oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaaladda Cadaado ee gobolka Galgaduud. Mudane Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliyo mas’uuliyiin uu ka midyahay gudoomiyaha baarlamaanka iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee dowladda. Wariye Maxamad C/qaadir Daahir oo ka mid ah wariyayaasha Radio Muqdisha oo la socda wafdiga Madaxweynaha ayaa ku soo waramaya in Madaxweyne Sheekh Shariif garoonka diyaaradaha ee magaalad Cadaado si diiran ugu soo dhaweeyeen boqolaal dadweyna ah iyo mas’uuliyiinta maamulka Xibin iyo Xeeb. Sheekh Shariif ayaa lagu wadaa in uu xarunta madaxtooyada maamulka ximan iyo xeeb kulan kula yeesho mas’uuliyiinta maamulkaasi isagoo sidoo kalan dadweynaha kala hadli doono meel fagaaro ah
-
^^ horta marka hore indhacadeyska intaad iska dhaaftid dib uu akhri dadkaan ula jeedo cuqdad qabiil aa ku dhacay markaasad fahmi doontaa inaanan qabiil dhan ula jeedin oo dad gaara SOL members ka ah ula jeedo waa kow. Aniga horta Ethiopian kama hadlin adeer faa'ido iney so wadin waa layska arkaaya ee waxa kaliya aan ku so bandhigay waa farqiga uu dhaxeeyaa labadaan shaqsi ee AY iyo Shiekh shariif.
-
samafal 2009 ilaa 2012 khasaaro wey jireen laakin khasaaro la mid ah tan waagi AY ma jirin sababtana ,maxaa waaye magaalada dhan dhanka ay dagaaladu ka socdeen goobo cidlo ay ahaayeen oo shacabkii waa hore ka qaxeen. Sxb idinka cuqdad qabiil ayaa idin heysta ee ilaahay ha idin daaweeyo geedi raysulwasaaro ma aheyn miyaa asna yuu ahaa ma AY ay isku qabiil ahaayeen, Gaas neh maa shariif ay isku qabiil yihiin
-
Samafal sxb farqiga weyn ayaa uu dhaxeeye ee yaa been laysu sheegin, for example the PM Geedi miyuusin dhihin ''huriwaa ilaa iyo hodan dhulka ayaa la dhigaa'' Darwiish waala xasuusta ayaan uu maleeyaa ninkii intii uu dhalinyarro innocent xiro kedibna madaxfurasho ku sii deynaaye, Salaad cali jeelle hadaladiis waa ogeyden'' Qax maa hurto waaaaaaye'', dhicitaankii suuqa bakaaraha, more than 50 000 people died from 2007-2009.. Xasuuq ay aheyd. Waxyaalaha aan kor kuso qoray ayaa ka mid ah sababta shacabka uu taageereen ICU/shabaab,, hadey AY iyo dowladdiis ay ficilo wanaagsan la imaan lahaayeen dagaal ba ma dhaceen
-
Abu Mansur Confirms he's in talks with the TFG
oba hiloowlow replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
lol -
Somaliland should send Police security forces to Somalia
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
waaba sameeyeenee oo amiirka ayaa la marsiiyay -
showqi duqa waa fahmi karaa
-
Showqi u wlc duqa qaar kaloo badan ha moogaan
-
Popular Contributors