oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Nonsense
-
Bismillah Walhamdulillah Was Salaatu Was Salaam ala Rasulillah. Salaamu Alaykum waa raxmatullahi wabarakaatu. Anigu ah Imam oba Imam Hiloowlow Imam Jeeloow oo ah oo ah Imamka reer Musmaar Qaroofan waxaan aad iyo aad uu so dhoweynayaa Shirweynahaan wadatashiga ah, muddo dheer ayaan sugeynay in shir la mid ahi la furo oo maanta hadii ay bilaabatay baa waa ilaahay mahadii. Marka hore waxaan aad uu mahadnaqayaa Adminka, Libaaxsaankutaabte kaaso geed dheer iyo mid gaaban baa uu galay sidii Somaliaonline uu noqan lahayd meel respectable ahi oo ay so galaan dad waxgarad oo kasoo jeeda dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshadda. Waxaase jiro tabasho gaar oo aynu tabanaayo hadii aan nahay Imaam Oba kaaso ah in meesha ay ku yartahay dadka soo gala marka waxaa anagu ka codsaneynaa Adminka Somaliaonline mr Libaaxsankataabte dhowr arrimood: 1: In more members oo ka so jeedo dhamaan bulshadda ay halkani xubin ka noqdaan 2: Maadama aan anigu ahay Imam Obab inaan helo ahmiyad ii gaar ah taaso ah inaan immune ka noqdo waxa la yiraaho, ''Banning'' 3: In beesha reer Musmaar qaroofan maadama ay minority ku yihiin ay helaan xaqooda taaso ah in more members lagu so daro SOL Wabilahi towfiiq Imaamka Beesha Reer Musmaar Qaroofan Imam Oba Imam Hiloowlow Imam Jeeloow
-
The man who changed Somalia is honored with a new nationalistic song
oba hiloowlow replied to Mooge's topic in General
Abdi qeybdiid's song has a sick tune -
Bismillah Walhamdulillah Was Salaatu Was Salaam 'ala Rasulillah, Salaam alaykum waa raxmatullahi waa barakaatu. Trollers waan idin salaamay, salaan kedib, Maanta oo ah 13ka februari sanadka 2013, waxaan halkaan ka cambareynayaa warar beryahaan leysla dhaxmarayey, kaasoo ahaa in Imam Oba Imam Hiloowlow Imam Jeeloow iyo Nabadoon Alpha Blondy ka dhaxeeysay Khilaaf baaxad weyn warkaasi oo aan sal iyo raad toona lahayn, sida aad wada ogsontihiin xiriir iskaashi dhinaca Maaweelinta bulshadda ayaa ka wada dhaxeysaa Imam Oba iyo Nabadoon Al, Maalmihii ugu danbeeyse Imam Oba wuxuu kaga maqnaa threadkan Howla isaga uu gaar oo la xiriira caafimaadkiisa taaso ay durba saxaafada kaga been abuureen oo ku micneeyeen in Imam Oba iyo Nabadoon Al ka dhaxeysay Khilaaf aad uu baaxad weyn,markii threadka laga waayay Imamku. Hadaba Taageerayasha Imam Oba iyo Nabadoon Al waxaan gaadhsiinaya, Labadu waxgarad waa far iyo faraanti kalama hadhaan,danta guud ee threadkan bey ka shaqeeynayaan sii ay baashalaan Asxaabta barta Somaliaonline soo gala, waxaanse filayaa warkaan marka ay Maqlaan shaqsiyad sidii Ngonge iyo dad faro badan oo kale iney wadnaha go'i doonto oo iyagu run uu mooday wararkaan dacaayada ee laga fidiyay labada mas'uul ee kala Ah Imam Oba iyo Nabadoon Al iyago waliba cadwoga labadu mas'uul geed dheer iyo mid gaaban ba uu galeen sidii ay uu fashilin lahaayeen maaweelinta ee soo jiiditaanka wacan leh oo ay muujiyeen labada mas'uul. Afhayeenka Imam Oba Malaaq Showri Malaaq Coloow Xarunta Degmada Kaaraan,Muqdisho Somalia. Hoyga wararka Somaliyeed www.jowhar.com jowharnews@gmail.com jowharcom@hotmail.com
-
LOOOOL@ the two guys who said that the koran is consisting of 240 respective 99 surahs, inaa lilaahi :D
-
" frameborder="0" allowfullscreen> watch from 1.25, The program leader asks this dude what the prophet Mohamed SAW full name is, the guy answers mohamed abdillahi Ibraahim :D
-
Dagaal Xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;918100 wrote: There is another dagaal reported, ya Calasow LOOOOL@ Ya Calasoow dee waxaan kawadaa whats up with all these dagaal thread's mala xaajiigii shaqadiisa baa la waregtey sidaas baan ka wadey -
Dagaal Xooggan oo xalay ka dhacay Magaalada Baydhabo
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xaaji Xanjuf lambar due -
Maaddeey;918089 wrote: Salaamun Calaykum, Thread-kii aan u soo xayd-xaytay waa la xiray, ciil badanaa!.
-
Somalis will have Western names in a generation or two
oba hiloowlow replied to metta's topic in General
I know some guys called Charles and Ahmed-John -
Somalis will have Western names in a generation or two
oba hiloowlow replied to metta's topic in General
it means innovation wyre-oow -
LOOOOOOL NG yh right
-
NGONGE;917678 wrote: On a serious note; this is not only really about Somali women tody and yesterday, this is about MUSLIM women today and yesterday. The hijab and jilbaab you see in downtown Xamar today is the same one you can see in Kuwait city, Cairo and Kuala Lumpur. Yesterday, all these places also had women wearing short skirts and with their hair out. It all seems cyclical to me. In Harun Al Rashid's days they had music, art and even a tale or two about the joys of drinking. Yet, the Khulafa that followed him (three generations later) adjusted some of the Shica tendencies of him and his sons and went back to traditional sunni customs. It later changed with other Khulfaa down the lines and has been changing ever since. Or, as Oba would say: Saca bi saca. NG whats saca bi saca ninyaho speak somali or english
-
Somalis will have Western names in a generation or two
oba hiloowlow replied to metta's topic in General
do you know what bidca means carab-yahow -
Xaaji X is on holiday, I'm in charge of news today
oba hiloowlow replied to NGONGE's topic in General
Ok Boowe i get your point. NG if you knew how many times people thought i was eritrean nacalaa talaatik -
Aight fair enough!
-
Ngonge why don't you let him do his thang instead?
-
NGONGE;918013 wrote: Xiin has his faults (and they're many) but you have to get beyond the words here and see why he got worked up on this thread and the one about looted houses, saaxib. If he was discussing this issue with you, he would have been sweeter than sweet and would have slithered around you with nice words and respectable comments even if you eventually agreed to disagree. Here however, he has decided that everyone is a Liqye and therefore he's coming at the subject with all guns blazing. Find a way to make peace between him and Liqye and you'll manage to end this precieved qabyaalad of Xiin (he is no more clannish than ANY of us really). p.s. The original question makes sense and, if one ignores Liqye's angry replies, his answer to it ALSO makes sense. Bal let us start again and allow our words to speak for us rather than our personalities. Rageedi Ngonge spoken like a true oday i must say i like this side of yours.
-
Xaaji X is on holiday, I'm in charge of news today
oba hiloowlow replied to NGONGE's topic in General
Sayid*Somal;917999 wrote: ^it is Sayid B]Somal[ [/b] Al Qardhaawi (all in Arabic) saxiib. thanks for the correction boowe -
Xaaji X is on holiday, I'm in charge of news today
oba hiloowlow replied to NGONGE's topic in General
LOL@Sayid Qardhaawi Ngonge inaar i was to lazy to read the piece, a picture says more than a thousand words sow maaha?