Wiilo

Nomads
  • Content Count

    2,611
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiilo

  1. war maxaa lasheegay haddaan soo foodshee, for those of you aan fahmayn warkaas waxaan ka wadaa haddaan soo noqdee...... Pacifist u better call or Go figure:........
  2. ar kuwaan aniga aya iga daran yihiin computar-ka ay hor fadhiyaan, waraada shaqayta aa laydin dhahay nooh :rolleyes: Go figure:.............
  3. shirwac sxb i hope inaad kaftamaysid, yaa yiri jaadku waa macaan yahay.... maxaa kalifey in somali badani ay wakhtigooda ku lumiyan cunista qaadka? Su'aashani waa in lakala saaraa oo loo kala dhigaa deegaanka, ma waxaan ka hadlaynaa raga ku nool Soomaaliya, mise raga jooga wadamada shisheeye gaar ahaan wadamada reer galbeyka. Haddii aanu ka hadalno wadamada reer galbeyka waxaa loo aanayn karaa arrima badan, waa midde kow, wadamada reer galbeyka gaar ahaan America, Britan, iyo Canada. Waxaa jirta aqoon darro dhanka luqadda, shaqo la'aan, tan kale ee ugu daran oo ah "welfare" lacagaha ceyrta ah ee la siiyo, iyo waliba in aynan jirin caqli ah in laga faa'iidaysto maadaama uu daqli soo galo ayaga oo aanan shaqaynin. Rag badan oo Soomaali ah waxay caadaysteen intii ay wax baran lahaayeen in maqaayado fariistaan oo ay cayaaraan turub iyo jar. Si kastaba ha ahaatee, arrinkani waxaa loo aanayn karaa ugu badnaan aqoon darrada, iyo waliba inaanay garanay muhiimadda wax barashada. Waxaa jirta arrin kale oo aad saameyn wayn ku leh sababaha ugu wayn ay ragga Soomaaliyeed ay waqtigoota ku lumiyaan inay cunaan jaadka, aqbalidda bulshada, bulshada ayaanan ka dhigin cunidda jaadka tahay arrin halis ah, balse ay u caadeeyaan oo aay ku taageeraan cunidda jaadka, tusaale ahaan, waxaad arkaysaa rag fara badan oo guri wada fadhiya oo halkaas loogu karinaayo shaax, oo laga yaabo in guriga ay jaadka ku cunayaan in ay caruur joogto oo ay arkayaan aabahood, walaalkood, ama adeerkood uu ka mid yahay ragga meesha fadhiya oo jaadka cunaya. Runtii waa arrin aad iyo aad nasiibdarro ku ah bulshada Soomaaliyeed. Go figure:............
  4. Abraar thanks .... nuune thanks for being here...... somehow it seems that i'm a guest here on my own topic that i started, it is unbelievable guys, i must join in the discussion or i will feel the way i feel now. Guys wat is up, wat r we talking about now.. :mad: :rolleyes: .. Go figure:................
  5. Labo meeshaan ah rag aan lagu googooye meeshaan ey ku hayaan, runta lee lasheegay wax kale ha moodina Idinkoo raali ah, waxaan halkan ka baafinayaa dadka kala ah, 1. Sweater than your tea. 2. Qac Qaac. 3. Alleubaahne. 4. Tuujiye. 5. Jeceylbaro. 6. Rudy. 7. nuune. Bal haddii ay ina maqlayaan AmA arkayaan waxaa laga codsanayaa dadkan magacyadooda kor ku xusan inay isa soo xaadiriyaan. Waad mahadsantihiin. Bishaaro YAC, makuu bagin adiga Go Figure:...........
  6. war anagaa waab aragnay, war heedhaha Bishaaro maxaa loo beecinaa, waraada Bishaaro walaalkey ayay u doonantahay kolka dhammaant BACK OFF Bishaaro malxiisad haddaad iga dhigan waydo i'm gonna soo very much upset with u raula adiga anigaaba kuu keenay Oday Cabdulle maxaa waaye midka kale eed raadinoosid yaaqayow. Waan ku jeedaa inaad topic-gan aad si tar tiib tar tiib aad u badashee aqayaarta..... :mad: Nabad iyo Caano:..............
  7. Wiilo, qatyaan baa lagaa gaaray, qof kasto waa kaa cabaaday! Xamara ku dhashay kuteenoo, midhaa anaa Baadiyo ku dhashtay? L0L. Raula ugu faan Xamar inaad ku dhalatay, ayadaa baadiyaha Kenya ku dhalataye Bishaaro aniga ha igu qarxinin nooh, aan iska sheegtee inaan xamar ku dhashay, sxbtay raula waxay ku dhalatay northeastern-ka kenya waa lawada ogyahay taa. Wiilo adi waxaa ku dhalatay Qurac hoostiisa..Xamarna maka baxo. Koow Tuujiye sxb ishaa ka riday yaa kuu sheegay inaan halkaas ku dhashay, meeshaas maad joogtay. Farxadi aan SOL uugu imaan jiray waa la iga boobay....i dont check doodwadaag anymore. well what can I say about sister wiilo. Passion 4 fashion wiilo waxaa ka tiraahdaa Qataari saana, iga raali ahaada aqayaarta sawahiliga ku hadasho qoraalkeyga. wiilo..islaamaha dagmooyinka aa loo xil saaray wow, anigaaba ka naxay title-keyga nice me like it... Aqaayarta iga raali noqda internet-ka aa iga go'naa maalmahaa oo dhan, xoogaa bill-ka aan bixinin, i miss all... Nabad iyo Caano:...
  8. Orgilaqe u telling me it is on Pay per view when i cut my cable as a result of not paying my bill. i will wait when the DVD comes out. Nabad iyo Caano:......
  9. MMA waan ku salaamay marka hore, long time no see, sxb ilaahay amarkiis maki xaaji banaadir waagii hore aan aad oga heli jiray balse hadda iigu ma baxdo nooh somehow, hadda ruwaayadaha uu dhigo wuxuu sameeyaa asigoo jaad cunaayo, somehow i dont find him funny anymore, but i still listen to his old riwaayado... thanks for posting this...
  10. Wiilo shaf wayn ayadana hanjabaad bay raaxada nooga qaaday, aaheey waaba ka helaa bootadeeda. Bishaaro walaashay aniga xamar aan ku dhashay marka haddii aan booteeyo ha ilayaabin nooh. Wiilo...walaley waamaxay 'walalkiis'? Ileen marki la yidhaa guurku dadka qalbi-camo ayuu ku ridaa waa run...Uhm It's walaashiis! oh and waxaad baafiso oo badan ilaah ha kuu sahlo..ameen dheh Abraar walaashay iga raali noqo, xoogaa guurkii iyo noloshii kale aa i wareerisee, u know wat i mean teeda kale sxbtay adigaa hadba magaca badasho nooh, marka maxaa loogu wareeri waayay dee... Kaalay Wiilo thread kaan waa ku khafiiftay ma istiraahdeen. Xoogaa markay joogtaba iyadoo iskoobe wadata bay ku soo galeysaa ! War yaa Ilaahay yaqaan oo nooga maciina ? I thought raula could be of help here. xiin sxb maxaan u qafiifi waayay waa u jeedaa anigaan hadda abraar ugu yeedhay walaal. yaaqayow guurka wareerraas leeyahay, markii aad guursataan aan idin sugaa nooh......... Nabad iyo Caano:..........
  11. raula waan goorsaday habar baan noqday miyaa, waraa qaraarka iska dhaaf nooh, is ceeji maku dhahaa yaaqee, u know haddana sxbtay aa tahay nooh kuuma quuro sidaa...... Eid Wanaagsan ciyaal xaafadda Dhammaantiin...
  12. Wiilo

    Eid Mubarak

    Eid Mubarak to everyone...
  13. waraada waad iga qosliseeyn kuli giin, ummaddeena ma tihidiin walaali... Wiilo: sometime this coming week we ought to meet at that turkey cafe..kapish. Afka aan jug isku siine mandhay. Next saturday will be fine for me, let me know... Abraar.. Wiilooy, kaalay bal huuno hug weyn oo warm ah aan ku siiyee, thread kaagii baa lagaa hijack gareyey soomaha,,,dad inaga madax adeg ma aragtey waligaa....15 ka ayuu hadalku inoogu dhacaa huuno...laakiin dee adiguna inoo qir inaan meeshan oo dry noqotay (after its popular baro and co family has deserted the place) inaan soo revive gareyney ee iska kaaya daa dee walaalkiis waa runtaa balse, hijack-ga waa in laga daayaa topic.... Nabad iyo Caano dhammaantiin...
  14. IFTIN Alif La Kordhabey ambaqaadka geediga sida ooda loo raro heesaha u gaarka ah waxa lagu aloosaa magac eebeheeniyo adiniyo af wada jira alif la kordhabey alif la hoos dhabey alif la godey aa alif la kordhabey alif lagu reeb ii alif la hoos dhabey ya lagu reeb uu alif la godey wow lagu reeb shanta diin islaam waa qiritaanka eebaheen igmad maxamed keenii oogista salaadiyo soonkoo sakadoo la bixiyiyo xajkoo loo awoodaa alif la kordhabey alif la hoos dhabey alif la godey aa alif la kordhabey alif lagu reeb ii alif la hoos dhabey ya lagu reeb uu alif la godey wow lagu reeb waayaha adduunyada waxa lagu abaaraa aragsadu ku naaxdaa koobista kas iyo maag ileyskii ka baxay iyo fakar iyo aqoon guud alif la kordhabey alif la hoos dhabey alif la godey aa alif la kordhabey alif lagu reeb ii alif la hoos dhabey ya lagu reeb uu alif la godey wow lagu reeb
  15. Cabdi Tahliin Warsame ONKOD onkod roobku madaayo aarna taaha madaayo anna taa ma ilaawoo jacayl ood rogan maayo oon hilaac bi in maayo ayro weerar madaayo ninlihi aamusi maaayo ergo geesi madiidoo ilaah tiisu ma oosho calaf la iska ma ooso ubax dayr ma qorsoomo godka lay iskuma aayo ifka la isu tudhaayee iilka la isma gar gargaroo aboor la iskama baajee nabsi hay iga amaahan axdigii ina dhex yiiliyo ha iloobin aqoontee. asaagay usha toosan iyo ooda hagaagsan hayiinkii arfanaaday madigii afar deeqay inantii La ilwaadsan ee asluubi u dheer tahay sidaan u adkeysto Kuu eegana yaaye hadaan aamin idhaahdo waa aqoonta haweene oo rag iiga danbeeyo halka ay ka cawayso uur ku taalada maada arimidiisa jacaylka anigu soo dhaxli maayo nabsi hay iga amaahan axdigii ina dhex yiiliyo ha iloobin aqoontee.
  16. raula sxb tani CHEMO-therapy waa dhaaftay waa in magacyo kale loo raadiyo waaye. sheekada adduunka aan kuu haayaa nooh, aan is aragno maandhey soon. nabad iyo caano:.....
  17. Bishaaro maandhay bacdii blue ga aheyd aa soo xusuusatay miyaa? raula waxaa ay la timid family badan markii ay imaaneysay waxay siday 18 bac oo blue ah. Badan koodna ma ay furin oo waxaa lagu soo yiri ha furin. raula ilaa iyo hadda way barkataa bacahaas. Waxay aamin santahay haddii ay furto in departation lagu sameynaayo..Lol Tuujiye sxb waan kaa qaaday salaantaada qaraabka ah. Aniga waad ogtahay albaabada mar horre aa ilaahay ii furay, you know what i mean .I miss all y'all especially adiga (Tuujiye) raula, bishaaro cadey, sxbkey nuune, qac qaac, iyo nin i nacay oo la oran jiray Jaceylbaro, sxbkey markii uu maqlay wiilo way guursatay waaba la waayay . Yaa arkay sxbtay Sweater than your tea? Nabad iyo caano:.........
  18. Haddii uu shirkani hirgalo waxaa la oran karaa horumar siyaasadeyd...
  19. ^^^raula dear good to see you too, sanad wacan maandheey, stay safe, dont drink and drive... Go figure:........
  20. Bishaaro iyo nuune kir ma kaseysiin (Kidding) waraada labadiina qaraar aa din haayo miyaa, 'cause qof idin raadineyso majirto, sorry, toopic-gana sidiisa ku daaya aa leydin dhahay nooh......... Go figure:...............
  21. ^^^Wiilo sits down with her cup of tea and watches ismalura vs orgilaqe, here goes the bunch, hey look out the grabber.......
  22. sxbtay aniga laftirkeyga waan qabaa in dumarka aysan noqonkarin ama ay hogaaminkarin ummad, sida Allah yiri of course waan wada aaminsannahay ee waan iska dhaheynaa mooye...
  23. raali ahaada sxbayaal sababti loogu talagalay topic ayaa ka badasheeyn, waxaan jeclaan lahaa inaad topic-ka aad u deysaan sidii loogu talagay please..............