oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Zack bro ciidamada tirada ay ka bateen thats why ay uu lugeeynaayaan, koley waa fikradeyda ileen dowladdu koleey waaku xisaabtamayaan waxkasta waa naga xog ogaalsan yihiin. Anyways Inshallah kheyr,
  2. ^^ hehe lol, yeah heesta caadi maha its very deep .. He is pretty good sii fiican ayuu ugu dhawaaqaya af soomaaligu..
  3. looooooooooool ninka dabaalsanaa so funny, dym funaanad la geshto cant be that hard
  4. Amisom “Suuqa Bakaaraha waxaanu u jirnaa kaliya 400 oo mitir, Shabaabse waxaanu ka dilnay dhawr saraakiil ah” Iyadoo dagaalada magaaladda Muqdisho ka soconaaya ay geysanayaan khasaarooyin xoog leh ayaa waxaa dhinaceeda ka hadashay Amisom, iyadoo sheegtay in dagaalada ay ku qabsadeen dhul balaaran. War saxaafadeed kasoo baxay Amisom oo uu ku saxiixan yahay taliska sare ee ciidamadda Amisom ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalada maantii afar gallay ee ka soconaaya magaalada Muqdisho ay ciidamadda Amisom ka gaarayaan guulo balaaran. War saxaafadeedkaan ayaa waxaa lagu soo xardhay in ciidamaddda Amisom ay 400 oo mitir u jiraan suuqa weyn ee Bakaaraha, isla-markaana ay iminka kaabiga u saaran yihiin xaafadda African Village ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Waxay kaloo sheegeen in Amisom oo dagaalada ku kabeysa ciidamadda dowladda ay dagaaladu ku diileen dhawr kamid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab, iyagoo intaasi ku daray in saraakiil Ajaaniib ah ay u geeriyoodeen dhaawacyo kasoo gaaray, dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay baa war saxaafadeedkaan lagu yiri caasimadda Soomaaliya. Taliyihii ciidamadda Al Shabaab ee aagga Bakaaraha C/Fataax Maxamed ayaa waxay sheegeen inay ku dilleen dagaalo xoog leh oo ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Hodan iyo Hawl Wadaag ee Gobolka Banaadir. Sidoo kale waxay sheegeen inay dilleen madaxii sirdoonka ciidamadda Al Shababa ee degmada Hawl Wadaag Cabdi Wahaab Sheekh Doole, kaasoo ay sheegeen in uu Shabaab ugu fadhiyay mug qiimo leh. Dhanka kale waxay sheegeen inay dilleen laba saraakiil ah oo u dhalatay dalka Pakistan, kuwaa oo ay magacyadoodu ku sheegeen iyo Abdullaah Yalb iyo Hussein Abbas, waxayna sheegeen inay dhaawacyo ahaan ugu geeriyoodeen cisbitaalka weyn ee Dayniile ee Gobolka Banaadir Isksusoo wada-duuboo war saxaafadeedkaan ayaa waxay ciidamadda Amisom ay ku sheegeen inay sii wadi doonaan, taageerida a
  5. *ANWAR*;719314 wrote: I've said many times before, this war is far too slow if I was minister of defense I should have focused the whole army in one front at a time dee sidee lagu wadaa dagaalka nin sakiin la yiraa ayaa na hortaaganee.
  6. Moonlight for more information Bayaankan Akhri http://www.mareeg.com/fidsan.php?Beesha-Wacaysle-oo-Muqdisho-ku-taageertay-dhismaha-Mareeg-State-iyo-Maamul-goboleedka-Cowl&sid=19595&tirsan=2
  7. Progress ,,within 2days ayaa suuqa laga saara cadowga inshallah.. Halkaa kasi wadaa
  8. Waxaa sii kordhaya guulaha isdaba joogga ah ee ciidamada XDS ay ka gaarayaan howlgallada ay ka wadaan qeybo ka tirsan degmooyinka G/Banaadir. Koox wariyayaal ah oo ka tirsan Telefishinka iyo Idaacadda Qaranka oo uu la socday guddoomiye ku xigeenka maamulka G/Banaadir ee dhinaca amaanka Warsame Maxamed Xasan”Joodax” oo maanta booqday Jiidda hore ee dagaalka ayaa indhahooda ku soo arkay horumarka ay ciidamada dowladdu ka gaareen dagaalladii ugu danbeeyay ee saaka ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag, ee M/Muqdisho. Wariyayaasha oo sawirro ka soo qaaday gobaha ay ciidamadu la wareegeen ayaa tilmaamay in ciidamadu ay la wareegeen Daartii Cali dheere ee ku dhaw isgoyska Aadan Cadde, waxeyna sidoo kale Wariyayaashu soo arkeen Maydadka Khawaarijta oo dhexyaalla godadkii laga saaray, iyadoo godadkaasina durba la aasay. Si kastaba ha ahaate guulaha ay ciidamadu ka gaareen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Muqdisho ayaa muujinaya sida ay ciidamadu ugu diyaarsanyihiin sidii ay dalka uga saari lahaayeen Khawaarijta dalkeenna ku soo duushay.
  9. @moonlight, waxaa aad sheegeysid maha wax suurtagal, Mareeg state waxey ku kooban tahay magaaladaas ay magaceeda leedahay,, Gobolka Cowl waxey ka kooban tahay 5 tuulo, sida Cigo, Budbud, Gal libaax,Galcad iyo Mesagoweyn, iyo 60 tuulo. Waana hal juffo marka waligeed dhici meyso iney mareegstate iyo gobolka Cowl dhexmaro wax colaada, Moonlight waa meeshaan aan ku dhashay waana dadkeyga saad moodid maha.
  10. Warbixin dheer oo ku saabsan Taariikhda dhabta ah ee gobolka cusub ee Cawl http://shaaciye.com/?nid=1506
  11. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhaliilay Maamul Goboleedyada laga dhisayo dalka dibadiisa, isagoo ku eedeeyay inay dabada ka riixayaan Dowlado shisheeye. Isagoo hadal u jeediyay Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan Gobolka Virginia ayuu Ra'iisul wasaaraha waxaa uu sheegay in Maamul Goboleedyada ay sameysanayaan Jaaliyada dibada ay caqabad ku yihiin Qaranimada Soomaaliya. Mr Farmaajo ayaa sheegay in Maamul Goboleedyadaas la sameysanayo ay dano qaas ah u arkaan Dowlado shisheeye, isagoo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan kala taga dadka Soomaalida. Ra'iisul Wasaaraha ayaa xusay in shacabka Soomaaliyed ay ku jahwareersan yihiin Maamul Goboleedyada soo badanaya, waxaana uu ugu baaqay Jaaliyadaha dibada in aanay horseedin in dalka la kala qoqobo sida uu hadalka u dhigay. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo dhowaan ka qeyb galay kulankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa hada ku sugan Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, isagoo kula kulmay Senatorada Aqalka cad ee Mareykanka. Maamul Goboleedyada lagaga dhawaaqayo dalka dibadiisa ayaa noqday sidii tusbax go'ay oo kale, iyadoo hada uu isu rogay mid deegaan iyo beel ku qotoma, tiiyo dadku hadal hayaan inay soo socoto Maamul goboleed xaafadeedyo ah.
  12. ^^ looool again maxaa notes uga qaadahaa nin aan waxba ka ogeyn arrimaha dadkayga ? meeshii lagu hadlaaye miyuu joogey?, Gobolka cowl wuxuu ka tirsan yahay maamulgoboleedka Mareegstate....
  13. ^^ Great song bro, thanks for sharing, qofkii micnaha kasaaya kasaayo.
  14. Nina runtii fursad waligey uma helin aan ku barto Imaamka balse aabahey ayaa waligiis ka sheekeyn jiray, wuxuuna yiri inuu imaam Maxamud AUN uu ahaa hogaamiye diintiisa,dadkiisa iyo dhaqankiisa aad uu jeclaa, sidoo kale wuxuu ii sheegay in Imaam Maxamud dadka ku dhiiragelin jiray dadka iney diinta sii fiican uu bartaan oo mission uu aadaan dalalka oo diintu islaamka uusan so gaarin.. Marka Imaamka saan maqlay wuxuu ahaa Hogaamiye fiican ee soomaliyeed waana sow Xaajiga yiri oo ah in somalia o dhan imaamku ka baxay, marka inshallah imaamka ilaahey ha uu naxariisto qabrigiisana haa uu waasiciyo.
  15. The Zack;718841 wrote: I overestimated your weight, I now rest my case. looooool@ Zack, indha caddeys maa la wadaa hee its not a state, like ur Azania, and i dont know why aad Xamar uu diidantahay in lagu dhawaaqo Cowl..
  16. ^^ ofcourse gaalada maxey uu qasi waayeen, shariif sakiin waxaa qaska la maleegaayo waa dadkaan isku sheegaayo international community Mahiga iyo EU etc, because uu fiirsada hadaad sii fiican uu xasuusatiin goormey khilaafyada jiraan? Waa markii howlgall la qaadi rabaa saasa lagu fashiliyaa.. Anaga inaan fahamney aheyd 20 sano ayaa kmg laga bixi la'yahay, qof ma is weydiiyay sabab?