oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^ kooley kheyr ka filan maayo meeshaas Al-qaida iyo balaaya hubeysan aa ka curan doono 2 many clans in libya iney degto waa adagtahay
  2. gaacuur ilaahay ha uu naxariisto marxuumka rageedi ayuu ahaa, rebellka ayaa cadowga ah Mareykan iyo qashin aa ku shaqeeysanaye patrolkaas uun ayee dan ka lahaayeen uu fiirso hadda xaalada sey noqon doonto
  3. Liibaan haa waakula qabaa governor iney la baxaan bey aheyd madaxda maamul goboleedyada,
  4. I think Marka is the most important city in sh/hoose and jowhar in sh/dhexe i think both hal mar hujuum lagu qaadi doono
  5. Xaaji Xunjuf;752705 wrote: No he did not cabdilahi yusuf entered mogadisho with xabashi tanks when xamar was peaceful. :D
  6. ^^ U wlc sxb Liibaan, one question horta Dowladdgoboleed maa rabtiin inaad noqotiin waa maxay wasiiradda, madaxweynaha,,, Guddomiye, guddomiye ku xigeen,xogheyn, afhayeenka maamulka etc ayaa ku habboneyd.
  7. Sanadguuro wacan reer SSC sii wada howsha wacan!
  8. Mayaani canbe iyo wuxuu doono ha iska dhaho aseey uu taal nin weyn iska caytamayo ceebteede leedahaye.
  9. The first song in the album called ''ethnic lander''is finally released bal ku raaxeesta codka xaaji xanjo iyo heestiisa Ictiraaf http://deeyoo.com/player.php?id=1875
  10. Jacpher;752432 wrote: Should I care he is half Somali and holds a Somali name or that he is there to advance the agenda of a foreign nation that's currently initiating an aggressive war endangers our sovereignty? Hard to choose? Turn him away! loool so ironic zack dad bu qabiiliste ku tilmaamaaya bal wuxuu noola yimid arag jacpher
  11. ^^Ethopianka yaa ka saaray? Al shabaab?? if sheikh shariif and nuur cadde hadey djibouti ku heshiin laheyn wali ethiopian ayaa dalka joogi lahaa ma been aan ku sheegay taas?? hadana waxaa laso gaaray kolkii Al shabaab ay jebi lahaayeen, all im sayin is Shariif meel kasta uu galo guul ayuu ka keena waanu arki doonaa!
  12. zack Dadka sida adigoo kale maha runtii,
  13. Well Hogaamiye kooxeedyada kooxda uu madaxa ka ahaa hawadeey ka saareen,, Ethiopia asiga iyo nuur cadde ayaa fududeeyay ka bixistooda hadanaa Al shabaab ayuu dalka ka saarooyaa inaba caadi maha! Zack im providing facts okey aniga markaan 12 ahaay qabiil ba ma garaneyn thats the difference between u and me,,
  14. Shariif aseey guusha uu danbeeysaa always mark my words,
  15. Great stuff runtii waa shey muhiim ah waxbarashadda, wax hala barto dalka wax ha lo taro!! waxbarashadda waa iftiinka nolosha
  16. Goldcoast who is behind the kidnaps then??
  17. Sunday, October 16, 2011 MOGADISHU, Somalia (Reuters) - Kenyan troops have crossed into Somalia and have driven out al Shabaab militants from two bases near the Kenyan border in a joint operation with Somali soldiers, a Somali military commander said on Sunday. Kenya has said it would hunt the al Qaeda-linked insurgents following last week's kidnapping of two Spanish aid workers. Abdi Yusuf, a senior Somali military commander, told Reuters warplanes struck two al Shabaab bases in southern Somalia but could not confirm if the jets belonged to Kenya. "There have been airstrikes in ... al Shabaab bases near Afmadow late yesterday and today. We are heading towards Afmadow now. Al Shabaab have already vacated the town," he said. "I can't identify the military aircraft, but our neighbour Kenya is fully supporting us militarily and our mission is to drive al Shabaab out of the region," Abdi said. (Reporting by Mohamed Ahmed and Sahra Abdi; Editing by Aaron Maasho).
  18. Afmadow check, next janaay cabdalla waanu arkeena hadii shabaab cararaan iyo in kale..
  19. Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya oo howlgallo ka dhan ah maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ka waday gobollada Jubooyinka ayaa caawa fiidkii si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose. Wariye Maxamed Axmed Ilkacase oo ka mid ah wariyeyaal ka socda Warbaahinta Qaranka oo la socda Ciidammada Jubooyinka Howlgallada ka wada ayaa soo sheegaya in Ciidammadu ay si nabad ah kula wareegeen degmada Afmadow kadib markii ay halkaasi cabsi aawgeed u faarujiyeen Maleeshiyada Shabaab. Saraakiisha hogaamineysa Ciidammada ka howlgalaya gobollada Jubooyinka ayaa iyana Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya u sheegay in howlgalku uu ku socdo sidii loogu talagalay islamarkaana ay hada ku wajahan yihiin magaalada Kismaayo oo xarun u ah gobolka Jubada Hoose. Waxaa marba marka kasii dambeysa isasoo taraya guullaha isdaba jooga ah ee ay Ciidammada Dowladdu kasoo hooynayaan howlgallada ka dhanka ah Maleeshiyada Kooxda Shabaab balse degmada Afmadoow ayaa ka mid noqoneysa degmooyinka iyo deegaannada gobolkaasi ee laga xoreeyey Maleeshiyada Khawaarijta.
  20. Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta *****lka ka qaaday inay weeraro ku tahay Gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dhinaca kalana sheegtay inay diyaarisay ciidamaddii weerari lahaa. Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Qaadir Maxamed Nuur “Dr C/Qaadir Siidii”, oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, oo ku hadla afka Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday duulaano xoogan oo ay ku qaadayaan Gobolka Shabeellaha Hoose. Gudoomiyaha ayaa wuxuu marka hore uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay gacanta ku dhigto qeybaha kala duwan ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isla-markaana wuxuu tilmaamay inay waajib tahay inay kala wareegaan Xarakada Al Shabaab. Mudane C/Qaadir Maxamed Nuur “Dr C/Qaadir Siidii”, ayaa wuxuu *****lka uu ka rogay in Dowladda Soomaaliya ay diyaarisay ciidamo xoogan oo uu sheegay, inay si toos ah u gelli doonaan Gobolka Shabeellaha Hoose. Dr Siidii ayaa wuxuu carabka uu ku adkeeyay inay ka go’an tahay in Xoogaga Shabaab ay wiiqaan, ayna Maamulka Dowlada Soomaaliya ka hir-elliyaan qeybaha kala duwan ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Shacabka ku dhaqan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wuxuu ku booriyay inay taageero balaaran u fidyaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya, oo uu sheegay inay doonayaan inay ka dul qaadaan waxa uu ugu yeeray cadowga. Maanta ayay ahayd, markii Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Maamulka Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Kaliil uu sheegay, in Xarakada Al Shabaab ay dagaalo xoogan uga furi doonaan Gobolka Gedo, isagoo taasi sabab uga dhigay in xilligaan ay Shabaabku dhawr meelood uga furan yihiin dagaalo qorsheysan.
  21. Stoic uu sheeg bal ragaan JB iyo
  22. Jiirow iska taageer those arabs wannabe okey hadalka halahaas ha nagu ekaado qofkii kula hadla ka gardaranee