oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. the whole thing is a joke Shariif sakiin, Sac cali jeelle, Faroole, Caalin, Awliyo loool meesha waxa ku kulmay fiiriya uun
  2. ^^ Markii ciidan islaam la waayay oo nabad ilaalin dantu waxey noqotay Ciidamo AU ma garatay, tan kale Au-da kulli yaan lagu dambaabin actually muslimiin ayaa ku jiro runtii ma badno laakin. sxb thread-kale ayaan ku doodeyna. Salaam
  3. Al-Miskiin;711191 wrote: Walaale, dadka shuftada ah, ee dadka isbaarooyinka jidadka u dhigtaa kumaynan kalifin gaajo iwm. Gaajo ninkay ku kalifto wuxuu xadaa cunto, iyo khudaar, ma dhaco dad bas dhan saaran, waliba asagoo hubaysan, waxaan kuwaas la dhahaa Qudaacu dariiq. In lala dagaalamo bay xataa Shareecadu banaysay, si aynan ummadda u fasahaadin. Haday daacad ka tahay gaajo iwm. qoryo bay wataan, qoryahaas baa kumanaan lacag ah la gadaa. Mida kale, dadka xadkan oofiyey uma malaynaysid miyaa inay inyarna diinta ka yaqaaniin? just like u know about Cumar bin khattab iyo xaaladda qofka gaajo u gaysay? Hadaadba adigu taqaanid, ayana maxaa u diiday? Mise waxa deegaankaas xukuma, ee maxkadda joogoo dhan waad ka cilmi badantahay? Dad badan baa ciyaala suuqnimo wax ku xada, oo dadka ku dhaca that means "for fun"! it not always duruuf darteed. Adigu let me ask you, sidee ku ogaatay inay gaajo u gaysay, oo ay cunto waxay ku gataan darteed ficilkan u sameeyeen? It doesn't make sense sxb, when there is solid proofs for this baynu odhan karnaa way qaldanayaan, but hadeer wax cilad ah anigu ma arko. Aniga waxaa ka hadlayaa dadka dhaco lacag ama cunto, waxaan xasuusta kismaayo in nin gacmaha laga gooyay asigo ''dhacay'' 10 dollar. Dadka xadka oofiyey waa shabaab, shabaab neh dadkey gaaleeysiiyaan, culimaddana war kama maqlaan waad ogtahay.
  4. hal maxkamad baa ku filnayd Horta dowladdu waa dad Islaama ha dambaabin, arinta kale waxa waaye Dowladda wey tiri iney Shareecada islaamka ku dhaqeeso waxeyna yiraahdeen dalka waa in ugu horreyn gacanta ku dhigno ileen shareeco islaam oo sax waaye, arinta kale dowladda iyo maamulka Banaadir waxey yiraahden in goobaha ganacsiga la xiro xiliga salaadaha, iyo Qudbada Jimcada. Gaal neh inaad la hadashid wax diinta kaso horjeedo maahan. Waad ogeyd Shariif inuu rabay ciidamo nabad ilaalin oo islaam ahi balse waa laga waayay muslimiinta Jabuuti mooye. Marka al-maskiinow walaalow threadka yaanan ku dheelin maadama wax kale laga hadlaayo. Wabilahi towfiq
  5. Al-maskiin, hade dadkaan wax xadaaya maxaa ku kalifaayo hadii aysan aheyn dhaqaalo yari? Inaad fikirtid ayaa lagaa rabaa qof ma jiro oo alaab iska dhacaaya for fun wax aa ku kalifaayo= Daruuf.. marka xukunaddan ma haboona xiligaan waa say ila tahay.
  6. Islamic trial kulaha war Alshaydaan trial waaye, diina wax kama yaqaanan eeyahaan
  7. ^^ ha degdegin ninyahow, xaalada soomalia fiiri bal abaar aa ka jiro iyo gaajo marka qalad waaye in dad gacmaha iyo lugaha laga gooyo, Cumar binu khadab (R.A) xili aa jirtay oo uu diiday in la gooyo gacmaha iyo lugaha because gaajo iyo abaar ayaa jirtay. Hadii Somalia ahaan laheyd industrialized country oo gaajo iyo haraad aysan ka jirin xukunka Sax buu ahaan lahaa.
  8. ^^ xataa if there was some evidence xakunka legitim maahan
  9. Liqaye;711136 wrote: I think maybe abokor needs some quiet time with a picture of sharif and a bottle of vaseline, ninkani inu jaceyl hayoo miyanaad arkeyn, for him to have such indepth views on a fellow mans physiology wabaa fantastic. looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
  10. ^^ @laascaanood, ahahha lool dhaqan celis yaah , aduunyo gaddoon aa lagu jiraa yaaqey Aaakhirada so dhow maalinkasta waxyaabo cajaaib ayaa arkee, like Tsunamis etc, ciyaal caasiwaalidiin, dad muslimka gaaleeysiihaayo oo dilaayo.. Inshallah kheyr!
  11. Lol Kan hiraabahan anaaba kasaayo Sweden ayuu ila jooga darajadiisana waa bililiqo, wararkiisana inta badan waa wax qabiil ku saabsan allahey cafimaad ha siiyo adeerkey
  12. Shariif shareeco waa uu shiikh Guuleeyso Amiirul mu'miniin
  13. ^^ I know sis 90s bey aheyd but kolkaan canugaan arko amazed baan noqdaa, Shariffudiin mashallah... Aamiin to ur du'a.. looool dhib kaliyaa yaah?
  14. ^^ haa sxb Diinteena inuu kii saxda yahay yahuudaba og iyo krishtaankaba
  15. ^^ lol haye maadeey fikirkaada ku aadan Azania kawaran?
  16. Aliyyah, lol beenta mahan beri tolow maxaa la sheegi doona? Nina, dad cajiib leh, waa kaas wey difaacayen wuu xanuunsana kulaha
  17. I think it's safe to say the daily jad chewing ritual causes more harm than this 'prophet' hahaha uu sheeg
  18. lool Aliyyah i agree with u, this guy saalax is funny walahi solution cajiib leh ayuu la imaana like Jail, ninka inuu xanuunsan yahay waa loo jeeda maxaa jail la dhigaa, almiino dadkiis ha lo geeyo like u said and this whole thing is emberessing anigu koleey ''lander'' hadan ahaan lahaa warkan halkaan kuma dhigeen lol