oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Malika i agree with u kuwaan TFGda kheyr ha ka sugin,,, Ilaahay ha inoo keeno Mas'uuliyiin daacad uu ah shacabka soomaliyeed ee dhibaateysan..
  2. Thaaanks dhaamaantiin sxbayaal aad ii aad ayaad uu mahadsan tihiin
  3. runtii waa xaqiiqo intee ku aragtay nin Calasow la yiraahdo oo sheeganayo Galmudug waa wax lala yaabo
  4. XX Al shabaab is not the problem, horaa laga ceyrin karaa laakin dhibaatada dhan waxey ka taagantahay dhanka dowladda iyagay ka degi la'dahay meesha not shabaab.
  5. Farmaajo maha inuu nin xun yahay ee Uganda ayaa ku cadaadisay, self-sufficient hadaan ahaan laheyn maanta dhibkaan nama heysan laheyn,, nasiib darro,, Farmaajo waxaa lagu diidanyahay horumarka, shabaab hadii laga saaro dalka ciidankaan amisom maxey sameyni doonan? Wuxuu waa mashruuc soomali ha ahaadaan ama ajaanib ha ahaado meesha waa lagu qaraabanooya, SOMALIA WAA BEEC ninkii beeso rabo meesha ka qaraabo!!
  6. Saalax maanakobiyada in lagu geeyaad uu baahan tahay adoo raali ah . Anigu markaan comment gareynaaye about hooyo samsam oo aan dhahaaye qalbi adkaa oo waa damiirbeeleen kama hadleynin dadka soomaliyeed ee waqooyiga ee waxaan ka hadlaayay shaqsiyaadkii ethiopianka uu gacangeliyay hooyo samsam, walina waan qabaa oo ma been maa ka sheegay taas? Inta kale ee aad hoos ku qortay uu jawaabi maa sababto ilmaha yar xataa hadalaadas kuma hadlaan.
  7. Showqi duqa lool maalintii labada shariif ay dibindabyada uu maleegeen Farmaajo maalintaasaan ogaaday shariifka wuxuu yahay..
  8. XX and saalax ha igu qaldamina i dont support shariif nor do i support Amisom..
  9. War ka hadal the triangle state iyo dhibaatada ay uu geeysato shacabka SSC..
  10. ^^^waar waxba naama dhaantiin nimanyahow 3 tuulaad haaysaatan markaasa umadd dhan compare la sameeyneysaan war ma xishootin miyaa?
  11. Mad_Mullah;728512 wrote: ^ They don't know what Godane looks like. Besides, am I the only one who thinks the whole story is a bit dodgy? They control half the country what was he doing going into TFG area with only one 'bodyguard;? waala so siray Xilka inuu ka qaadey Godane buu rabay oo ajaanib laga dhigo Amiirka ,marka garasbaalley ayuu ku ballamiyay wuxuu yiri ciidan badan ayaa kugu sugi doona meeshaasi islamarkaana godane wuxuu amray in garasbaalley ciidankii joogay ka huleelaan, hadaba maxaa dhacay checkpointka dowladda ee dhinaca controll Afgooye iyo Sarkuusta ay yimideen iyago uu heysta ciidamada lo ballan qaaday.. Marka arintaan Kam ay uu dhacday waana dareemi kartaa in sxbadiis luggooyeen,
  12. Jacaylbaro;728661 wrote: Shabaab and Amisom are both 5 years old sxb ......... who was responsible for the other 15 years ??? Hogaamiye kooxeed iyo capitalist business men.
  13. Hassan nin rag iga dheh inkaasto coincidence ay aheyd wararku waxey sheegayaan in Godane maleegay falkaan, kedib markii xilkuqaadis uu sameyn rabay Fazul taasi waxey sababtay iney Habeenkaas garasbaalley ku yiraahdo ciidan ayaa kugu sugaayo kedibna Godane wuxuu amray ciidanka iney baneeyaan Checkpointk-a garasbaalley marka Fazul iyo ninkii la socday sey uu socdeen waxey ku dhaceen check-pointka dowladda ee ex controll Afgooye. Marka Godane subaxdii inaan la gaarin kolkii uu xaqiiqsaday dhimashada Fuzul wuxuu toogasho ku dilay sarkaalkii heystay Garasbaalley ciidamadiisana xabsiga la dhigay.. Some romours are saying that iney Alqaida iyo shabaab ku kala tageen falkaan
  14. dont expect somalia to be nabad whit theese nasty politicians hope al shabaab finishs them all.
  15. if i was him mar horaan is dili lahaay indha sheydaan
  16. ninyahow war waa Fuzul 2 nin oo caadi miyaa heysta so many passports and cash,, by the way who said it is a victory? War dowladd ba ma jirtee shabaab yaaka reyni doono shiit
  17. ^^ hehe polanyi aka madaxweynaha bladland uu sheeg ninka lool