oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Somali President Ahmed opposes Kenyan troop incursion
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Madaxweyne iga dheh viva sheikh Shariif -
Xabashi this forum is only for SOMALIS, tan kale we dont need any ''assistence'' from kenya and Ethiopia,xaaji xanjo and JB alhamdulilah we got ciidan nagu filan today allright marka riyadiina iska wata it wont happen waa adigo tiraahdid ''Somaliland'' baa heshay nadaxbanaani doesn't make sense sow maha
-
Ceeb hor leh oo soo food saartay Dawlada Ina Axmed
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
^^ loool waar markale ha la imaan waxaan oo kale allright -
Fighting Continues in Banadir region Daynille district
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
just give it a week or less -
hiil daran lool :D
-
Ceeb hor leh oo soo food saartay Dawlada Ina Axmed
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
its clearly propoganda lagu wasekheynayo magaca madaxweynaha somalia mudane sheikh shariif iyo beeshiisa, macquul waaye in wax xoogaa musaqmaasuq ay dhacday taasi been maka sheegaayi but i think its disgusting to say ardayda waxaa laga keenay qaliimow,jBalcad,Aadan yabaal ,kaaraan iyo cadale, caddeyn keen since ur sayin this is true hadii aad keeni weysid caddeyn muujineysa in la sameeyay musuqmaasuq oo barbaarta laga aruursay deeganadaas waxaa lagu arki doonaa nin caadifaad qabiil ku jirto,, ee keen caddeymo im waiting in la kala baxo waaye -
Biyo dhaxan ah waa eray jiro maybe waqooyigaas aan laga aqoon
-
Ceeb hor leh oo soo food saartay Dawlada Ina Axmed
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
sheekoy ku nacday if this had would been at cali maxamed gedis time i would believe you.. -
Ceeb hor leh oo soo food saartay Dawlada Ina Axmed
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
cantarabaqash.com -
Yeah but i mean is was this guy actually a member of Al shabaab?
-
Maamul Goboleedka Puntland ayaa wuxuu maanta uu dil toogasho leh uu ku fulliyay mid ka mid ah dagaal-yahanada Xarakada Al Shabaab, kaasoo lagu hellay laba dembiyo oo ka dhan ah deegaanada Puntland. C/Laahi ***** Cali oo ka mid ah Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu laba bilood kahor uu magaaladda Galkacyo uu ku dillay Allaha u naxariistee Xasan Xuseen “Waloore”, oo ka mid ahaa wax-garadka ku dhaqan magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, wuxuuna qirtay in uu dilkaasi uu geystay iyo in uu ka tirsanaa Xoogaga Shabaab. Maxkamadda Darada Koowaad ee Gobolka Nugaal ee Maamul Goboleedka Puntland, ayaa waxay gacan ku dhiiglaha ay ku xukuntay dil toogasho leh, kaasoo ugu dambeen maanta lagu fuliyay. C/Laahi ***** Cali oo ku dhashay degmada Bardaale ee Gobolka Baay, kana soo jeeda Gobolada Baay iyo Bakool, ayaa waxaa maanta la-soo fariisiyay fagaare ku yaalla magaaladda Garoowe ee Gobolka Nugaal, halkaasoo uu maanta ku toogtay mid ka mid ah wiilasha uu dhalay Allaha u naxariistee Xasan Xuseen “Waloore”. Xilliga uu dilku uu dhacaayay, ayaa waxaa ka soo qeyb gashay qeybaha kala duwan ee Saxaafadda, kuwaa oo ka qaadaayay muuqaalo kala duwan, si caalamka loogu baahiyo sida Puntland ay uga soo horjeedo kooxda Shabaab. Dilka kadib ayaa waxaa warbaahinta magaaladda Garoowe kula hadlay masuuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland, waxayna sheegeen inay sii wadi doonaan dilalka ka dhan ah kooxaha dilalka qorsheysan ka geysanaaya deegaanada Puntland, ee ka tirsan Xarakada Al Shabaab. Waa gacan ku dhiiglihii ugu horeeyay oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, oo si cad loogu toogto magaaladda Garoowe, xilli ay goob-joog ka ahayd qeybaha kala duwan ee bahda Saxaafadda, isla-markaana majirto wax war ah oo ka soo yeeray dhinaca Xarakada Al Shabaab.
-
Xamar cadeey xeebteedaan uu xiisayeee xarunteydan xasuustaye!!
-
Dadkii ugu badnaa ee horey ay uga barakicyeen maleeshiyada kooxda Shabaab magaalada Muqdisho ayaa si aad ah ugu soo laabanaya magaalada iyadoo waddooyin caasimadda ay mashquuliyeen gaadiidka dadka deegaannada loo barakacay ka soo laabanaya. Magalaada Muqdisho oo in muddo ay dad badan guryahooda ka maqnaayeen ayaa waxaa haatan dadkii u barakacay duleedka magaalada Muqdisho ay billaabeen in dib ay ugu soo laabtaan xaafaddahoodi kaddib markii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ay caasimadda ka xureeyeen Khawaarijta Shabaab. Wariyaheenna Bashiir Khaliif Gaani oo saakay gaaray qaar ka mid ah isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu ku soo arkday halkaasi dad iyo gadiid aad u badan oo buux dhaafiyay Isgoysyo ay ka mid yihiin Ex-Kontarool Afgooye, Banaadir, Soobe iyo Dabka. “dadka markii aad la sheekeysato waxa ay kuu sheegayaan in ay aad ugu faraxsan yihiin in dib ay ugu soo laabtaan guryahooda oo muddo sanaddo ah ay ka maqnaayeen” ayuu yiri Wariye Bashiir Khaliif Gaani. Sidoo kale dadka oo aanu wax ka weydiinay in ay saameyn ku yeesheen howl gallada ay ciidamada dowladda ka wadaan goobo ku dhow deegaannada loo barakacay ayeey dadka qaar tilmaameen in suuro gal ay tahay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay gaaraan meellahaasi madaama muddooyinkan Shabaab laga soo saaray qaybaha ay uga hareen caasimadda. Dhinaca kale waxaa sare u kac kii ugu xoogganaa uu ku yimid qiimaha gaadiidka gaar ahaan gaadiidka soo qaadaya dadka ka soo laabanaya deegaannadii ay horey ugu barkaceen, iyadoo halkii qoys lagu soo qaadayo lacag dhan 150$ waxaana dadka qaar ay ku noqotay mid adag in lacagtaasi ay iska bixiyaan waxaadna arkeyso iyaga oo lugeeynaya waddooyinka si saxmad leh.
-
^^LOL !
-
xabashi maa lo daahaa wah!
-
Indhacade surrenders his weapons to the Somali Republic
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
^^ loooool :D -
'Liibaan';752930 wrote: Nabada iyo horumarka Dalkeena Somalia si loo gadho, waa in midnimo soomaaliyeed la helaa iyo Dowlad wanaagsan oo hal madaxweyne leh. Inshallah kheyr! Once again sanad guuro wacan, reer ayeeydey!
-
Madaxweynaha Puntland oo xaqiijiyey in AMISOM la geynaayo Puntland
oba hiloowlow replied to Saalax's topic in Politics
what happened to Puntland is safe yaa imaam -
Maanta oo ah 21-ka Oktoobar waxay ahayd maalin lagu xusuusto xiligii ay ciidamada xoogga dalka Somalia la wareegeen talada dalka, iyadoo uu hoggaaminayay Marxuum Gen. Max'ed Siyaad Barre oo geeriyooday 1995-kii. Kacaankii Milateriga ayaa xilka la wareegay 21-kii Oktoobar 1969-kii kaddib markii la dilay Madaxweynihii shibilka ahaa ee xilligaas C/rashiid Cali Sharma'arke oo dhalay Ra'iisul wasaaraha xilligan ee Somalia.Saraakiishii la wareegay xilka dalka ayaa waxay ahaayeen 25-xubnood oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida iyo kuwa booliiska, waxayna magacyadoodu kala ahaayeen: 1. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Militeri) 2. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis) 3. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Militeri) 4. General Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis) 5. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Militeri) 6. Gen. Maxamed Cali Samatar (Militeri) 7. Gen. Cabdalla Maxamed Faadhil (Militeri) 8. Cali Mataan Xaashi (Militeri) 9 Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis) 10 Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis) 11.Col. Ismaaciil Cali Abokar (Militeri) 12.Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Militeri) 13.Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis) 14.Col. Maxamed Cali Shire (Militeri) 15.Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Militeri) 16.Col. Faarax Waceys Duule (Militeri) 17.Col. Axmed Maxamuud Faarax (Militeri)* 18. Col. Axmed Xasan Muuse (Militeri)) 19 Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Militeri)* 20. Bashiir Yusuf Cilmi (Militeri) 21 Cadulqaadir Xaaji Maxamed (Militeri)* 22 Maxamed Cumar Jees (Militeri)* 23 Cusmaan Maxamed Jeele (Militeri) 24 Muuse Rabiile Good (Militeri)* 25 Cabdi Warsame ***** (Militeri)
-
Indhacade surrenders his weapons to the Somali Republic
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
Ngonge looool indha cadde is a crazy man wuxu rabo ma yaqaan mar waa shabaab,xisbul islaam lool mar waa dowladd mar gooni waaye loool what a man -
Maalin wanaagsan iga dheh!
-
Indhacade surrenders his weapons to the Somali Republic
oba hiloowlow replied to Somalia's topic in Politics
looool sheeko ku nacday
-
Popular Contributors