oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
Cade Muuse welcome to Xamar, I like cade he's my favourite PL leader waa rageedi
-
Faah faahinno dheeri ah ayaa ka soo baxaya howlgalka ay ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM saakay ka wadaan waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, kaasi oo lagu dhaba jarrayo malleeshiyaadka Al-Qaacidda ee Gumeysiga ku haya ummadda Soomaaliyeed. Maxamed Cismaan Xanaf oo ka mid ah saraakiisha ciidammada dowladda ee Ex Koontarool Afogooye ayaa Radio Muqdisho u xaqiijiyay in ciidammada dowladda ay saakay ku dhaqaaqeen jihooyin badan, isagoo tilmaamay in dagaal xooggan uu ka dhacay dulleedka degmada Dayniile oo ay si nafla caarrimo ah ugu dhuumaaleysanayeen Al-Qaacidda, laakin laga saaray. Waxa uu intaa ku daray Mr. Xanaf in weli howlgalka uu si xowli ah uga soconayo dhinaca badan oo ay ku jirto deegaannada ku xeeran deegaanka Ceelasha Biyaha, sidoo kale Maxamed Cismaan Xanaf ayaa tilmaamay in ciidammada dowladda iyo ciidammada AMISOM ay saakay xereen waddada Ex Koontarool Afgooye oo aysan jirin wax Gaadiid iyo dadweyne ah oo isticmaalaya. Dhinaca kale saraakiisha Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ballan qaaday in ay ka taxadari doonaan khasaaro soo gaaray shacabka, isla markaana Al-Qaacidda waqtigii ay Gumeysiga ku heysan lahaayeen shacabka Soomaaliyeed uu dhammaaday. Wixii Ku Soo Kordha Howlgalladaaasi iyo Sawirro Kala Soco radiomuqdisho.net
-
Duqeymo xoog leh ayaa xalay ilaa saaka lagu garaacayay qeybo ka mid ah deegaanada duleedka ka ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa loo barakacay, iyadoo xiisado dagaal iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ka jiraan. Sida ay sheegayaan wararka Taangiyo gawaarida dagaalka ay leeyihiin Ciidamada AMISOM ayaa la geeyay jiidaha dagaalka, sida duleedka Muqdisho, dhanka Ex Koontarool Afgooye, iyo degmada Dayniile oo qeyb ka mid ah ay Shabaab ku sugan yihiin. Duqeyntii xalay oo saqdii dhexe bilaabatay ayaan si dhab ah loo ogeyn qasaaraha ay geysatay, ha yeeshee meelaha ay ku hoobteen ayaa waxaa ka mid ah Siinka Dheer, KM13 iyo Garasbaaley, halkaas oo ka mid ah goobaha loo barakacay. Sidoo kale saaka ayaa waxay duqeymo xoog leh ku socdaan agagaarka Xarunta degmada Dayniile iyo Xaafadaha dhanka galbeed xiga, waxaa ku hoobanaya madaafiic ay ridayaan Ciidamada AMISOM. Dagaalyahano ka tirsan Shabaab ayaa soo buuxiyay goobaha xiisadaha dagaal ka taagan yihiin, kadib markii ay ka war heleen duulaanka Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ku doonayaan inay ku qaadaan deegaanada loo barakacay ilaa Afgooye. Wali dagaal dhulka ah ma bilaaban, waxay u muuqataa in Ciidamada AMISOM madaafiicda BM-ka iyo kuwa Taangiyada ay isticmaalayaan inay ku garaacayaan dhufeysyada ay ku jiraan dagaalyahanada Shabaab. Saameynta xoogan ee ay reebeen xiisadahan dagaalka iyo dhaq dhaqaaqyada ciidan ayaa waxaa ka mid ah inuu gebi ahaanba istaagay dhaq dhaqaaqii gaadiidka ee wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye. Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay diideen in gaadiidka ka shaqeeyo wadada aada dhanka Ceelasha Biyaha, si aanay saameyn ugu yeelan dhaq dhaqaaqyada ciidan iyo diyaar garowga dagaal ee socda. Dhaq dhaqaaqyadan ciidan iyo xiisadaha dagaal ayaa tan iyo shalay la dareemayay, iyadoo ciidanka AMISOM ay wadeen guluf xoog leh oo ay maalmahan diyaarinayeen, si ay weerar ugu qaadaan degmada Afgooye. Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
-
Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saakay arroortii howlgalka ka billaabay waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, iyadoo ciidammada ay ka gudbeen deegaanno badan oo dulleedka magaalada Muqdisho ah. Howlgalka oo billaabday saakay xilli hore, waxaana si wadajir ah u wada ciidammada dowladda Soomaaliya iyo ciidammada Midowga Afrika ee AMISOM, iyadoo howlgalka uu markii hore ka billaabday deegaannada dulleedka ka ah magaalada ee ka tirsan degmada Dayniile, waxa uuna ku fiday waddada Muqdisho iyo Afgooye. Wararka aynu ka helleeno halka uu haatan howlgalka ka socdo ayaa sheegaya in ciidammada dowladda iyo kuwa AMISOM ay si xeeladeysan u wadaan howlgalka si uusan u dhicin khasaaraha dadka rayidka ah. Saraakiisha howlgalka hoggaamineysa ayaa inoo sheegay in howlgalkaani uu yahay midkii ay ku xorroobi lahaayeen dadkii muddada ku dhibaateysnaa dulleedka Muqdisho, dhinaca kale malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa isaga cararay meello badan markii ay ka war halleen in ciidammada ay ku so dhawaadeen.
-
Nacalaa talatak naagta axmaq waaye oo damiir laheynba ebidkeey ma arag qof naagtan la mid ah maxaa waaye sey uu galeeyso canugta saqiirta balaayo ku aragtay
-
^^ Lol abwaanow hade sheekada faham nooh shaati cusub aa la gishahaaya tii hore socon weydaye bal tan aan ku nasiibsahaaya waaye lee
-
FUTURE: Google's Self Driving Car Takes Blind Man To Taco Bell
oba hiloowlow replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Cajiib walahi. Walaalkiis what on earth are you talking about, land mines? Isbaaro?? -
Faroole thinks he's the president of Somalia
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^ Well lets not hope that,, loool that was a good one too -
Mashallah good stuff Somalina abaayo shaqo fiican ayaad meeshaan kawadaa, halkaan kasii waad
-
Faroole thinks he's the president of Somalia
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
hahah good one mate but i think this one is the most hillarious one , -
Faroole thinks he's the president of Somalia
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
^^ Cartoon maka heeysa adeer so bandhig -
Faroole thinks he's the president of Somalia
oba hiloowlow replied to oba hiloowlow's topic in Politics
:D -
lool habaartaa magaceed maa hadda laga xishooda in la sheegsheego,, habarteey waxaa la dhahaa Barni Maxamuud xersi
-
Laxoox=canjeero Tuwaal= Shukumaan Igaar= Inan iminka= Hadeer
-
Galmudug oo gabar siisay Shiikh Shariif VIDEO
oba hiloowlow replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Sheikh shariif caadi maha player iga dheh -
''bacaaaaaaaaaaaac'' Jacaylbaro
-
Popular Contributors