oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Che we have all properties in our hands now, the easiest route is to pay them 6000 dollars. hustling game fo sure
  2. Che we lost several properties actually sooner or later we got them back.
  3. Good morning, subax wanaagsan,god morgon,Bariideena!
  4. Apophis;918338 wrote: ^ come on sxb, you know I'm only one of those things and not both.
  5. Apophis;918331 wrote: Why don't you tell us, since you seem to know Mr finger for a face. stubidh f@qash :D LOOOOL
  6. hayaaay the Unukaland Boogieman is coming for you mooge run boy, run for your life. :D
  7. Haatu;918316 wrote: War af Muslim ama af gaal mid un ku hadal. lol @cagaweyne. Now that I have a nickname, we need nicknames for yourself, Alpha and ina Meygaag LOOOOOOOOL im practising my af Maay Maay nooh, our second language yaa cagaweyne. Ninyaho make a good nick for ha ii ceebeyn noooh
  8. Haatu cagaweyne Mahadsanid, Hergeleena? Fiiri May subiyoyte?
  9. this is not a genocide its a massacre as che said before however a genocide took place later on. AUN the victims
  10. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka la wareegay deegaano ka tirsan Shabellaha Hoose, iyagoo labo jiho ku kala socda, waxaana ciidamada u muuqdaan kuwo xoogan oo ku soo wajahan deegaano hor leh. Wararka ayaa sheegaya in saaka ay gudaha u galeen Janaale, iyagoo fariisin ka sameystay Buundada, waxaana ciidamada saaka galay janaale ay ka soo dhaqaaqeen dhinaca Marka, kadib markii shalay ay dhaq dhaqaaq ciidan wadeen. Sidoo kale degmada Awdheegle oo qiyaastii 40-KM u jirta Afgooye ayay Ciidamada la wareegeen, iyagoo u sii gudbay Tuulada Bariire oo ilaa 25-KM dhanka galbeed ka xigta Afgooye, waxaana ay Ciidamada ku wajahan yihiin Tuulada Mubaarak oo ku dhow Bariire. Wararka ayaa intaa ku daraya in ciidamada ay doonayaan inay isku xiraan deegaanada u dhaxeeya Afgooye iyo ilaa Janaale, waxaana howl galka uu u muuqda kii ugu ballaarnaa ee ku wajahan deegaanada Shabellaha Hoose. Saraakiisha dowladda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ujeedkooda yahay in maalmaha soo socda ay gaaraan degmada Khoryooley iyo Buulo Mareer oo bishii la soo dhaafay ay howl gal ku qaadeen Ciidamada Kumandoska Faransiiska. Ma jirto ilaa iyo hada wax dagaalo ah oo toos ah oo ka dhacay, inkastoo la soo sheegayo in iska hor imaadyo goos goos ah ay ka dhacayeen deegaanada qaar. Deegaanada ay la wareegeen ciidamada ayaa muhiim ah amaanka wadada isku xirta Marka iyo Muqdisho, halkaasoo kolonyada ay ku safraan ciidamada dowladda, saraakiisha iyo mas'uuliyiinta wadada loogu geli jiray, waxaana saraakiisha ay sheegeen in howl galkan loo qaaday dhanka xaqiijinta amaanka deegaanada isku xira Afgooye ilaa Marka
  11. Abwaan;918195 wrote: lol...and there is only 1 reply? Oba, Cabdi Raalli baa ka tahay miyaa? Rugcadaa aqoonlo Cadow oo ka rooro Gobonimada ruux jecel Ra'yi iyo hogaanba Cabdi raali baan ka nahay LOOOOOOL
  12. Nabadoon Al ditch the khat and start looking for a date for tonight take her out for dinner than a nice walk around beerta xoriyadda reading some cajaaib geeraar's you wrote. Son don't forget the roses and chocolate. Anigu im planning a little dinner tonight with this women i met in the uni im making a gourmet dish at my place,going to the suuq soon buying the ingredients, some candles,roses and chocolate, Alfoow ii so duuceey caawo i might get lucky.
  13. Xaaladu is great ninyahow adigu ii waran what is the plans for tonight?
  14. NGONGE;918250 wrote: ^^ But you just said that the armies in every area come from that area, why are you asking PL & Khaatumo to bring their soldiers to Xamar then? At any rate, if this is the case there really is nothing for PL to complain about (unless, of course, the central government does not recognise PL soldiers and include them in the lifting fo the embargo). LOL cause then xiin and co will feel a part of ciidanka xooga Somaliyed ya feel me
  15. Naxar Nugaaleed;918244 wrote: Yey bey dadka qaar. Kaga dagtey. Besides what few of you say here, what evidence do we have that this "national forces" are inclusive or are we to just your words for it? The soldiers from Banaadir are deegaanka,the same with hiiraan,bay,bakool,gedo,galgaduud,jubbada hoose, shabelle hoose is the only gobol where ciidamada aint dadka deeganka however there has been started a process in shabelle hoose oo ah ciidamo lagu aruurinayo deganadaas the only clan who aint in the XDS is puntlanders and Khaatumians maxey iyagu ciidan uu keeni waayeen?
  16. Look at these fools comparing yeeys milittia with ciidanka qaranka of today, Inaa lilaahi waa ina ileyhi raajicuun
  17. Indeed bro im planning to do a little exploring trip from xamar to cadale find some unknown beaches
  18. Im planning to come around late June celebrate 1th of july in city plaza abaaba. I will probably stay at our House in Juungal or Marinaayada hotel Global area
  19. Daqane bro i was just checking prices to the flight to xamar this summer,expensive as F, but its totally worth it.