oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Why do Somali girls/women accept being treated as second class citizens?
oba hiloowlow replied to Alderman's topic in General
gabdhaha soomaliyeed waa uu gaftay mays tiri alderman.. -
Baraawe, Banaadir ( xamarweyne,shingaani),Hiiraan, somali galbeed, SSC,Boorame,djibouti and Hargeysa inaba caadi maha!
-
Mujaahidiinta indhashareer miyeey xirtaan hehehe
-
Lol see waaye ramadanka xitaa heeso mala dhageysahaaya..
-
Somaliland security forces capture suspected killers in laascanoood
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
LOL@Saqadhe dubad what a name -
Alpha Blondy;738520 wrote: ^ that recognition is around the corner. LOL!
-
Who knows amiira indhashareera awalba indhashareer Lee iska gashan jirtee
-
Thats djibouti am sure..
-
Horta reer USA/ Canada meeqo saac ayaad afurtiin?
-
yeah sax lol...
-
How about this one?
-
Lool Saalax correct..
-
Guess this city?
-
Amiirka Al-Shabaab ee degmada Caliyaale oo la dilay
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Muqdisho (Keydmedia) - Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Garas bintoow ee gobalka shabeellada Dhexe kaddib dagaal dhexmary maleeshiyaad uu watay horjogahaasi iyo dadka deegaanka.Horjoogahani ka tirsanaa kooxda Shabaab ee dilka loo geystay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Xoosh oo ay la socdeen maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday guri ay ka socotay Tacsi oo ku yaala deegaanka Garas Bintoow oo ka tirsan gobalka shabeellada Dhexe. Dilka horjoogahaasi ayaa yimid kaddib markii uu muran dhex maray maleeshiyaadkiisa iyo dadkii tacsida dhiganayay oo uu ammar ku siiyay in ay tacsida joojiyaan oo uu ku sheegay in ay xaaraantahay in tacsi loo dhigo qof dhintay Marki ay arrntaasu u cuntami waysay dadkii deegaanka ayuu horjoge Cali Xoosh ammar ku bixiyay in si xog ah looga joojiyo tacsida ay dhigayaan, waxaana halklaasi ka dhacay iska hor imaad ballaaran oo dada deegaanka iyo kooxda Shabaab dhex maray, waxaana halkaasi ku dhitay Cali Xoosh oo maleeshiyaadka watay iyadoo mid ka mid ah dadkii halkaasu ku sugnaa uu dhaawc ka soo gaaray. Arrintaasi halkaas ka dhacday ayaa sheegaya in ay deegaanka Garas Bintoow ay ka taagan tahay xiisad aad u darran, wararka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaad badan oo ka tirsan kooxda Shabaab ay isku gadaamayn goobta laga dilay horjooge Cali Xoosh, iyadoo dhicana dadka deegaankuna ay wadaan abaabul ballaaran oo ay uga hor tagayaan duullaanka ay dooneyso in ay kooxda Shabaab ku soo qaado. -
Amiirka Al-Shabaab ee degmada Caliyaale oo la dilay
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Muqdisho(SLI) amiir kaan katirsanaa ururka al Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Garas bintoow ee gobalka shabeellada Dhexe kaddib dagaal dhexmary maleeshiyaad uu watay horjogahaasi iyo dadka deegaanka. Amiir kaani ka tirsanaa ururka al Shabaab ee dilka loo geystay ayaa la oran jiray Cali Xoosh oo ay la socdeen ciidan uu watay oo hubeysana ayaa weerar ku qaaday guri ay ka socotay Tacsi oo ku yaala deegaanka Garas Bintoow oo ka tirsan gobalka shabeellada Dhexe. Taliyahaan manta lagu dilay goobta uu weerarka kusoo qaaday oo ahayd meel ay dad ku dhiganayeen tacsi kadibna waxaa dhacday in uu ciidankiisa siiyay amar ahaa in ay soo xir xiraan dhamaan dadka meeshaasi munkarka kuhayo oo uu ugala jeeady tacsida ayaa waxaa dhacday in marqura ay dadkii tacsida dhiganayay ay lasoo baxan qoryo oo halkaasi lagu dilo taliyihii ciidanka watay oo meeshaasi uu kadhoco dagaal -
Amiirka Al-Shabaab ee degmada Caliyaale oo la dilay
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka al Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Garas bintoow ee gobalka shabeellada Dhexe kaddib dagaal dhexmary maleeshiyaad uu watay horjogahaasi iyo dadka deegaanka Horjoogahani ka tirsanaa kooxda Shabaab ee dilka loo geystay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Xoosh oo ay la socdeen maleeshiyaad hubeysan oo weerar ku qaaday guri ay ka socotay Tacsi oo ku yaala deegaanka Garas Bintoow oo ka tirsan gobalka shabeellada Dhexe. Dilka horjoogahaasi ayaa yimid kaddib markii uu muran dhex maray maleeshiyaadkiisa iyo dadkii tacsida dhiganayay oo uu ammar ku siiyay in ay tacsida joojiyaan oo uu ku sheegay in ay xaaraantahay in tacsi loo dhigo qof dhintay Marki ay arrntaasu u cuntami waysay dadkii deegaanka ayuu horjoge Cali Xoosh ammar ku bixiyay in si xog ah looga joojiyo tacsida ay dhigayaan, waxaana halklaasi ka dhacay iska hor imaad ballaaran oo dada deegaanka iyo kooxda Shabaab dhex maray, waxaana halkaasi ku dhitay Cali Xoosh oo maleeshiyaadka watay iyadoo mid ka mid ah dadkii halkaasu ku sugnaa uu dhaawc ka soo gaaray. Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo deegaanka ay arrintaasi ka dhacday ayaa sheegaya in ay deegaanka Garas Bintoow ay ka taagan tahay xiisad aad u darran, wararka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaad badan oo ka tirsan kooxda Shabaab ay isku gadaamayn goobta laga dilay horjooge Cali Xoosh, iyadoo dhicana dadka deegaankuna ay wadaan abaabul ballaaran oo ay uga hor tagayaan duullaanka ay dooneyso in ay kooxda Shabaab ku soo qaado. Arrinta joojinta tacsidaan ayaa waxa ay ku soo aadaysaa xilli horjoogayaashii ugu badnaa shabaab ay tacsi ballaaran ugu sameeyeen Degmada Afgooye Osaama Bin laden oo Mareykanku ku dilay Gudaha Dalka Baakistaan. -
Amiirka Al-Shabaab ee degmada Caliyaale oo la dilay
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
MUQDISHO: - Dad careysan ayaa maanta dilay Amiirki Xarakada Al Shabaab ee deegaanka Caliyaalo duleedka Magaalada Muqdisho. Inta la ogyahay laba ruux oo uu ku jiray hogaamiyahan iyo nin rayid ah ayaa ku dhimatay 3 kalana dhaawacyo ayaa soo gaaray marki ay isku dhaceen dad tacsiyo isugu yimid Tuulada Garas Bintoow oo hoos tagto deegaanka Caliyaale oo ka tirsan degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Ninka la dilay oo magaciisa lagu sheegay Cali Xoosh ayaa waxaa marki hore soo baxay in dilkiisa loo adeegsaday qori, hase yeeshee warar lagu kalsoonyahay oo aan ka helnay deegaanka Garas Bintoow oo hoos tagto Caliyaalo ayaa sheegaya in dad careysani ay ku dileen baangado iyo midiyo. Cali Xoosh oo madax uga ahaa Al Shabaab deegaanka Caliyaalo ee duleedka Waqooyi ee Muqdisho kana tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa inti aanan la dilin ka hor amray in rasaas lagu furo dad tacsi isugu yimid oo ku nool tuulada Gara-Bintoow oo ka tirsan Caliyaalo. Dadka oo falkaasi ka carooday ayaa la sheegay in ay ku xoomeen kadibna ay la dhaceen isaga iyo ciidanki uu watay mindiyo iyo tooreeyo, halkaasina kaga taqalusay. Arrintaasi kadib ayaa waxaa goobta tagay maleeshiyo badan oo ka tirsan Al Shabaab kuwaasi oo xiray dad ka badan 10 ruux oo ay falkaasi la xiriirinayaan. -
I recommend Bajiye with ceesh with tzatziki sause for Afur/saxuur its very nice!
-
Aaliyyah, Warsheekh is a coastal town in Sh/dhexe Region... Lool who knows maybe we are cousins
-
Naxar correct its Warsheekh!
-
Amiirka Al-Shabaab ee degmada Caliyaale oo la dilay
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Well done heer Garas Bintow! -
Wararka ka imaanaya degmada Balcad ayaa sheegaya in iska hor imaad maanta dadka deegaanka iyo Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ku dhex maray deegaankaas ayaa ku dhintay labo ruux oo uu ku jiray Hor-joogihii Shabaab ee deegaanka Calayaale. Sida ay sheegayaan wararka iska hor imaadka ayaa ka dambeeyay markii Hor-joogaha la dilay oo watay Ciidamo ay isku dayeen inay is hor-taagaan Guri tacsi lagu qabay oo xalay laga geeriyooday, iyadoo Horjoogahan uu ku amray inay joojiyaan tacsida guriga lagu qabay oo sida la tilmaamay Xoolo lagu qalay. Intaas kadib ayaa Horjoogahan oo watay Hal askari ay rasaas ku fureen goobta, waxaana isla goobta ku dhintay qof rayid ah halka qof kalena uu ku dhaawacmay, iyadoo kadib dadka deegaanka oo careysan ay ku shamuumeen (Xoomeen), iyagoo ku dilay Toorey iyo baangado ay la dhaceen ilaa nafta ay ka baxday. Sidoo kale ninkii kale ee ilaalada u ahaa Hor-joogaha la dilay ayaa ka cararay goobta markii dadka kacdoonsan ay soo ceyrsadeen. Hor-joogaha la dilay oo magaciisa lagu sheegay Cali Xoosh ayaa dhowaan loo magacaabay Deegaankaas, iyadoo gacanta dadkii deegaanka uu ku baxay maanta. Falkan ayaa ka dhacay Tuulada Garas-Bintow, iyadoo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo soo gaaray goobta ay qab qabteen dad fara badan oo deegaanka ah, kuwaasoo ay u xir xireen dhacadadii ka dhacday deegaankaas. Xaalada deegaanka ayaa la sheegay inay aheyd mid kacsan, waxaana ka kala cararay deegaankas dad fara badan oo u baxsaday deegaanada howdka ah. Dhacdadan ayaa noqoneysa tii u horeysay ee dadka deegaanka ay ku kacdoomaan, kuna dilaan Hor-Jooge Shabaab ah, iyadoo ay ku soo beegmeyso xilli ay isa soo tarayeen mudooyinkana xukunada adag ee Shabaabka ku soo rogayeen deegaanka gobolka.
-
Xaaji believe me the people of somalia support their government
-
Nice try ,balcad and wanloweynwaa dhul beereed meeshaan waa caro bacaad..
-
Guess this place?
-
Popular Contributors