oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
war xaaji waa ii wareerisay anigana inaa kubadda cagtaa ka hadleeysan mooday!
-
Thanks Abaay, walahi Sweden aa iska joogay inkastoo xamar ku maqnaa november ilaa december.
-
Aaliyyah xaalka Xamar okeey ay iska aheyd xooga amndidarro ayaa ka jirtay meeshan degeneyn Yaaqshiid, laakin dhinaca kale baa shidan wadajir,xamarweyne iyo areadaas. 1 month ayaan maqnaa Laascaanood waan gaari waayay due to wakhtigoo yaraaday. Inshallah next time ayaan so salaama ayeeydeey dhulka ay ku dhalatay,. LOL@ JB Xaaji xundjuf mahadsanid sxb Nuune looool honeymoon kuye qaraaba salaam aa la jiray. Showqi okey ayeey iska aheyd xooga dhibaatooyin aa iska jiray haddeyse dhaanta baan maqlay lool@ sayid heer ehelnimo aa idin salaamay and thanks sxb
-
The corpses of Alqeada Terrorists lying on the streets of Dhuusomareeb
oba hiloowlow replied to Peacedoon's topic in General
Saasa la rabaa cagta joogsan weeyso marbeey ceeb la kuluntaa -
Mahadsanid Liibaan aboow
-
Ar miskiinoow '' nin walboow wadankaa wax ku dhaama maleh'' amaa maqli jirtay
-
Beri waan baxaaya oo Dalka ayaan booqani doona for 2 month marka safar salaama ayaan idin leeyahay reer SOL, sawiro qurux badanaa waan so sawira thread cusub aan furi doono baan gelinayaa, marka intaas baan idin leeyahay!
-
Anigu koley dating wax qalad uma arko kaliya u have do it the right way,,
-
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
MMA sax anigu koleey xal baa la heli doona baan islahaa hada waxaan taaganahay anigu quus, somalia xal iney ka timaadaba lagama yaabo runtii in laga hadlo waaye dowladdana dhan gebigood waa big dissapointment iyo failure.. -
TFG PM blesses Kenyan invasion, says Sharif's in Agreement
oba hiloowlow replied to xiinfaniin's topic in Politics
Somalia way ka taalaa waa wareey,, aniga oo ah oba hiloowlow maanta waxaan idin xaqiijinaaya inaan politices somali iska dhaafay maadama aysan laheyn meel loo raaco marka intaas ayaan idin sheegayaa dadkii oo siyaasadan madaxa iskula galnay waxaan leeyahay cafis.. Wabilahi towfiiq. -
Why somalilanders do not support Kenyan Invasion?
oba hiloowlow replied to Duufaan's topic in Politics
^^ And SL is owned by Ethiopians :D -
Im goin to Xamar as well in novermber.........
-
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Wasiirka ku tirsanaha Gaashaandhiga Kenya waxa uu sheegay in wax lala yaabo ay tahay hadalka ka soo yeeray madaxweyne Sheekh Shariif, Yuusuf Xaaji oo ku magacaaban Wasiirka Gaashaandhigga Kenya ayaa isagoo qiil u raadinaya soo gelintaanka Ciidamada Keynyaati sheegay in heshiiskii Kenya iyo Soomaaliya ee lagu weerararayo Kooxaha Shabaabka uu u soo wakiishay Ra’iisul wasaare Cabdi wali Max’ed Cali Gaas kaasoo isna qalinka ku duugay. Faarax Macalin oo isna ah Maqaar-saar ku xigeen ka ah Baarlamaanka Kenya ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay ku galeen dalka Soomaaliya heshiis dhexmaray xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya iyo tan Kenya, isagoo sheegay in madaxweynaha Soomaaliya uu amarkaasi bixiyay laftiisa taasoo ka hor imaaneeysa hadalka Yuusuf Xaaji ee ah in Ra'isul-wasaaraha Soomaaliya uu saxiixay heshiiskaasi. Axmed Madoobe oo ka tirsanaa ********tii kooxda Al-shabaab ka dibna isu badalay Raaskambooni ayaa isagana sidoo kale “Kenya meel ay kaga soo noqoto ma jirto, wey soo gashay, mida ku saabsan hadii ay noqdaan iyagaa xor ah, baahida markii ay arkaan shacabka waxay u baahan yihiin waxa ay meesha ka noqdaan ma jirto, taageerada ay siinayaan shacabka waa arkeysaan in raashinkooda inay wax ka siiyaan ka ciidan ahaan dadka”ayuu yiri Axmed Madoobe. hadaba waxay Soomaalidu dhahdaa waranka iyo weerta maxaa kulmiyey, Maxaa Raggaasi oo dhan ka wada qeylasiiyay, oo hadana Cabdi weli Gaas uu ugu saxiixay Kenya in ay soo gasho gudaha Dalka Soomaaliya iyadoo uusan ogeyn Madaxweynaha Dalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Sahriif Sheek Axmed. Dad badan ayaa arintani la tahay qaab dhul balaaarsi ah oo xeeladeeysan iyadoo uu ku jiro guux tiro badan, oo ay bixiayaan shacabka deegaan ahaan ka soo jeedo goboladaasi. -
Demonstrations in dhooblay in support of the Kenyan invasion
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
bacaaaaaaaaaaac dadkan maxaa ka qaldan war kenya ayaa dhulkiina hore uu heystay hadana ma ilaa kismaayad rabtiin iney qabsadaan -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Adeer madaxweynaha iney somali ilaalshaan waa la ogyahay his staff Amisom amaanka guud ay ka shaqeeyaan,, marka bacaaaacda iska wad waxaad shariifka ku diidan tahay waa inuu kaso horjeedo Lasagna awal sowtaad aheyd kii taageeri jiray yaah marka adeer mihii ka tagay oo azania bilaawayaa kaso horjeesatay shariifka, yaa marka flip flopper ula jeeda , mise danta tolka ka weyn -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
-
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Duufaan;753671 wrote: Azonia can not be created without kenya and cannot survive without Kenya. what is the point having than. :D -
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Zack, that thread waxba kama gelin Kenya,, its a about howlgallada ciidanka xooga dalka and amisom ay ka wadaan dalka gaar ahaan gobollada dalka, first isma laheen kismaayo iyo dhulkaas ay gaaraayaan waxaan islahaa iney dhoobleey iyo dhulkaas xuduuda kaliya ku sugnaanayaan tan kale kenya hadda hadey dagaalku ay gasho oo ilaa kismaayo gaaraan iyo meel kasii xageeyso Al shabaab may win support since Abu Mansuur uu raali gelin weydiistay shacabka marka xaalad la mid ah tii waagii 2007 ayaa la galaayaa ma garatay this has nothin to do with sheikh shariif sababto ah maalinkaas ugu horreyso maahine aan qoray commentigaas kedib anigoo wax ka sheegaayo kenya car bal keen,, -
lol acuudi bilah hussein see camal ur girl left you or what? dont worry u will get over it
-
somali centric soomali waad taqaantaa iska muran, tuujiye is telling the truth walahi
-
Nairobi: Yusuf Haji Farax Macalin attack Sharif Ahmed
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Afkaaga caano lagu qabay goldcoast, dadyahow waa muran badan tihiin mays tiraahdeen Zack and the lasagna supporters if sheikh shariif signed a agreement with kenya so bandhiga, anigu koley hadal igama maqli doontin regarding this issue its clear,ee dadow hadal yuusan fakanin taariikhda xusi doonto xaqiiqda, for now aynu aragno sidey xaaladu noqoto
-
Popular Contributors