oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ lol waa fahansanahay but it's weird adeer ,unethical,inhumanly, sidaas baad qaran rabtaa inaa ku noqotid
  2. This kind of people are danger to Somaliland society. They either should be sent to the jail,psychiatrist or deported. :confused:
  3. hahahaha looooooooool maan yaabo ileen sheekadu saas ay aheed,cajiib
  4. sorry my bad waan ka tirtiray laakin inaan ilaawa laga yaaba meelaha qaar
  5. Wuxuu maha in xal la rabo ee waa mashruuc, kala wareegaan lacag ayaa laga tacbooyaa, ileen hadii soomaliya nabad noqoto dad baa shaqadooda weynaayo
  6. Xildhibaanka ayaa wuxuu sheegay in qorshaha labadaan masuul uu yahay, sidii ay u burburin lahaayeen dowladda uu madaxweynaha ka yahay buu yiri madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed , isagoo intaasi ku daray intaasi ay tahay wax lala yaabo. Wakaas!
  7. Dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa waxay shaaca ay ka qaaday in Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Soomaaliya ay kala qeybinayaan dowladda Somaliya. Xidhibaan Cabdulle Xersi Cawooleey oo kamid ah Xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Somaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ay kala qeybinayaan dowladda Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa wuxuu sheegay in qorshaha labadaan masuul uu yahay, sidii ay u burburin lahaayeen dowladda uu madaxweynaha ka yahay buu yiri madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed, isagoo intaasi ku daray intaasi ay tahay wax lala yaabo. Wuxuu sheegay in wax-yaabaha ay doonayaan Shariif Xasan iyo Augustine Mahiga ay tahay wax aan socon kareyn, isla-markaana wuxuu ka dhiidhiyay burbur baahsan oo uu sheegay inay xudun u yihiin labadaasi masuul. Sidoo kale Xildhibaan Cawooleey ayaa wuxuu sheegay inaysan marnaba ay ka yeelli doonin burburka ay damacsan yihiin buu yiri labadaasi xubnood, isagoo intaasi ku daray in dowladda Soomaaliya ay ka tashan doonto amuurtaani cusub. Iskusoo wada-duuboo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Dalka Soomaaliya Dr Augustine Mahiga ayaa waxaa lagu sifeeyaa inay yihiin laba xubnood oo iskaga dhaw madaxweyne Shariif iyo Raa-isal Wasaare Farmaajo.
  8. Mogadishu waxa amanata kulan xasaasi ah ku yeeshay Odayaasha dhaqanka ee beelaha ******* kuwaasi oo cudsaday in xilka laga qaado Guddomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan . Odayaasha maanta kulmay waxaa hogaaminayay oo u hadlay Guddoomiyaha Golaha dhaqanka ******** Siid Cumar oo si cara leh u weeraray Shariif Xasan . War saxaafadeed ayaa ka soo baxay kulankaasi ee maanta iskugu imaadeen Odayaasha beesha Shariif Xassan kaasi oo lagu shegay in aysan raali ka ahayn go'aankii uu Shariif Xasan ku aaday shirka Nairobi oo ay xukuumada KMG horey u diiday. Odayaashaasi ayaa fartiin u diray dhamaan qbeelaha ka soo jeeda Beeshaasi taa oo aheed in ay go'aan cad ka qataan Shariif Xasan isla markaana ay soo doortaan Guddomiye cusub . Waxa ay ku baaqey in xildhibaanada beesha ka soo jeeda ay mooshin ka soo diyaariyaan gudoonka barlamaanka si daaqada looga tuuro madama uu ka shaqeenayo bur burka dalka waa sida ay hadalka u dhageyn . Ugu danbeyntii Odayashaaasi waxa ay muujiyeen in ay garab taagan yihiin go’aankii xukuumada ee ku wajahnaa shirka Nairobi ka furmaya maalinta berito ee 12-ka April.
  9. Ninkaan court maxaa laga geeyaa u can clearly see that he needs quraan akhris
  10. Dibadbax looga soo horjeeday dacwadda lagu soo oogay Wasiirkii hore ee Gaashandhiga Soomaaliya Janaraal Maxamed Cali Samatar oo xiligan ka socota dalka Mareykanka ayaa maanata ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Bannaan baxaasi oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan bulshada ku dahqan Gobolka Mudug ayaa waxa ay socod dheer ku soo mareen waqooyiga iyo koonfurta magaalada Galkacyo kuwaasi oo ku dhawaaqayey halku dhigyo ay kaga soo horjeedaan dacwadda loo haysto Max’ed Cali Samatar. Qaar ka mid dadkii bannaan baxaasi ka qayb qaadanayey oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in isu soo baxooda uu ku saabsanyahay sida ay uga soo horjeedaan dacwada haatan ka soconaysa dalka Maraykanka ee lagu soo oogay Wasiirkii hore ee Gaasgaandhigga Janaraal Max’ed Cali Samatar, waxaana dacwadaasi ay ku tilmaameen mid been abuur ah. Waa markii ugu horeysay bannaan bax lagu diidanyahay dacwadda ka dhanka ah Max’ed Calii Samatar ay ka dhacdo magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
  11. ^^ aha ok thats bad walahi documentery fiican buu ahaa oo ka hadlaayay qaxootigii dadaab eek a so qaxay dagaalkii 1977..
  12. Okey bror , Malika det är sant men man förstår lite det är subtitles
  13. Taleexi ja det är jag , fiirso documentaryga waa mid famil soomali ku saabsan.
  14. http://svtplay.se/v/2374966/dokumentarfilm/blommorna_i_lagrets_skugga?cb,a1364145,1,f,-1/pb,a1364142,1,f,-1/pl,v,,2374966/sb,p115254,1,f,-1
  15. Xaaji maxaad ka hadlee ninyahow, ciidanka xooga dalka maha kaliya iney xamar joogan dee, waxaa haboon in 6 aag la furo waliba gobolada dhexe ayaa ku wanaagsan howlgall, ee tartiib tariib socon meyso, ee anigu fikradyeda waxa waaye in la isku daro ciidanka oo kuwa reer jowhar iyo reer dhoobley laisku daro etc, Ciidan qaran dee, oo guutada qabiil walba laga helo..
  16. ^^ ciidanka waa ogeyd awal hore markii qabiil qabiil dhufeysyada loogu jiray waxaa la maqli jiray heer hebel iyo heer hebel ayaa isku heysto degmadaas ee banaadir ama isku rasaaseeyay, marka ciidan qabiil horumar lagu gaaraaya aayasan jirin dhibaatooyin iyo neceyb mooye.. Marka Shariifka madaxweyne soomaaliyed waa, ciidankii jubbooyinka lagu talogalay oo xamar la keena wax dhib uma arko ileen halbowlahii waaye xamar..
  17. Saalax;710616 wrote: I think Prof. Gandhi is a smart man for refusing Sheikh Sharif's demands for those trained two thousand troops to be sent to Mogadishu instead of Jubboyiinka (which they were designed to liberate those regions). Why doesn't Sheikh Shariff ask for the training of his own troops from his own regions ( Jowhar, Ceeldheere, wankaweyn, Shabellaha dheexe etc to be sent to Mogadishu. Madaxweyne qabiileed miyaa mise madaxweyne qaran?
  18. The Zack;710586 wrote: Waxaa kasoo baxayo a business case to get more money from the UN. Mahiga and his team will get richer LOL. Somalida labo beri kadib wey iska noqonayaan inta Hotelska laga baxsho. lool so true
  19. what happened to gudaha ha lagu qabto shirka? Maxaa kaso baxaayo mar hadey fagaaraha ka maqan yihiin Ahlusunna, Ximan ii xeeb and TFG, Shieldka al shabaab waaye ee gobolada dhexe..
  20. . Siyaasad ay aheyd gacanqaadku hadii kale waa ogtahay gaaladan discriminate ayuu igu sameeye ay habartu dhihi laheyd oo wuu isla weyn yahay meeqo jeer ay dhacday arimahaaso oo kale.. Bal waayahay Al-maskiin Al shabaab aan taageerno oo cid kasto waa gaal aan dhahnee, oo aan isku qarxino Muslimka kedibna aan Ilaa Alaska iyo syberia aan qabsano Allahu Akbar, Takbiir...