oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Sad day for shabaab today, first dagaalka dhoobleey oo ay ku jabeen, 300 dhalinyarro oo ka goostay shabaab urur cusub sameeystay iyo ceelbuur oo xaruntooda ugu weyn ee gobollada dhexe ee la duqeeyay...
  2. Yaaah Madaxweynaha waaka baxsaday maanta minoow shirbaayo, shariifka wuxuu ku shirbooya jabka shabaab wuxuuna leeyahay sida tan seddex walxaato ba ku taal bayaanee shabaab ku burbureen Bergo dhaqaalle ii beeso la'aan ineey uu burburtay waa bayaan Bin laden ii fuzul berigeey baxeen iney uu burburtay waa bayaan khilaaf baaxad lahoo beryo uu tiil iney uu burburtay waa bayaan
  3. Liibaan fikirka waa kula qabaa ee Xaaji xanjo iyo sxbkiisa Saalax ka dhaadhici.
  4. Ronaldo Iyo Zidane Oo Ka Qayb Qaadanaya Gurmadka Abaaraha Soomaaliya Ciyaaryahannada dalalka Brazil iyo France ee Luis Ronaldo iyo Zinedine Zidane ayaa lagu wadaa in ay ka qayb gallaan ciyaar loogu talla gallay in lacaggo gargaar ah loogu uruuriyo Soomaaliya oo ka dhaceysa dalka Germany. Laacibitaan u kala dhashay wadamada France iyo Brazil Zidane iyo Ronaldo ayaa la filayaa in ay kaalin weyn ka qaataan oo ay ka qayb gallaan ciyaar xiiso badan taasi oo ka dhan ah faqrinimada islamarkaana lacaggo loogu uruurinayo abaarta dalalka geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabisal hormarinta barnaamijyada. Xidiggahaasi ayaa kala hoggaamin doono laba kooxood oo isugu jira xidigo waa weyn oo caalamka si aad ah looga yaqaanno, iyadoo ay ciyaartaasi marti gallin doonto koocda kubadda cagta ee Humber oo ka dhisan dalka Jarmalka taasi oo dhici doonta sida la xaqiijiyay 13-ka bisha December waxaana ciyaarta kor ka maamuli doonta hay’ad Qaramada Midoobay ka socota. Ronaldo iyo Zidane ayaa ku sheegay bayaan ay si wadajir ah u soo saareen in ay ku faraxsan yihiin ka qeyb galka cayaarta deeqda loogu ururinayo Soomaaliya, waxayna rajo ka muujiyeen in dhaqaale badan uu kasoo xarooda cayaarta si wax loogu qabto dadka ay dhibaatadu ka soo gaartay abaarta ka jirta Geeska Afrika, gaar ahaan dalka Soomaaliya. Labada ciyaaryahan oo horay ugu guuleystay abaal-marinta xiddigga ugu wanaagsan caalamka ayaa safiirro sharafeed u ah Qaramada Midoobay iyadoo ay si ay ka farriisteen cayaaraha.
  5. bilan waa runtaada walahi laakin indha caddeyskiisa ma asaa ka yeelaayo,, yeah waa dhul barwaaqeeysan, lol meesha even XX aa amaanay.
  6. ^^KK ma arkinoo, ninka heerkaas joogo oo kale lalama murmo. Cambuuladu waa caafimaad even though aan badanaa aanan cunin, fiber iyo protein-ba wey ka buuxdaa bahashu, gym inaad aadid maba uu baahnaneysid lool.
  7. Xaaji ha degdegin taasi wey so socotaa. Prof abtigiis, haa ma saasey aheyd dee qalad aan fahmay markaasi..
  8. ^^ konfuria ku ekow kulahaa sool iyo sanaag igama xigtid sxb, and there is nothing u can do about it iska baroortan SSC nafta waaye!
  9. Xaaji adna waa ogtahay anna waana ogahay reer SOL-na waa ogyihiin xaqiiqda marka ha is daalinin.
  10. Saalax wallee igama xigtid Sanaag iyo sool waligaa is waal, ayeeydey ii so kurisay ilaa yaraanteydaa walina ii garabtaagan inteey uu dhalatay intaas is weydii bal. Btw im not even from jowhar..
  11. haaa kuwo badan oo kale waa so socdaan, albumka marku so baxo anaaba idin daarayo, xaajiga runtii cod qatar ayuu leeyahay qaar sample aan dhageeystay..
  12. Adeer cidii midnimo soomaliyeed jecel waala tageeraaya ma garatay, deegaan kasto ee somalia haka so jeedo.. Waa reer Awdal oo baashaalaya ilaa daawo calankii bulugana waaka meesha ka muuqde, yaa salaam! Waa Kanaa hadana reer SSC,wasiirka arimaha dibedda iyo madaxweynaha.
  13. ^^hadee Awdal iyo SSC madaxdaada ka dhaadhici ineey iska ilaawaan marka horeba!
  14. ar kani warlord waaye iga daa prof Abdi weli sida siyaasi ayuu uu hadlay kana waaba hanjabaaya, yaab iyo amakaag.
  15. Great stuff , howl ayaa sugeeyso adraydaan ee ilaahay ha uu fududeeyo!!
  16. loool horta ninkaan waxani qoray dhab mey kaa tahay?
  17. 3diina tuulo la goostaa idinkeey idin taala reer ethnic landers
  18. Siyaasiga caanka ee SOL ee Xaaji Xanjo ayaa goordhow xaqiijiyay inuu siyaasada ka fariistay, waloow uusan sheegin sabahaha ka danbeeysa arintaan , Ilo xog ogaal ayaa sheegay inuu siyaasiga fanka ku biiray oo album cusub duubay, kaasoo qorshuhu yahay inuu soo baxo sanadka cusub ee 2012. Albumka cusub waxaa la yiraahdaa '' Ethnic Lander'' waxaana laxanka, erayadda iyo musica ku ladhay isla Xaaji Xanjo. Albumka cusub wuxuu ka koobanyahay 7 heesood. Magacyada qaar ee albumka ayaanu ka helnay ilo xog ogaal waana sida tan: 1: Ethnic Lander 2: Wey duushaay 3: Ictiraaf 4: Hami 4: Amiirka aloow ii daa Ha moogaanina sanadka cusub 2012 iyo Albumka Xaaji Xanjo.