oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
madaxweynuhu wuxuu ku baaqay in qabyaaladda laga fogaado ayna ka fogaadaan dadka caasimadda deggen qabiileysiga, isagoo sheegay in caasimaddu ay tahay magaalo ka dhexeysa Soomaalida oo dhan. Ugu dambeyn, wuxuu hay'adaha ammaanka ku wargeliyay inay xoog uga saaraan dadka ku jira guryaha dadka ee diida inay ka baxaan, isagoo shacabka ugu baaqay in qofkii guri uusan lahayn ku jira uu isaga baxo, maadaama ay tahay in guri aan la lahayn lagu jiro doqonnimo. http://hiiraan.com/news/2012/Apr/wararka_maanta9-17590.htm
-
^^ walahi thats not a bad idea imagine Maryan qasim as president that would be historical,she's a women and she hails from a minority clan
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;816959 wrote: Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya u magacaaban . Soomaalida haddee u jeclaan lahaayeen dalkooda sida ay u jecelyihiin useless shaqsiyaad iyo fadhi ku dirir iyo hebel ayaa la soo dooranaa iyo maya. If only. True stuff sxb yaa soo celiyo dadkii aabaha oo kale wax badan ay inoo tari lahaayeen
-
^^ Waa dadkeena qurbaha dadka Somalia saas maha runta hada laga hadlo wey is xasuuqeen weyna is cafiyeen
-
^^ loool ma ila qiyaamo 4.5 ayaa la isku maamula
-
^^ sxb Sheikh shariif iyo nuur cadde waa dad is fahmaayo labadoodana waa dad nadiif ka ah qabyaalad oo ilaa iyo hadda lagama hayo beel ay wax ka sheegeen ama wax la mid ah oo caadifaad keeni karto.. tayo hala fiirsho intii qabiil la fiirin lahaa. Abdihakin Haaji Fiqhi or Maryan Qasim can be an alternativ too instead of nuur..
-
1:President: Sheikh shariif 2:PM: Nuur Hassan Hussein( Nuur Cadde] 3: Wasiirka Arimaha dibedda: Oomaar 4: Wasiirka Gaashaandhigga: Abdihakin Haji Fiqhi 3:Wasiirka arimaha gudaha: Mohamed Abdullahi Farmaajo 4: wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta: Abdiweli Maxamed Cali Gaas 5:Wasiirka Haweenka: Maryan Qasim 6:Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha: Abdiwahaab Ugaas Hussein 7: Guddomiyaha Barlamaanka: Aadan Madoobe This would be a prominent Dowlad oo wax qabani karto.
-
^^ exactly laakin koleey cid kasta waa ogtahay cidii qaldaneed.
-
^^ waa dareemay programyadiisa dhan is about qabiil,, ridwaan xitaa waa rageedi wana nin waxbartay
-
is nadaaro really a journalist,, wariyenimada aqoon ba uma leh dhowr jeer baan daawaday barnamijyadiis qabyaalad iyo baa laga hadlaa asigana wuu iska qoslaa intuu dhihii lahaa fadlan qabiilka ka daaya,, cawil daahir salaad baa dhaama 100%
-
It was taken by Maadeeys adeer Cismaan caato
-
^^ He never said that beenta dhaaf
-
Ali mahdi rageedi
-
Walle waad ku sugtay!
-
:D
-
Popular Contributors