Dad'oow Waa wiil a deysane Dhaheene
waa wiil Dugsada daaraha *******
Gacmo Duubnaa Baryahan oo dhayaha wax kadeyaayay'ee
Waa Dhool,Bil Da'diisu tahay Boga SOL dhankeeda
Afartaasna Dhextaal Ma ooga dhigay Qirasho iyo Baraarujin!
Baashi waa Hadal kar Lagu ba'ay ee Tolkeyoow Hala ogaado
Jamaalna Kama Liito waa Libaaxkale ee Tolkeyoow hala ogaado
Labada Suldaana (So &zoo)Salaan Baan u Saaray ee saasna Hala ogaado
Dib haddaan u Bidhaansado, wixii Tolkay hor u dhahay
Baashiba Banaanka dhig inuu,Geesi Ka Tagay Dagtan'ee
Dadbaa iyana Dusha kamaray inuu,Beeneyaal Ka Dal Doorsada'ee
jamaalna wakaa Daamaanka Heysatee, Dhubuqleynta La Dhakafaarsan.
Da'deydaay Haddaan La isu Digin,Dunidu waa Dab iyo Holac'ee
Waa Dhamac aan Lagu Dhowrin Ninkii dhabta ogayn'ee
Deysane iyo Duulkii Daahay ee dib kayimid,Intaan La Dal Dalin'ee
Nabad La Darisyihiin,Dagtan Warkeeda u Dhiiba Ma isdhahdeen?.
Alla Maxaan Qashin Qoray...Alla Maxaan Gabayga Sharaftiisii Meel ooga Dhacay.....Haye Maxaa La igu Xukumay.
anyway,Muhiimadu Tuurasho bey ahay soo maha.Dee ana intaas dhimatay baan indhah intaas isku Qabtay Xuguf soo siiyay.
Soo Wada Sheekada.