oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday qaar ka mid ah deegaannadii dhawaan laga xoreeyay Shabaab ee ka mid ah G/Banaadir. Meelaha uu Madaxweynuhu booqday waxaa ka mid ah garoonka Studio Muqdisho, Saldhiga degmada Yaaqshiid, xaafado ka mid ah degmooyinka Hiliwaa iyo Kaaran, Cisbitaallada Laansaleeti iyo Martiini, halkaas oo uu madaxweynuhu warbixin kaga dhageeystay mas’uuliyiinta goobaha uu booqday. Madaxweynaha oo ay wehliyaan R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise, Abaanduulaha ciidamada XDS G/Sare C/kariin Dhegabadan iyo saraakiil kale ayaa barqanimadii maanta gaaray saldhigga Booliiska degamada Yaaqshiid halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen dadweeynaha ku dhaqan degmadaasi isagoo mid mid u gacan qaaday dadweynaha. Salaan iyo soo dhaweyn kadib waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxudiin Xasan Jurus “Saabeey” oo ka warbixiyay xaalada degmada isagoo tilmaamay in dadka reer Yaaqshiid ay ku faraxsanyihiin booqashada Madaxweynahooda, waxaa sidoo kale halkaasi ka hadlay guddoomiyaha G/banaadir oo sheegay in degmada Yaaqshiid ay nasiib u yeelatay in ay noqoto degmadii ugu horeeysay ee laga xoreeyay Shabaab oo Madaxweynuhu booqdo. Madaxweyne Sheekh Shariif oo halkaasi ka jeediyay hadal aad u soo jiitay dadweynihii halkaasi ku sugnaa ayaa mahadcelin kadib waxa uu madaxeynihu tibaaxay in degmada Yaaqshiid ay tahay degmadiisii, isagoo ku guubaabiyay reer Yaaqshiid in ay ka shaqeeyaan amaanka, midnimada iyo wadajirkooda. Madaxweynaha ayaa intaasi kadib waxaa deeq xoolo ah oo ka boobneyd 9 neef oo Geel ah iyo 18 Lo’ah lagu guddoonsiiyay halkaasi taas oo loogu talagalay ciidamada XDS iyo kuwa Amisom, wuxuuna madaxweynuhu ku sii wareejiyay Abaanduulaha ciidamada C/Karin Dhegabadan. Madaxweynaha ayaa sidoo kale u gudbay xaafado ka mid ah degmooyinka Heliwaa iyo kaaraan isagoo booqday fariisimaha ay ciidamadu ku leeyihiin deegannadaasi isla markaana warbixin ka dhageeysay saraakiisha ciidamada aagagaasi. Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu booqday Cisbitalka Laansaleeti iyo Martiini isagoo mid mid u gacan qaaday bukaannada ku jira cisbitaalladaasi warbixinna ka dhageeystay mas’uuliyiinta cisbitaalkaasi. Booqashada Madaxweynaha maanta ayaa aheyd mid uu ugu kuurgalayo xaalada nabadgelyo iyo nololeed ee ka jirta xaafadaha uu madaxweynuhu maanta booqday.
-
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
oba hiloowlow replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Deeq Ka Timid Walaalaha Waqooyi Galbeed Oo Cisbitaalada Muqdisho Lasoo Gaarsiiyey. -
Che -Guevara;747811 wrote: "goorma ayay Somalia na deeqsi noqonaysaa." Markaad buluuga hoos timaadid like every good Somali should. :D :D
-
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
oba hiloowlow replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^ lool yeaah,,,, Great day indeed, Banaadirtii aan garanaaye aan so xasuustay beryahaan dadkoo dhan aa kuso qulqulooyo great! Laakin ujeedada seccesionist-ska waa la soconaa ictiraaf saan malagu helo!! -
Gudoomiyaha ASWJ oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdishu
oba hiloowlow replied to Somalina's topic in Politics
Mashallah sheekheeni sh shariifow sheekh muxudiin celi so dhawooow! -
Somaliland Flag in Mogadishu - Delivering Aid in Pictures
oba hiloowlow replied to Jacaylbaro's topic in Politics
loooool@ funaanadaha calanka lagu xiray lool -
universal tv oo shaqada ka eryay wariye cawke iyo bishaaro (video)
oba hiloowlow replied to Siciid1986's topic in Politics
universal is crap, freedom of speech maba garanaayaan Cowke iyo bishaaro cali caraale waa dad jiro,, -
^^Carafaat iyo secessionists-ka kale mind your own business '' dal jaara baynu nahay'' aa meel kasta lasoo taagantihiin hadana PL that, Xamar that aa la so taagan tihiin,, isku xishooda nimanyahow,,
-
Good progress, still much to do, viva TFG!
-
Lool@ayeeyo buuhoodle ka timid!
-
Ayeeydey markeey ii duceyso.
-
^^ loooool waa cajiib he is a famous DJ in sweden thats why aan la yaabay
-
loooooooooooooooooooooooooool hassan waqooyi hadii uu siyaasi noqday walahi waala gacan galay hahahah
-
jiirow anledningen till att människorna är på det sättet beror främst på att de oftast är outbildade och klantänkandet är allt de känner till så ett sätt att eliminera klantänkandet är att satsa långsiktigt på att utbilda människorna i landet det är lösningen och att man skapar en stark central regering men al shabaab är inte lösningen deras agenda är att ta över hela världen och med dom så kommer det aldrig vara fred som du tror, ps,,, det är fortfarande 55% som dom kontrollerar om man excluderar regionerna i Pl/SL, så du behöver träna på dina mattekunskaper kompis..
-
Naag wadani ah iga dheh mashallah
-
Popular Contributors