oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
kkkkk Showqi lol sxb minaa so gudub ii tiri waa so gudbaa
-
Mooryään diin ayaa aqaanaa yiri
oba hiloowlow replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Ar miskiin waxaas caadi waaye ********tii xamar isbaaradaha xamar haaysa jiray waxaas naqdeen ''Wadaado'' waa gacangalne -
Oba, Lol. Who invited you to Sol? lol google bro hehe
-
Hadda muraadkaaga Bukaansocod aan ahay ee Beeso ha la igu baanto miyaah,,,, [big Grin] haa abow saas ay uu egtahay howsha lol
-
NIMAN wahabinimo haleeshay waaye inkaar idinku dhacday
-
haday gaaladan afrikaanku ay ka baxaan somaliya walahi waxyaalo badan ba hagaagaya sidan qabo , fidmadan waxa wadda amisom halaga takhaluso waan ogahay qolada shabaab wa xagjir oo siyasad somali kuma shaqeyaan oo wa international. sheekadoodu laakin hada alshabaab la inqlaabo oo la somaliyeyo ba fiicnaan lahayd. sxb Amisom la'aanteeda socon meyso qorsho ayaa lo baahan yahay ciidan qaran xoog leh mrkii la so dhiso ayeey baxaayan, fitnada ay wadaan waa maxay. shabaab wad aragtay wadaadii ahlú sunnah wal jameecah oo diinta soo gaarsiiyeen wadankeena oo qarniyaal kahor dhintay ayeey meydadkooda so faageen ay hadana gaaleeysiiyeen.. Mowliid,xus iyo salaatul leyla iyo waxyalo badan ay mamnuucen kulaha bidco inkaar idinku dhacday
-
sxb walahi ineysan yeeleynin wadahadal sxb niman somalinimo aaminsan maba aha sxb, aniga sxb 1.5 yrs ago ayaan kaso tagay walahi waxey ii dhahen 10 maalmahod gudahiis ku biir mujaahidinta ama adaa lagugu jihaada.. Dowladda amrkasta ay leedahay wadahadal aan la galeyna shabaab iyaga diiday, xisbiga mowqif dhow kuwaas kursi bes ay uu dagaalamayan kuwan laakin caqiido ay uu dagaalamahoyan
-
The Khusuusi wants to get rid of the Khusuusi
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
waan gartay brother xooga qalad ban fahmay -
The Khusuusi wants to get rid of the Khusuusi
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
xaaji SSC hadey rabin somaliland maxaad ku naceeysan.. -
Mogadishu Monday 08 November 2010 SMC Ra'iisul wasaaraha Somalia Maxmaed C/llaahi Maxamed (Famaajo) ayaa ogolaaday in albaabbad hadalka loo furo kooxaha DFKMG ah kasoo horjeeda, kaddib kulan uu xafiiskiisa kula qaatay guddiga dib u heshiisiinta Qaran ee Somalia. Guddoomiyaha guddigan Ismaaciil Macallin Muuse oo saxaafadda Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in Ra'iisul waasaruhu uu aqbalay in dib u heshiisiinta lasii wado lagana dhigo mid gaarta meelo badan oo aanay horayu gaarin. "Waxaan ka codsannay ra'iisul wasaaraha, inuu ogolaado in dib u heshiisiinta loo bandhigo dhammaan dhinacyada kasoo horjeeda dowladda iyo kuwa aan kasoo horjeedin, wuuna naga ogolaaday" ayuu yiri Ismaaciil oo intaas ku daray inay sii wadi doonaan howlahan. Mr. Ismaaciil, wuxuu sheegay in Ra'iisul wasaaruhu uu ballanqaaday inuu xoogga saari doono howlaha dib u heshiisiinta ee dalka, uuna la hadli doono kooxaha uu dagaalka kala dhexeeyo iyo aanu dagaalku kala dhexeyn. "Xukuumadda aan soo dhisi doono waxay xoogga saari doontaa, howlaha dib u heshiisiinta iyo ammaanka, waana iga go'an tahay inaan qayb ka qaato nabadeynta dalkeyga" ayuu yiri Ra'iisul wasaaraha Somalia oo saxaafadda la hadlay markii la dhaariyay. Xoogagga hubeysan, ayaa horay u sheegay inaysan wax wadahadal ah la furayn DFKMG ah, inta ay dalka ku sugan yihiin ciidammada AMISOM oo difaaca dowladda Somalia, oo ay horay u sheegeen inay xukunka ka tuurayaan.
-
Oba, Beesada Buufis ey dadka ku ridaa ee ma ka hertit,,, Showqi abow buufiska aad sheegesid mug hore ee ii haleeshe ee saan ugu heraa jirka oo dhan ayba saaqde lol
-
hayaay ma firxadkii atam tolow??
-
So Duke gets your vote? Lol Haa nooh koley xooga beeso waa haysayaa
-
I knew you would vote for a pirate boy Lol Money is power nooh
-
lol sxb ninkii dollar haysta isku fikrad nahay ma ogid miyaa
-
loool ninkii dollar haaystan dooranaa
-
waaa arin wanaagsan laakin halala socdo cadowga dhogortiisa, yaan laisku dirin walaalaha
-
Ciid saaxib wax na yeeshey ma jirto laakin labba dawladood oo isku biiray baynu ahayn sxb waxaas waxa ka dhaadhicisen ilmahii 91dii kedib dhashay war gumeystayaasha inteysan imaan miyaan 2 dowladod aheyn? gumeytayaasha ayaa isku ken diray bro. Anigu wan jeclahay walaalahay somaliland dont get me wrong horumarkad garteen waa ku faraxsanahay.. but i am kinda dissapointed at u guys
-
Popular Contributors