAma kA dhEh:.......
-
Aniga sxb maya Bush House team kama mid ihi, but are they hiring rokies, way dhici kartaa in dhagaysigaygu badan yahay since so many Somalis are missing lately, or waxaa laga yaabaa in afsomaligaygu fara badan yahay Waxaa illaa iyo hadda la'layahay dhowr xubnood oo ka mid ah aqayaarta SOL, haddii aan magacyadooda halkaan ku qoro dadka aanu la'nahay baryhanba waxa ay kale yihiin: Alle-ubaahne raula Hibo Jaceylbaro OG MOTI Sweeter than your tea BOB Fadlan isa soo diiwaan galiya sida ugu dheqsiyaha badan. sAlaAma kA DhEh:...........
-
April 25, 2005 Specialists Say 'Healers' in Angola Are Helping to Spread Deadly Virus By SHARON LaFRANIERE JOHANNESBURG, April 24 - International health specialists battling an outbreak of Marburg virus in Angola suspect that unorthodox medical practices by local traditional healers may be contributing to the spread of the deadly disease. The experts suggest that the healers, who lack medical training and supplies but are a substitute for doctors in many rural African communities, are administering injections in homes or in makeshift clinics with reused needles or syringes. In the northern Angolan province of UÃge, where all but 11 of the 244 deaths reported in the outbreak have occurred, epidemiologists say they must convince people that such practices can be fatal. Dr. Pierre Formenty, an expert in hemorrhagic fevers like Marburg and a member of the World Health Organization's team in UÃge, said on Saturday that unsafe injections could explain why an average of three people per day continue to die of the virus a full month after international teams arrived in Angola to battle it. Although it is not clear what solutions the healers are injecting, specialists said, the virus can easily be transmitted from an infected to an uninfected person through a contaminated needle or syringe. "I would say it is bit bizarre that we still have these high numbers per week," Dr. Formenty said in a telephone interview. He said medical workers had developed a campaign against injections at home "asking people to use other kinds of medicines or to come to hospital or the health center to have a safe injection with new devices." Another expert, who spoke on condition of anonymity, insisted that unnecessary shots were common, saying, "There is a notion in Africa that if you haven't been given an injection, you haven't been treated." Dr. Formenty said that while intense efforts to track possible cases and limit the potential for transmission of the virus were helping to curtail the epidemic, it was not clear whether the outbreak had peaked. "I would say that it's just a gut feeling that maybe things are going better in the sense that people are reporting more and more systematically the deaths," Dr. Formenty said. Other encouraging signs, experts said, include the arrival on Thursday of a 28-member Angolan medical team in UÃge and the opening of a fever ward at the provincial hospital. "Certainly we are breaking the chain of transmission," said Mike Ryan, head of the World Health Organization's alert and response operations. "This is the most critical time now in the response, now that we are beginning to get things under control," he said. When asked why it took a month for Angolan health authorities to send a significant team of specialists to UÃge, Dr. Ryan said only that the authorities had been worried the epidemic would spread to Luanda, where crowded conditions and an international airport could help the virus spread out of control, and to elsewhere in Angola. http://www.nytimes.com/2005/04/25/international/africa/25marburg.html?pagewanted=print&position= SalAamA kA DheH:........
-
Innaa Illaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun, my prayers are with OG and her family. Samir iyo iimaan illaahay ha idinka siiyo asagana jannatul fardowsa aamiin aamiin. Wabillaah:..........
-
ma waalantahayne, ma xusuusataa sakeelkii madoobaa ee lagu shuban jiray biyaha ay wali dhexgashaa nooh, that is why ee reer uk isgu maleeyaan inay wali yaryihiin nooh, markay yaraayeen ay dhexgali jireeyn baaldiga nooh... sAlaAma kA DheH:..........
-
nuune kaligaa maahan qalbi xumada nooh, ani wali duqnimo aa ii sii dheer nooh, sxb adduunka dhiniciisa kale lee joogaa ma dheero nooh.... sAlaAma kA DheH:...........
-
Nuune sxb horta aa yiri wiilo waxay ku nooshahay Minnesota, taasi waa lagu qabdamay..... Teeda kale nuune sxb waad ogtahay ani in aan jiis waaye kado waaye ku dhaheyn, balse kuwaan aa dhahaayeen nuune jiis waaye, marka ani waxaan rabay uun in aan fahmo jiisnimada ay kuugu tilmaamayaan ok.... sAlaAma kA DheH:........
-
Oh boy, Am I glad to see that (nuune) name back or what!... Reer UK, duuduub ay igu dhaafaayaan nooh, dadka hadda baaldiga ku qubeysanaayaan, wax badan aa u dhiman dee... sAlaAma kA DheH:..........
-
Ninyahow waaba u maleeyay sidaas nooh, baaldi ku dheheen, i dhaafa, Soomaaliya xitaa loogama qabeysto baaldi, wax badan aa idin dhiman nooh reer uk haddii aad tihiin... salAamA kA DhEh:........
-
Baashi Walaalkiis waxaad kuu soo raadineynaa too kula ek, oo jinkaaga ah nooh, oo waliba ilka dhacsatay sida adiga oo kale noooh. Diyaar ma u tahay dee sxb. Okey, waxaad dhahdeeyn wajiyada iyo magacyada ha leysku aadiyo ama haleysku cabiro marka aniga kanaa kuwii aan u maleeyay in ay isleeyihiin. ok This is sxbtay Sweeter than ur tee oo yariis ah. raula oo yariis ah ayadane. Wiilo oo yariis ah, oo dheeleyso soccer nuune barigii uu joogay QAXOOTIGA Utange Tuujiye barigii uu Canada la keenay, uu English baradka ahaa sxbtay Hasna aka Pacifist oo yariis ah sxbkay Qac Qaac iyo sxbadiis Inta kale idinka ayaa idin daayay dee. saLaAma kA DhEh:......
-
Reer UK dadka waad ka dambeysiin nooh, wali ma idin soo gaarin that film, waraada waxaad u baahan tihiin in adduunka la idinka dabageeyo nooh... salAamA kA DhEh:........
-
u mean like this kinda jiis, Waraa Checkmate bax aa lagu dhahay nooh, maxaa jiis waaye u dhahee wiinka...... sAlaAma kA DheH:..........
-
nuune is in where? Impossible, nuune sxb XAAL kaa ku qabanaayo if that is true wallaahi.. salAamA kA DheH:.......
-
Tuujiye sxb ninkii jecelbaro ahaa magaranayo meel uu qabtay, balse waxaan filaa in midoo single mother ah ay meel ku heshay, laakiin idinka dadka xun aa tihiin nooh, waa ila raadin laheydeeyn nooh. Maxaa waaye jir xumada. :mad: Baashi sxb hadda waxaad ileedahay waayeel aad tahay miyaa. Anigana waxaan lahaa Tennis cayaarsii ninkaan. Dhib malahan nooh waxaan kuu galineynaa ilko fake ah oo aan cunnada ku cunto nooh. salAamA kA DheH:......
-
Simple Question, y'all who do u think is gonna win the NBA Champinionship this year? Go figure:.........
-
For those of you who really want imagine how wiilo looks like.... This is wiilo playing Tennis.. Hahahahahah that is what I though, look at you thinking/wordering,,,is that wiilo or someone else, ha idinku taanaato ciyaal kuni kuni.... sAlaAma kA DhEh:.........
-
nuune is around with a new name lately.... asiga iyo Tuujiye magacyada ayay iska badaleeyn, waxaan u maleynaa waxay rabaan in ay dadka ka waalaan u know.. sAlaAma kA DheH:........
-
Juxa and wiilo the most out going ladies Qac Qaac thanks insha aad ka tuuray nooh. sAlaAma kA DheH:..........
-
Waraa Baashi sxb waad igu camiratay ma istiri, maxaa waaye sidanne. waxaad iigu darsoontay Tuujiye miyaa, aad idin soo jeesto. Maanta kii hargab ahaa aa si xun ee hayee, i cant even look the computer screen, anyways, get ready for war ppl. :mad: :mad: :mad: salAamA kA DheH:.............
-
Waraa Tuujiye ummaddeena ma tihid, maxaa waaye saanne "jaceelbaro aka "wiilo" waraa oday yahow aad moodid in cadow ku dhacay, bax aa lagu dhahay nooh. Aniga sawirkeyga sida uu u yaalo lee u ekahay yaaqee.. sAlaAma kA DheH:..........
-
Popular Contributors