oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Ilaahay ha uu naxariisto maamo Faadumo qaasim Hiloowle, ilaahay waxaan ka baryaa inuu janadda ku waraabiyo maamo Faadumo... Aad aan ugu naxay geerida ku timid fanaanada she was the best singer in the Banaadiri Genre will always remember her songs like Aaawayhee, ceelka soo jiidaa, Dalkeeygoow dushaadu waa barwaaqee dalkeygoow, Fahmaa ii haaaysaa ii haaysa fadhi ima yaalee farxadiii jaceelkee manaas iga fogeeyno ila fiidsahaayee waa faa'idee faan ma ii dhinee fiyoowaa ii so gashee furihii janaa helee ii fartuunaadee,,xasuuus.. Ilaahoow ku naxariiso!
  2. i agree with sxbkey Showqi,, its time inaan is abaabulnaa oo ku jihaadno khawarijtaan oo fadhiga laga kaco hadii jiritaan soomaliyeed la doonaayo walahi ninka ugu horeeyo oo xabadda ku rido aan ahaan lahaa,, shabaab aan iska qabano waaye dardaarankeygu.
  3. Qaraxa noocani markasta waxaa ku le'da dadka muhiimka uu ah bulshadda marka soomaliyeey is daba qabta cadowga waa arkeeysaanee iyo siduu uu waxkasta diyaar ugu yahay inuu dantisa ku fushado
  4. Muslimiinta shahiiday beriga Ilahay shuhaadooda haka aqbalo khawarijtana rabbi meel nuuraayo ma tuso, i hope arxanlaawayashaan shabaab iney jaxiimo ku waaraan bilaahi caleyk
  5. ^^ Iyadoo madaxweynuhu uu nasiib-darro ku tilmaamay in warbaahinta qaarkeed ay baahiyaan warar sheegaya in la magacaabay mas’uulkii lagu bedeli lahaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho..
  6. Iyadoo madaxweynuhu uu nasiib-darro ku tilmaamay in warbaahinta qaarkeed ay baahiyaan warar sheegaya in la magacaabay mas’uulkii lagu bedeli lahaa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho. http://www.hiiraan.com/news/2011/Oct/wararka_maanta3-15229.htm
  7. Madaxweenaha ayaa nasiib daro ku til maamay warar ay warbaahinta qaar ay sheegeen oo ahaa in gu doomiyaha gobalka uu socdo islamarkaana la keenayo ninkii badali lahaa. http://radiomuqdisho.net/madaxweyne-shariif-oo-kulan-la-qaatay-guddoomiyayaasha-degmooyinla-gbanaadir/ well Zack sheekadaada iyo kismaayonews-ba wey qaraxday mar labaad.
  8. Zack ha is dhego terin im born in that area laakin Juffo ahaan ma sheegan karo dad ba dego dhulkaas waana Somalina abtiyaasheed aniga waxaan sheegan karaa Banaadir,Balcad,caliyaale those areas ilaa iyo deeganka turdho close to jilib.
  9. Zack if u look at the article i posted it was written a month ago so kismaayonews did copy the news..waakaasaa proffesional
  10. Zack waa igu qaldantay i never said anything about mareegstate go and find evidence im born in xarardheere yes , lived 4 yrs in gobolka cowl but qabiil ahaan xamar iyo xamar daye People aan kasoo jeeda got that.? Tarzan qabiilkiisa neh so ogoow kedib muran
  11. Zack gobolka dad baa lahee uu dhaaf xeerka lagu dhaqmi jiraya lagu dhaqmaa tarzan beeshiisa, cad cadka iyo bantugaa baa leh de waxaadan aqoon uu laheyn lagama hadlo waa iga tusaale naceybkana iska joojiyo iyo isku dirka dadka waa walaahaada
  12. series: The wire is awesome, entourage, 2 1/2 men, how i met ur mother. Documentries: fahrenheit 9/11, supersize me, inside story Aljazeera english.
  13. Zack im not defensive i just know how kismaayonews works copy and paste,, September 02, 2011 - QOL - Warar lagu kalsoonyahay oo laga helay Villa Soomaalia oo laga helayo saacadihii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Tarsan ee wareershay dadka reer Muqdisho dhawaan loo wado in uu dalka dibadiisa xil ka qabto. Xogta ayaa kudareyso in madaxweynaha kulan la qaatay Tarsan asagoo kala hadlay xil qadaadis taas inkastoo Tarsan madaxweyaha usheegay in isbadal badan kawado gobolka banaadir codsanaayo in xilkaas laga qaadin. Madaxweynaha aya kusabarsiiye mudane Tarsan in lobadeli doono mid kamid ah safaaradaha ugu mashquulkabadan dowlada Soomaaliya kuleedahe dalalka caalamka inkastoo warar hoose sobaxayaan. Arimo dhowr aya kasoo baxaayo arinkaas oo shegaya in madaxweynaha dowlada Soomaaliya soo gaartay warbixin shegeyso in Mareeykanka iyo midowga Yurub qorsheynayaan in xilka kaqadaan taasina sababtay in madaxweynaha umagacaabo xilkaan safirnimo madaama madaxweyne Shariif guryo waa weyn kuleeyahe dalka Turkiga oo qorsheynaayo goorta oo ka dago xilkaan oo saldhig kadhigto. Sidoo kale, Warbixintaan ayaa raacineyso in Dowada Turkiga soo codsatay in safiir cusub losoo magacabo si loo xoojiyo xariirka kadhaxeyo laba dowladood madaama dowlada Turkiga qorsheyno in bishana duulimaad diyaaradeyd iyo Safaarad kafurato magalada Muqdisho sida uu balan qaaday ra'isulwasaraha dalkaas. http://qaranimo.com/2011/sept/tarsan_laguwadao_inlagadhigo_safiir_sept_02_2011.htm
  14. ^^LOOOOL haye ii wad sheekadaa,, sxb waxba ha is cajabin what happened to hassan daahir surrendering to Amisom, atleast i have reliable connections in madaxtooyada and Nairobi, afhayeeno,saraakiil milleteri,xildhibaano and safiiro and warkaan hadey run ahaan lahed trust me i would know sxb rageedi waaye Tarzan wuu na istaahila safiir laga dhigo..
  15. This shit gotta stop walahi dadkaan walaalaheena dembi weyn aa laga gelay ee gobollo hala siiyo and madax,, gogol xitaa in loo dhigo waajib waaye oo laga raali geliyo tacadiyadda loo geysan jiray, because dalkaan waxey la degi la'dahay waa cuqubadda laga galay masaakiintaan,,
  16. ^^ lool haye waa kow taasi haddee kan ka koreeyaana ka waran, i am being told .... meeshaad ku qortay, hade provide uswith another source oo an aheyn kismaayo news since u are being told,, mise waa the coffe shop talk ?
  17. ^^ heheheh hadee thats the coffee shop talk + Kismaayo news quite funny mix,,, nobady took it personal sxb walahi just love ur coffe shop talk, if u want this so called news to be taken serious atleast back ur story with a credible source and evidence,,,
  18. Zacky i love ur coffe shop fairytales mooge as well noo wada sheekada we love it!