oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Waa wiil geesi ka mid ah ciidanka xooga dalka oo Calanka Khawarijta ku bedelaaya calanka Somalia.
-
dagaal qaraar kaddib waxaa laga fara maroojiyay Maleeshiyaadka khawaarijta shabaab Goobo Istiraatiiji ah oo ay ka mid tahay dhismaha ay lahaayeen saraakiisha oo loo yaqaan SHIRKOLE, iyo sidoo kale Xafadda Al-baraka, Waxana hadda ciidamdo ku si siqayaan Xafadda Baar Ubax Iyo Black Sea, Waxaa jira khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawacyo so gaaray Shabaab, Wararka ayaa waxa kale oo ay shegayaan in ay jiraan Maxaabiis ay ku jiraan Horjoogayaal dagaalka hogaaminaaye. Naga Suga Warar kale iyo sawirro Insha Allaah
-
The Zack;725539 wrote: Haddii si loo eego, xaqiiqda buu farta dusha ka saaray. Shariifyadu (They are both disgrace to this title, Shariif Hassan baaba dhaama lol) waxey la qeylinayaan waa boos raadis uun. Danta dalka iyo tan dadka waxey ku jirtaa in sharciga la raaco oo la heshiiyo. They both flew to Kampala bal aan eegno how this UN bullying works this time. loooooooooooooool horta yaa qeylinooyo meeshan sharci darro iyo sharci, xaq iyo baadil, ayaa laisku heystaa. War sakiin waxkastow diiday sida shirka June xamar in lagu qabto, kedib inta laso canaantay hadana kuye ergada PL iyo Galmudug iyo dowladda lee waa in shirka kaso qeybgalaan while xukumadda ay rabaan iney shirka keenan Shacabka Soomaliyeed taasna muxuu ku diiday?
-
Aniguba baryaha qaar waataan dilaan jiray beeldaaje noqon jiray aniguba baryaha qaar biixida lafdhabartiyo waataan bilicsidan jiray waase bixiso bixisee caashsaqan biyiyo oon dhadhankaygii kaba jaray anigaa u buseelee taan u beer cadaadee, cadaadee buhda iyo nafta ahayd iyadaa iga baydhee Bariidaduna waa sed'e Ruux Bukaanka Kugu nacay Adoo baahan kaatagay samo, Samo ku banaanee Alla barasho, barasho wacanaa bi'i waa aduunyooy maxaad laba boglaysaa hawlahaagu badanaa
-
Lool horta yaa reer mudug la heshiin karo :D
-
Ceyrta ka warama
-
^ Indeed
-
loooooool Saalax labaad haygu noqon
-
Great progress halkaan kasii wada!
-
Ilaahay ha uu naxariisto.
-
Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG ayaa soo bandhigay fariisimo cusub oo ay saaka dagaal kula wareegeen, iyadoo Ciidamada Dowladda ay u muuqdaan kuwo xilligan isku ballaarinayaan degmada Hodan, oo inta badan ay hada gacantooda gashay. Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Jen. C/kariin Dhega-Badan oo hogaaminayay dagaalka ayaa sheegay in fariisimo ballaaran ay kala wareegeen Shabaab, isagoo sheegay in Ciidamadooda ay ku jabeen dagaalada. Jen. Dhega-Badan ayaa sheegay in qorshahooda aanu aheyn inay galaan Suuqa Bakaaraha, hase ahaatee ay doonayaan in dhamaan Magaalada Muqdisho oo idil ka saaraan, isagoo sheegay inay Ciidamada isku xirtaan goobo badan oo ka mid ah degmada Hodan. Goobaha Warbaahinta la geeyay oo aheyd goobo ay ka muuqdeen daqaradii ay u geysteen dagaalada ayaa waxaa lagu arkayay godod ka qodnaa laamiga hoostiisa oo la isaga dhex gudbayay, sidoo kale Xaafadaha qaar ayaa ahaayeen kuwo dhir badan ka soo baxeen oo Howd isu bedelay. Meelaha Saraakiisha Ciidamada Dowladda ay soo bandhigeen ayaa waxaa ka mid ah Masjidka Sheekh Cali Suufi, Xaafada African Village iyo Sarihii Bangaariyda oo aheyd goob labadii maalmood ee u dambeeyay laga saari waayay Shabaab, kadib markii ay qoryaha loo yaqaan BKM ay saartaan daarahaas. Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Brundi ayaa daarahaas durba fariisin ka sameystay, iyadoo daartaas ay tahay mid istiraatiiji u ah fariisimahooda Isbitaalka Xooga ilaa Tarbuunka oo difaac hore uu ugu yahay. Waxaa kaloo Ciidamada Dowladda ay qabsadeen Xaafada loo yaqaano KPP iyo Hotelkii caanka ahaa Hotel Hodan, oo dhismaheeda ka buuqdeen bur bur baaxad leh oo ay u geysteen dagaalada. Inkastoo Ciidamada Dowladda ay sameynayaan horumar ballaaran ayaa hadana goobaha maanta ay la wareegeen ay yihiin kuwii ugu muhiimsanaa marka loo eego istiraatiijiyada meelaha laga saaray Shabaab oo aheyd calooshii degmada Hodan. Dhinaca kale Col. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle oo ka mid ah Saraakiisha dagaalka hogaamineysa ayaa sheegay inay dagaalka ku qabteen Maxaabiis, isagoo cadeeyay in dhaliyaro laga soo qasbay magaalada Jowhar ay Ciidamada gacanta ku dhigeen. Ciidamada Dowladda ayaa hada si rasmi uga degay Suuqa Bakaaraha dhabarka dambe, gaar ahaan dhanka Galbeed, taasoo u sahleysa in Shabaab aanay ku sii dhex dagaalamin gudaha suuqa oo la sheegay in dhufeysyo ka sameysteen, sidoo kale dhanka Al-Baraka ayay Ciidamada qeyb ugu jiraan, halkaas oo ay doonayaan inay uga sii gudbaan Isgoyska Black Sea iyo Baar Ubax oo ah Isgoysyada aadka muhiimka ugu ah gelida Suuqa Bakaaraha. Qorshaha socda ayaa ah mid lagu go'doominayo Suuqa Bakaaraha oo Dowladda KMG horay u sheegtay inay u aheyd Shabaab saldhig ay ka duulaan tagaan, hase ahaatee waxaase la ogeyn sida uu noqon doono Mustaqbal suuqa oo ahaa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya tobanaankii sano ee u dambeeyay, balse xilligan isu bedelay Furun dagaal.
-
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
^ -
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
:D -
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ well Said. Zack can u prove ur statement? Tan kale Cabdulluhi Yusuf markii la dooranaaye Shariif xasan ayaa kow la doortey oo dhaariyey madexweynaha. Abdiqasim sidoo kale. -
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^ looooool u funny walahi, intee ku aragtay meel madaxweynaha la hor dooranayo guddomiyahana gadaal laga dooranayo,, sharciga wuxuu qoraaya in guddomiyaha kow la doorto madaxweynahana kedib la doorto,, Ps. Barlamaankaas dhan waa baadil, wakhtigoodu wuxuu dhamanaaya wakhtiga madaxweynaha, laakin iska indha tira -
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
oba hiloowlow replied to Che -Guevara's topic in Politics
The Zack;723447 wrote: ^Sad at the same time the right thing to do, huh? In summary, these are the points the UN and the IC have made in this meeting: 1. Stop bickering and get your *&^% together. 2. No term extensions what so ever, elections shall be held on time. 3. The June conference (the one the TFG has anounced in April) shall be held in Mogadishu but Mahiga is going to facilitate it, not the TFG. dont forget Barlamaanka waala kala diraa ;);) -
Al-Shabaab loots Blood from SOS Children’s hospital in Mogadishu
oba hiloowlow replied to Somalina's topic in Politics
Nimankaan waxkasta ka suurtowdo waa dad maanakobiyo uu baahan in la geeyo.
-
Popular Contributors