oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Bob waa runtaa sxb Xamar meel la mid ah ma jirto mana jiri doonto laakin Ani xarardheere waaku dhashay so obviously it has a place in my heart and Juxa xitaa iney xarardheere ku dhalataan mooday iyadoo ka hadleesan arkay. Juxa u wlc check my thread ''first pictures of xamar''
-
lol@ bob Wyre aad ayaad uu mahadsan tahay xaaji
-
Thanks for the help walaashey and aamiin ,, USB ay ka buuxaan sawiro badan mardhow ayaan geli doonaa
-
yariiseeydan Adeer aan uu ahay
-
Boondheere waa anago uu soconoo Liido
-
Showqi;808622 wrote: Oba ayaan ka sugayey in uu Xamar Passport-keeygii iiga keeno, isaguna isaga oo faro madhan ayuu soo noqday...:mad: Bal waan iska sugi inta Ottawa laga furayo Safaaradeenii. war sxb summerka is keen xamar cabdalla shideeya ku geynaa lol passporka within 10 min aa ku helee
-
Libaax-Sankataabte -- Congratulations on your little bundle of joy.
oba hiloowlow replied to Baashi's topic in General
Congrats sxb -
Yep nina waa berteenaa ku yaal afgooye bananas and papaya
-
Liido beach
-
somalia ,Xamarweyne dicstrict called hotel mansoor. Haa nina
-
Sawirka kalena waa ciyaalka xaafada Towfiiq
-
Sawirka ugu koreeyo waa suuqi Towfiiq meel lagu shaaheeyoo, kan ka hooseeyana waa uu jeediin oo waa Aden cadde airport, Sawirka ka hooseyana jidkii towfiiq, kan ka hooseeyo oo maqaayadda waa maqaayad ku taal xamarweyne dhanka via roma oo la yiraahdo Mansoor
-
haye hoowshan hadda Somalina aan uu diray iyada hadda so gelin doonto
-
^^ Lol hal habeen aan hurdada ugu kacay madfac
-
how do u uppload pics from ur computer???
-
I wanna share some pics fromt he trip,, stay tuned
-
Maanakoobiyo.com
-
Bob waa hagaag Midoo fish and chips oo reer waamo ah oo qatar cadiim anaa kaga raadinaayo UK gaar ahaan Leicester maxaan gabdho nuuraayo ku arkay magaaladaas gaar ahaan meesha la yiraa St. Mattews kk. LST thanks sxb lool wiilka shariif waaba amaan yaah xaaji
-
Ar Bob horta marka horeeto xaa laga jiriyay xamar isweydii bal, xaajiyada waala barajeeyay midoo baarri oo raaliya ah ayaan xamar ku mehersaday waxaa lay sheegay asalkeedu waa reer waamo . alhamdulilah bas bash waaye sxb, caday iyo macawiis aa duqa midoo ladan oo qurux dhaaftay aa ku habeeyay ee adiga isa soo diyaari summer-kaan aan kuso guuriheeyna.. Qaraabada waa ladan yihiin, deriska iyo ciyaalka xaafada qaati aaka tagnaa sxb, xamar dadkii hore waa wax dhintay iyo wax qaxay dad oo nareefoos cilan heeyso lee ku haray meeha indhihiiba ka ridaayan ani muggoo dadkan waa is fahmi weynay.
-
Miskiin xooga sawiro aan haaya inta badan waa private sawiro aan cidaha ka qaaday laakin Yaaqshiid iyo Kaaraan ayaan sawiro ka haaya.Meshii waa so mari waaye wakhtiga igu yaraaday cid kasta ku imaaneyso xitaa badda liido inaan ku dabaasha wakhti uu waayay ka waran. Malika abaayo walahi xamar iska okey ay aheyd nabad buuxda kama aysan jirin sababtoo markii aan tagaye Al shabaab meelo badan ay ka joogeen magaalada gaar ahaan dhanka warshadahaa iyo huriwaa iyo dhinacyadaas mararka qaar madafiic iyo dagaal ayaa ka dhacaye dhinaca Soos hadana yaaqshiid iyo kaaraan iyo waqooyiga tuugo ******** aa ku badnaa oo ka tirsan ciidanka dowladda ciidanka waa 2 nooc kuwana waa ******** kuwana waa dad fiican. Koleey 2 bilood kahor ay aheyd taasi hadda xooga wey dhaanta sidii hore sida ay qaraabada sheegaayaan. Juxa Juungaal ayaan degeneyn meel uu dhow iskool Yaaqshiid oo dhaxeeysa labada wado 30ka iyo warshadaha.Sawiradana inshallah intaan ka haayo sida ugu dhaqsiyaha badan aa idin gudbinaa.Thanks for the welcoming abaay Blue barasho wanaagsan sis , hada kedib xigtaa nahay yaah
-
Mahadsanid Cambuulo iyo bun lol magac fiicanaa hehe Maadeey abu Shabaab cayaartaa xey tahay bisinkee? MMA waa so mooday, waa laguu raayaa adiga see tahay? lol mataan aa waa gartay
-
Lol@Taleexi thanks sxb ! Blue i dont know exactly what hooba hiloowlow means weydii Malaaq MMA laakin i know hiloowlow means qof loo hiloobay (a missed person) Thanks for the welcoming
-
Admin General uu wareejiya threadkaan qalad ayaan uu galiyay polticies.
-
Popular Contributors