oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
he played well laakin shieeeeeeeeet he missed to many easy chances walahi even i could score the last one, shieet they where playing, good f,ast many passes very offensive laakin they need to work on it Man u seemed more relaxed with their game style chelsea waad ka dareemeysaa iney ku cusubtahay inshallah drogba wuu reysanaa soon and we goin 2 beat them at stamford bridge.
-
Sheekh Fu’aad Shongolle ayaa wuxuu maanta sheegay in dagaalada ay wadaan Xarakada Al Shabaab, ay istaaggi doonaan oo qura, marka buu yiri aanu cagta marino Qaramada Madoobe iyo Maraykanka. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf “Fu’aad Shongole” oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu khudbad uu ka jeediyay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, xilli ay tababaro u soo gaba-gabeeyeen dagaalo taabacsan Xarakada Al Shabaab. Khudbada uu Fu’aad Shongole uu u jeediyay dagaal-yahanadaasi, ayaa waxaa maanta si toos ah u sii deysay Idaacada Andulus oo ku hadasha afka Xoogaga Xarakada Al Shabaab, waxayna Idaacadu ay qeyb ka tahay dagaalada ay wado Xarakada Al Shabaab. Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf “Fu’aad Shongole” ayaa wuxuu sheegay inaysan marnaba istaagi doonin, dagaalada ay caalamka ka wado buu yiri Xarakada Al Shabaab, ilaa buu yiri aanu wiiqno Qaramada Midoobe iyo Maraykanka. Sheekh Shongolle ayaa wuxuu sheegay in caalamka ay dhibaato ba’an ku hayaan Maraykanka iyo Qaramada Madoobe, isla-markaana kuwo kaliya ee afka dhulka u dari kara, ayaa wuxuu ku sheegay in Xarakada Al Shabaab oo qura ay tahay. Sheekha ayaa wuxuu ku nuux-nuux-saday in dagaal-yahanada Xarakada Al Shabaab ay diyaar u yihiin, qaab kastaa oo uu sheegay inay lagu wiiqi karaayo Maraykanka iyo Qaramada Madoobe, isagoo xitaa sheegay inay u huri doonaan nafsadooda iyo maalkooda. Sidoo kale wuxuu sheegay inay meesha ka saari doonaan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, oo uu sheegay in Reer Galbeedka ay u soo kireysteen ciribtirka bulshada Soomaaliyeed. Hadalka ka soo yeeray Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf “Fu’aad Shongolle” oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu ku soo aadayaa, xilli Xarakada Al Shabaab ay shaaca ka qaaday, inay badashay dagaalada ku dhufo oo ka dhaqaaq, isla-markaana sida ay sheegtay ay u hadashay kuwo fool ka fool ah.
-
Doqonka torres have to quit football and get a another job saan ma socoheeyse wtf
-
Aaliyyah igu haleey ninka Showqi ahaa anaa habeeyhaayo
-
Aaliyyah lool maxaan uu garan waayay waaba meshii aan ku dhashayee, waa sey juxa shegtay waa meel gabdho gob iyo ragg geesiyo ka buxaan runtii hadaan sheego ma arag meel ka fiican degmadaas dad dhiig leh ayaa deggan intaasoo oo qabiil ayaa deggan meesha and still problem maka jiro mana jiri jirin peacefull people ayaa dego meesha,, Juxa hadaadan xarardheere waligaa aadan tagin wallee waxbaa ku dhaafay!
-
Abtigiis waan gartay aniga waxaan ugu so horjeeda ONLF for those reasons u mentioned that u disaagreed with, marka ONLF waxaan uga so horjeeda iney wadan kale noqdaan oo calan kale qaataan intey fikirkaasi qabaan horumar gaari maayaan hadii daacad la isu yahay oo soomaaliweyn ahaan loo dagaalami lahaa horumar weyn ay gaari lahaayeen, marka fikirkeygu waa kaas, tan kale iney jabhada kale la heshiiyaan bey aheyd jabhada xoreynta soomali galbeed oo lais cawiyo waa hal cadow waxey la dagaalamayaan, iyaga maha iney dhexdooda is dilaan,, ma garatay
-
Abtigiis adiga horta somaliweyn ayaad ku waalatay beryahaan waa wax fiican laakin dhab aysan ka aheen somali oo isku imaato because adiga ONLF ayaad taageersantahay oo hal qabiil ah oo hadana doonaaya iney soomali galbeed kaligood maamulaan oo maamulitaan iskaba daayee wadan gooni ayeey rabaan hadhoow iney sameeystaan marka SL iyo PL maxaad ka rabtaa ?
-
Hoodi hoodi, Jimco wanaagsan maxaa sheegteen dadoow!
-
lool that was the best map i find
-
-
bacaaaaaac
-
Juxa;746372 wrote: well aaliyah, it is actually xarar-dheere and the land of gob ladies and geesi men.,,,,,,,,,aaheey iska keyn baro I am going to boosaaso soon, saw pictures and thought i will brave it eventho i object to the fishy smells Juxaa hadeeee isku meel aan ka imaanaye
-
Shame on TFG to Restrict Turkish Humaniterian Aid
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
“Samofalayaasha Turkiga ah waa la xiray, waayo lama aysan xiriirin hay’adda amaanka Qaranka ka hor intii aysan aadin deegaannada ay Al-shabaab ka taliso. Waxayna la kulmeen xubno Al-shabaab ka tirsan iyadoo aan ogolaasho ka haysan guddiga ammaanka dowladda Soomaaliya,” -
Waaryeeh JB maxaad sheegtay
-
Narnia iyo atariisho so dhawaada lamadiina mininka waa mininkiina ha is martiyeenina
-
Tahniyad Aroos: Hambalyo, Bogaadin, Awguuryo IWM (Nehanda)
oba hiloowlow replied to SayidSomal's topic in General
Inkasto oo aanan ku garaneynin hadana waxaan ku leeyahay hambalyo, Aroos wacan! -
Great stuff!
-
Dhirtaba kala midab qurxoon Dadkuna kala qaayo wacan Haweenkana kala qumanee Marwaa tahay raad qaboow Qudheeydaan ka jeclahay Quruxda nolosheeyda iyo Sharafta qoyskaa tahoo Qalbiga farxadiisiyee Qudheeydaan ka jeclahay Awladeeyda qaaligaa Qureyshtii ii dhashaay Dhib iyo hagar kuma quuree Kheyrkaa ugu sharaf badnoow Aakhirana Jannaddihii qaboobeed Ahow kuwa lo qalqalshee Malaa'iktu qaabilaayaan Amaanta qof loo huroo Murtida uu qalmaa jiree Marwaa tahay loo qiroo Qadarin iyo mudan tix galin Qudheeydaan ka jeclahay Xaaskii rabi ii qoree Nolosha ila qeybsataay Daahiraddi rabi ii qoree Nolosha ila qeybsataay Qawlkaaga wanaagsan baa Nafteyduba qani ku tahee Awladeeyda qaaligaa Qureyshtii ii dhashaay Dhib iyo hagar kuma quuree Kheyrkaa ugu sharaf badnoow Aakhirana Jannaddihii qaboobeed Ahow kuwa lo qalqalshee Malaa'iktu qaabilaayaan
-
Deeq ku baxdoo Dugaag ka cunee ma deymon kartaaye mana deyn kartaa Gardaradaan miyaan uu dulqadahaa is darajees ma yaalee dareenkiina qabee Dunidaan dunidaane dadka daa'in abuuree dabcigooda hal maahinee Dilaagi yaxaaseed daadkii darnaa ma deymooninee waaku dabaashtaye diin weyn ii saaro ku dugashahaa dunidaan dunidaanee dadaka daa'in abuuree dabcigooda hal maahinee
-
Abaay abaay duqda caadi maha mays tiraahdeen lools
-
The AT's Love of Somali Unity Gets Another Stage
oba hiloowlow replied to Jacaylbaro's topic in Politics
horta kulligiini waad bugtiin inta la is eedeynaayo waxba hagaagi mayaanee marka dib uu fikira ayaan idin leeyahay -
Mogadisho: Aden Adde Airport, the busiest airport in Somalia
oba hiloowlow replied to Somalina's topic in General
Great stuff thanks nina for posting
-
Popular Contributors