Ismahaan

Nomads
  • Content Count

    1,030
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ismahaan

  1. Iyaah!! Soomaaliya soo lama lahaayn waa isku midab, isku dhaqan, isku diin iyo isku luuqad, see midab takoor loogu hayaa dadka koonfurta ka soo qaxay? Now i am very confused!!:confused:
  2. The Zack;689162 wrote: First of all it is not the Somali flag, it is their own gobol flag. Second, they are not tearing it apart, they are holding it high. Anyways, these kinds of protests are non-sense. Thanks for correcting qodax there yaa zack. The light blue flag with white five-pointed star is a symbol of our great nation and all that we stand for, no one other than a mental person can burn it. [/
  3. South Korea stealing Somalia's offshore resources that is why aay kiiska iskaga waal walayaan. Wixii hada ka danbeeya anigu waxaan pirate ka kula talin lahaa in aay madaxa ka jaraan hadaay biyaha soomaaliya ku arkaan qof south korean ah.. The IUUs, which are estimated take out more than $450 million in fish value out of Somalia annually, neither compensate the local fishermen, pay tax, royalties nor do they respect any conservation and environmental regulations – norms associated with regulated fishing. It is believed that IUUs from the EU alone take out of the country more than five times the value of its aid to Somalia every year. Illegal foreign fishing trawlers which have being fishing in Somalia since 1991 are mostly owned by EU and Asian fishing companies – Italy , France, Spain, Greece, Russia, Britain, Ukraine, Japan, South Korea, Taiwan, India, Yemen, Egypt and many others. Illegal vessels captured on the Somali coast by Somali fishermen during 1991 and 1999 included Taiwanese trawlers Yue Fa No. 3 and Chian Yuein No.232, FV Shuen Kuo No.11; MV Airone, MV De Giosa Giuseppe and MV Antonietta, all 3 Italian vessels registered in Italy; MV Bahari Hindi, Kenyan registered but owned and managed by Marship Co. of Mombasa. A number of Italian registered SHIFCO vessels, Korean and Ukrainian trawlers, Indian, Egyptian and Yemeni boats were also captured by fishermen and ransoms of different sizes paid for their release. Many Spanish seiners, frequent violators of the Somali fishing grounds, managed to evade capture at various times. According to a report in the Daily Nation of October 14, 2004, even Kenyan registered fishing vessels are known to have participated in the rape of the Somali fishing grounds. In October 2004, Mr Andrew Mwangura, Kenya Coordinator of the Seafarers Assistance Program (SAP) asked the Kenya Government to help stop illegal fishing in Somalia. “Since Somalia has been without government for more than 11 years, Kenya trawlers have been illegally fishing along the country’s territorial waters contrary to the UNCLOS and the FAO instruments, he said. SAP further reported that 19 Kenyan registered fishing vessels also operated illegally in the Somalia waters. In arrangements with Somali warlords, new companies were formed abroad for bogus fishing licensing purposes. Jointly owned mafia Somali-European companies set up in Europe and Arabia worked closely with Somali warlords who issued them fake fishing “licenses” to any foreign fishing pirate willing to plunder the Somali marine resources. UK and Italy based African and Middle East Trading Co. (AFMET), PALMERA and UAE based SAMICO companies were some of the corrupt vehicles issuing such counterfeit licenses as well as fronting for the warlords who shared the loot. Among technical advisors to the Mafia companies – AFMET, PALMIRA & SAMICO - were supposedly reputable firms like MacAllister Elliot & Partners of the UK. Warlords Gen. Mohamed Farah Aidiid, Gen. Mohamed Hersi Morgan, Osman Atto and Ex-President Ali Mahdi Mohamed officially and in writing gave authority to AFMET to issue fishing “licenses”, which local fishermen and marine experts call it simply a “deal between thieves”. According to Africa Analysis of November 13, 1998, AFMET alone “licensed” 43 seiners (mostly Spanish, at $30,000 per 4-month season. Spanish Pesca Nova was “licensed” by AFMET while French Cobracaf group got theirs from SAMICO at a much discounted rate of $15,000 per season per vessel. http://www.imcsnet.org/imcs/docs/somalias_twin_sea_piracies_the_global_aramada.pdf EU, Asia, Africa waxa dhan waa tuugo is urursaday , ninkii ka caqli liita ha u khudbeeyeen.
  4. All I can say is : May Allah almighty help our country and its people.Ameen.
  5. Nice hotel, masha Allah. Sanadka danbe baan ku dagi doonaa insha Allah, sanadkiii hore juba hotel baan ku dagey.
  6. Why Thousand times? Why not 10 or 13 or even 15? Huh? Did you hear I'm poverty stricken or what? Why do you keep on insulting me?:mad: Sheeko miyaa, warkaas maad hadana keentay.
  7. @BOB one thousand apologies for the name misspell my bro. I honestly don't even know the meaning of the word ''DOB''. @Nuune adna meeshaad wax dajin lahaayd baad cirka sii saartey sheekada.
  8. @DOB mahadsanid, Runtii wadani baa tahay. Soomaali taarikh iyo waxaas ma qoraan qabiil uun baay ka jawaabaa. @Chimera Great videos.
  9. Be proud of your heritage and who you are guys. Soomaaliya ha noolaato.
  10. Prehistory Somalia has been inhabited since the Paleaelithic period. Cave paintings said to date back as far as 9000 BC have been found in northern Somalia. The most famous of these is the Laas Geel complex, which contains some of the earliest known rock art on the African continent. Inscriptions have been found beneath each of the rock paintings, but archaeologists have so far been unable to decipher this form of ancient writing.During the Stone age, the Doian culture and the Hargeisan culture flourished here with their respective industries and factories. The oldest evidence of burial customs in the Horn of Africa comes from cemeteries in Somalia dating back to 4th millennium BC.The stone implements from the Jalelo site in northern Somalia are said to be the most important link in evidence of the universality in palaeolithic times between the East and the West. source: http://en.wikipedia.org/wiki/History_of_Somalia
  11. in kastoo la yiri qof muslina jaahil ma noqdo oo wuxuu kala yaqaan xaqqa iyo baadilka dariiqa saxan iyo kan khaldan. Soomaali muslim afka baay ka yihiin ee diin kuma dhaqmaan intooda badana diinta maba yaqaanaan. Hadii aay Soomaalidu diin ku dhaqmi lahaayeen ma is laaayn lahaayeen? Ma is jaajuusi lahaayeen? Jaahil dhiigya cab ah , xaq u dirir mujaahid ah ma ku sheegi lahaayeen? Dagaalada ka dhex socda dadka muslimiinta ee soomaaliyeed waa fidno Ilahaayna raali kama aha, dhiiga Muslim kana ALLE ma banaayn. Xataa kan gaalka Ilaahay kuuma banaan hadii aaysan arintu jihaad Ahaayn. Marka in Soomaalidu iskugu fanaan geel baan waa iska dhacnay, iyo 10 baan reer hebel ka dilney iyana only 7 baay naga dileen waa jaahilnimo. Kuwa iyaga ka dhintay ma fataatiir aay cidla ka soo heleeyn baay ahaayeen, kuwa se aay dileen soo ma aha soomaali kale oo walaalohood ah oo bari ahaayn lahaa kii garab istaagi lahaa markaay cadow is hayaan? waa in alle loo noqdaa kow, anigu shakhsiyan qabiilkayga waan jeclahay waayo waa dadkaygii adiguna sidoo kale lakiin waxaa ku dhex jira kuwa sharis ah ama dilaa ah sida libaaxu cidiyaha iyo ilkaha wax ugu diloo kale oo aan qaran iyo midnimo waxba ka aqoon hadii aan u sacabino oo ku magacawno mujaahid qoran soomaaliyeed oo xoog leh la heli maayo, sanseekeeduna waaba muuqdaa sida kuwa leh itoobiye hanaga soo gaarto cadawgeediibaan xalay soo qabanay, iyo anigu aan sanawi fooxa u shido, iyo maya anaa kaaga horeeyay ilahay hana asturo ALLE in loo noqdo waajib inna wada saaran weeye. Waadna ku saxan tahay qabiilku ma aha danbi ee qabyalada ( Tribalism) baa ah danbi iyo dulmi cad. Alle (SWT) ayaa taas Qur’aankiisa kariimka inoogu cadeeyey waxuuna Alle yiri ‘’Dadow waxaan idinka abuuray lab iyo dhaddig (male and female), waxaana idinka yeellay shucuub (nations) iyo qabaa’il (tribes) si aad isu aqoonsataan, Ruuxase ugu sharaf badan Eeba agtiisa waa kan idiinku dhawrsasho badan, Eebana wax walba waa ogyahay‘’ (Surat al-Hujurat, 49: 13). Tan kale ma aha in aad qabiil kaga kaliya jeceylaati wax kasta oo fiicana la jaceylaati ee waa in aad Muslimiinta dhan (umah) jeceylaati, si cadaalad ahna ula wada dhaqanti. Wixii aad naftaada la jeceyshahayna aad la jeceylaati qofka kale ee Muslimka ah. Alle (swt) waxuu Qur'aan kiisa ku leeyahay '' The believers are but brothers, so make settlement between your brothers. And fear Allah that you may receive mercy''(Surah Hujurat 49: 9-10). Tan Melez hadaan u soo noqdo, anigu runtii ninkaas madaxa dhooyeeysan ee Melez waxaan u arkaa in Soomaalidu ka bad badisey oo wax uusan ahaayn ka dhigeen. Qof aan waxba ahaayn hadii 24 hours laga hadlo oo wax laga dhigo waxuu noqonayaa waxuusan ahaayn. Melez power uu leeyahay Soomaali uma qasayo ee waa mid Soomaalidu siisay taas ogoow. Waa Bilaahi taawfiiq.
  12. where are the secessioners? lets hope you are not locked in a farmhouse somewhere while xaaji xundi leads the charge to unleash poisonous gas and ngonge plays the part of chief negotiator in the scene for aabo silaanyo :D
  13. Ismahaan imika hadda la joogo amey suufidu toosan tahay adheerey Bro Allahu a3lam laakiin suufidu Qur'Aan ma yaqanaan. Al-shababna waa masiiba kale oo Alle Soomaalida u soo diray, diinta khalad baay ka fahmeen waxaabad ka garanaysaa saay miskiim kaan ula dhaqmayaan. May ALLAH (swt) guide us all to truth and keep us on the straight path. Amen.
  14. Tiir dhaxaadku waa diinta Alle in aay Soomaalidu bartaan iyo cilmiga kalaba oo jaahilnimada ka baxaan. Markaay jaahliga ka baxaan baay fahmi karaan qiimaha dalkoodu leeyahay iyo farqiga u dhexeeya Soomaalinimo, qaranimo, qabiil , iyo wadaninimo. Qofku waxuu fahmi karaa macnaha erayadaas kor ku xusan markuu yahay qof wax garad ah, dalkiisu qiima la leeyahay, wadani ah, oo aqoon iyo karti leh. Soomaalida hadii la oran lahaa kuligiin Soomaaliya ka soo taga oo kamp qaxooti oo wadan kale ku yaal soo gala waay yeeli lahaayeen, waayo dalkooduba qiimo uguma fadhiyo marka see lagu midaaynayaa? Waa Bilaahi taawfiiq.
  15. This is just hilarious.'He who does not bellow the truth when he knows the truth makes himself the accomplice of liars and forgers''
  16. انا لله وانا اليه راجعون Samir iyo imaan.
  17. Ka dib markaan isu eegay labada saxiix iyo astaamaha aay warqaduhu ku kala saxiixan yihiin ee kala ah XRW iyo OPM waxaa meeshaa ka cad in uusan saxiixin former PM of Soomaaliya war qadahaan ee laga been abuurtey. Xalay ayaan waliba ka fiirsanayey Universal Tv isagaaba af kiisa ka yiri anigu ma saxiixin marka af jooga looma adeego baay yiraahdaan Soomaalidu. Su'aasha meesha taal baa ah yaa sheekadaan ka danbeeyey , maxaase loogu been abuurtey raaysal wasaarihii hore ee Soomaaliya hadii wax la saxiixayo maa qofkii arintaan ka danbeeyey magaciisa ku saxiixo mise isagu arintaan awood uma lahaayn?