oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Maamul Goboledka Azaniya oo aad Looga Been Sheego
oba hiloowlow replied to Bashiir's topic in Politics
Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo oo shalay deegaano dhowr ah isaga baxeen Ciidamada Dowladda ee ku sugnaa deegaanka Gusaar, ayaa waxaa soo baxaya khilaafaad dhinacyo kala duwan ah oo u dhaxeeya Saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo Maamulka Azaaniya ee kol hore looga dhawaaqay Magaalada Nairobi. Khilaafkan ayaa ku wajahan dhanka maamulka, iyo habka hogaanka dagaalka, waxaana soo baxaya warar sheegaya n Ciidamada Dowladda ee dhanka Ceel-Waaq dagaalka ka wada ay intooda badan yihiin kuwo hoos taga Maamulka Azaaniya, gaar ahaan Ciidamadii lagu soo tababaray dhanka Kenya. Sidoo kale Ciidamada Dowladda ee dhanka Koofurta Gedo dagaalka kaga jira, gaar ahaan kuwa ku sugan Luuq, Garbahaarey iyo Beled-xaawo ay iyana yihiin kuwo isbaheysi gooni la ah Ahlusuna, waxaana qeybahaas ay isku xulafeydsteen hab beeleed. Khilaafka hada muuqda ayaa keenay inuu tashwiish iyo hakad inuu galo duulaanka xowliga ku socday ee ay wadeen labada dhinac, waxaana saraakiisha Ciidamada Dowladda ay ku eedeynayaan Maamulka Azaaniya inay xiriir la leeyihiin Shabaab. Maxamed Cabdi Kaliil oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee xilligii Dowladii C/llaahi Yuusuf ayaa sheegay in khilaafka jira uu keenayo in Al-Shabaab dhiiranaan iyo diyaar garow ka qaadaan, isagoo cadeeyay in hada Awooda Shabaab ay bur burtay. "Waxaa jira kuwa nagu dhex jira ama Shabaab ah, ama la shaqeeya, kuwaasna waan iska qaban doonaa"ayuu yiri Kaliil oo si cad u eedeeyay Maamulka Azaaniya ee uu hogaamiyo Prof. Maxamed Cabdi Gaandi. Sidoo kale dhanka Dhoobley ee Jubada Hoose oo iyana ay wax ka nuuxsan la'yihiin tan iyo markii la qabtay ayaa warar la helayo iyana sheegayaan inuu khilaaf ka taagan yahay habka dagaalada loogu wajihi lahaa deegaanada kale ee Goboladaas. Ciidamo taabacsan Raaskambooni oo uu wato Axmed Madoobe ayaa iyana duulaanka Jubooyinka qeybka ka ah, laakiin waxaa muuqata inay isku aragti ka aheyn arrimaha socda, balse hadafkooda yahay dagaalka ka dhanka ah Shabaab. Waxaa muuqaneysa in Ciidamada Isbaheysiga ka ahaa duulaanka Goboladaas inay hada ku kala irdhoobeen arrimo muuqda oo dhanka awooda Maamulada ah, marka ay dhacdo in Goboladaas laga xoreeyo Shabaab, hase ahaatee arrimahaas oo idil ayaa inta aan la gaarin ay caqabadahooda ay soo if baxeen, ka hor inta aanay dhicin in qaab awood qeybsi ah ugu kala helaan awooda iyo talada Maamulka. Xaaladaha jaantaa-roganka ee xilligan ka dhex hoganaya Gobolada Gedo, iyo Jubooyinka ayaa ah kuwii dad badan ay horay uga digayeen, in Maamulada kala jeeda mar un dhankooda isku jeesan doonaan, marka loo eego in koox walba ay wax u ordeyso, mansab iyo dano gaar ahna u socoto. -
Guddomiye Tarzan '' Cid boobi karto maleh dhulka reer xamarka''
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Bravo, Mudane Tarzan. -
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada muqdisho md.Maxamuud axmed nuur Tarsan oo shalay ka hadlayay goob ay isugu soo baxeen dadka banaadiriga ah ee degana degmadda xamar weyne oo ka cabanayay dhul boob ay sheegeen inay ku hayaan dad hub iyo dhaqaale ku faanay. "Dadka ku doodaya dhulkan madaxweynaa i siiyay ama ra'iisal-wasaare ama dowlad taasi waa sharci darro baadil ah oo muujineysa caddaalad-darada iyo xadgudubka loo geysanayo hantida iyo nolosha dadka reer xamarka ah"ayuu si kulul u yiri guddoomiyaha. Md.Tarsan ayaa sheegay in xukunka kasoo baxay maxkamadda gobolka banaadir uu yahay mid baadil ah isagoo ka codsaday in ay dib uga laabtaan go'aankaas aan sharciga waafaqsaneyn oo lagu baneysanayo hantida iyo dhulka dadka kumanaan sano ka hor deganaa xamarweyne oo iyagu horay loogu geystay xadgudubyo ay dheer yihiin dadka hubeysan. "Madaxweyne,ra'iisalwasaare,dowlad,barasaab walaa duq magaalo ma jirto cid bixin karta dhul dad leeyahay oo dikumintiyadoodii heysta,balse ciddii ku doodeysa inay si sharci ah dhulka dadkii lahaa ay uga iibsadeen hala yimaadaan cadeymahooda ileyn dowladda hoose ayaa dhulka kala wareejisa oo shaqoadeedu tahaye"ayuu yiri Md. tarsan oo shalay ka duceystay dadka reer xamarka ah ee dhulkooda shaqsiyaad dikumintiyo xilligii xukuumadda carta ay jirtay ay ku doodayaan in loo sharciyeeyay oo ay siisay dowladaasi.
-
Maamul Goboledka Azaniya oo aad Looga Been Sheego
oba hiloowlow replied to Bashiir's topic in Politics
^^ Duqa waaku fahansanahay balse waa arkeena say wax noqotoo, kheyraa rajeeyhaa, ee jubbooyinka 7 maamul ayaa ka jiro, Thread kale hadaayi waxaan ka akhrihaaye in Raaskaamboni ay yiraahdeen cid aan anaga aheyn ma maamuli karaan jubboyinka hadaan sax uu fahmay, Ahlu-sunadda Gedo neh saas oo kale manii la dhihii lahaa ma yaabi laheen, Hiiraan 2 ama 3 maamul ayaa ka jiro oo liddi isku ah, marka aniga hadaan fikiray waxan uu arkay iney colaad cusub bilaawan doonto,, mashruuc cusub which means Mahiga and Co iney ''dhexdhexaadin'' doonan and Ethiopia will once again supply the states with weapons.. -
Leezu;717509 wrote: The Shabaabs and all those miiskin people from all those groups who are radical muslims should be destroyed and in the process develop the country one step at a time. The Ethiopians wouldnt have been supported today either, they are the number one enemy of Somalia and Somali people. If they could they would probably annex parts of Somalia inorder to get a coast, they'd rather see a weak divided Somalia than a strong united Somalia. We'll wait and see what happens, I hope stability and unity is brought back to Somalia and I think one of the top priorities in Somalia is to destroy the clan mind, probably could be done in a similar way that the Japanese did to bring unity. I agree with u.
-
Liban Shariifka waxaan taageerayay since 2006 even before shariif hassan was in the picture.Tan kale Shariif xassan waa nin caqli leh taas been kama sheegaayo, he saw sheikh shariif as a potential individual marka saas uu sxb la noqday sida uu masraxa siyaasada mar danbe uu so gali karo since abdullahi yusuf kicked him from Baydhabo.Liban cuqdada iska daa qof kasta oo soomaliyeed no matter qabiilkiisa has the right to be the president,, i would actually nominate Wasiir Fiqhi as the president and the PM as Farmaajo, there i see potential and great leadership. Leezu, the 60 000 couldn't controll because weerar aa lagu so qaadi Xamar, xasuuq ay geysteen etc, and the people supported ICU because of the 6month peace,, marka markii ethiopianka baxeen and shabaab ay qabsadeen dalka, dadku waa ay arkeen the real shabaab and their actions, gowracid,gacma goyn,gaaleeysiin,, marka hadda haduu dagaal culus dhaco wax aan aaminsanahay iney tahay dhamaadka Al shabaab, sababto waxqabadkooda waa la arkay.. Shacabkana way ka daaleen dagaal, its time for peace.
-
Liban;717498 wrote: ^^^ You all are missing the point. Shariif Sakiin made Sheekh Shariif, PERIOD. And now he is getting ready for taking back what should have been his, because he's 1000 times better leader and far better politician than Sheekh Shariif... So, you guys should start learning aaf Maay because for the first time in the history of Somali all Somalis would have to get used to having a president from Digil and Mirifle.. Not because of anything but for the simple fact, that digile and mirifle have produced the only individual who can lead Somalia today... Wallahi, if Shariif Sakiin was from the other two major clans, he would have been much more popular than he already is today. War this has nothing to do with Qabiil ninyahow, war reer bay and bakool themselves started to call shariif xassan for the nickname Shariif Sakiinleh, the guy is a capitalist individual who only cares about his own, also he is the guy who sold badda soomalia..
-
dee meeshii marku cabdullahi ka tagay political Vacuum ayaa ka dhacday oo fududeysay shabaab iney la wareegto gobolo badan,,, Shariifkana kow ayuu waxkasta kaso bilaabay alxamdulilah maanta ciidamada xooga dalka 20 000 ay gaaraayan, inbadana waxey ku maqan yihiin tababar dalka Uganda.. Marka hadey dhaqdhaqyada ceynkani sidaan uu socoto dee qiyaastii 10 sano gudahiis ciidan xoog leh ay dalku lahaane sidii ay mar aheyd.
-
Maamul Goboledka Azaniya oo aad Looga Been Sheego
oba hiloowlow replied to Bashiir's topic in Politics
If u want a segregated Somalia go ahead, markii shabaab laga saaro waxaa bilaawan doono dagaal cusub ee maamul goboledyada, -
^^ ciyaar fudud maaha, i hope chelsea wins;)
-
^^ U have to remember that President shariif marku noqonaaye madaxweyne in 2000 ciidamo daacad heystay kaliya, while cabdullahi yusuf captured the whole country with 50 000 Ethiopians and 10 000 somali soldiers from PL. marka u can probably imagine the process to train soldiers, and now when he is ready to capture the whole country Shariif sakiin and the warlords are working actively to make it fail..
-
Bin Laden’s death may end a painful era for the Muslim world
oba hiloowlow replied to Somalina's topic in Politics
The west is just some hanti goosad who only cares about their own interest but the jihadis aint better,,,,, Iyagana xaq uu dirir ay iska dhigaayaan sida ay taageero ugu helaan shacabka= Iney cudud helaan= Ajeendaha uu qarsoon ay laso baxaayaan,, and thats when everything changes.. -
^^ Aight hehe will do
-
^^ hehe oh snap
-
General Duke;717151 wrote: This is a nice development, well done to the people of Cowl and may Allah SWT, reward their efforts. Aaamiin bro.
-
Somalina;717145 wrote: @Oba. Weli ma maqashey gobolada Binna iyo Boolimoog? Somalia wey ku darsatey! lool hadda igu horeeyso, binna iyo boolimoog haha funny name
-
^^ fiirso kedib aan wada hadleeyna, you are talking to me like im the one who created the region.
-
Popular Contributors