oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. ^^ Ceynkaas weeye ,magaaladii iney xarunta dalka noqotaa waaye like it was once.
  2. ^^ waa ado engineer ah yaah
  3. Qandalawi sxb inta badan dhismaha dowladda dadkii degenaa waa laga saaray, hadana guryaha private-ka ayaa la geli doona inshallah so dadko dhan ha la imaadaan documentskooda.
  4. marka kumunaanka kun ee guryahooda ka qaxay Mogadishu 91dii baydhabo haka imaado,kismaayo haka imaado,hargeysa haka imaado,boosaaso haka imaado waxaa ii dhihi rabtaa miyaa gebigood guryo booli qaran ay ku noolaayen??
  5. ^^ waligeey xataa wax aan ka fikiri lahaa maaha, guri islaameed xoog ku heeyso ciyaalkaadana xaaraan ku kori wax soconeeyso mahaoo maskaxda geli garto. Waxaana aaminsanahay ineysan uu geysan diif balse xaraantaasi ay iska rabaan
  6. hahaha lool somalia adeeroow are u kidding with me, so barbaar adeer gacaliye and learn how to swim
  7. ^^ was wondering that too
  8. Mas'uulka ugu darajada sareeya ciidanka Soomaaliya S/Guuto Maxamed Cali Samatar oo degan dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeysay hambalyo hordhac ah u soo diray sanadguurada ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku beegan maalinta berri ah. S/Guuto Maxamed Cali Samatar ayaa sheegay in awooda ciidanka Xoogga dalka iyo taariikhda ay leeyihiin aan halkaan lagu soo koobi karin, balse waxa uu sheegay in mudadii 21-ka sano ahayd ee uu dalka galay xaalad fowdo iyo dagaallo sokeeye soo gaaray burbur xoog leh. Waxa uu ugu baaqay Dowladda KMG ah inay wax ka qabato dib u dhiska ciidanka Xoogga dalka oo uu sheegay inuu dalka ku soo celin karo ammaanka iyo kala dambeynta, wuxuuna tilmaamay in arrintaas lagu gaari karo oo kaliya in dib loo soo celiyo midnimadii ciidanka Xoogga dalka lagana saaro meesha qabiil qabiilkii iyo is kooxeysi. "Hambalyo ciidamada Xoogga dalka, sanadkaan sanadkiisa waxaa laga rabaa inay soo celiyaan qaranimadii dalka" ayuu yiri S/Guuto Maxamed Cali Samatar oo sheegay dhinaca kale in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay taageeraan ciidamada qalabka sida. Waxaa kale oo uu sheegay in ciidamada xoogga dalka ay ahaayeen kuwo hal ujeeddo leh, isla markaana had iyo goor ilaaliya dastuurka wadanka, cadowgana ka difaaca, hase yeeshee waxaa nasiib darro noqotay in maanta ciidamadii sidaasi ahaa ay yihiin kuwo dalka gudihiisa iyo dibadiisa ku dayacan. "Dowlad kasta oo Soomaaliya ay yeelato wixii ka dambeeyay 21-kii sano ee aynu soo dhaafnay xil iskama saarin dib u dhiska ciidamada Xoogga dalka, taas ayaana keentay inay fashilanto" ayuu yiri S/Guuto Maxamed Cali Samatar oo sheegay in ciidamada dib u dhiskooda aanu ahayn wax sahlan looga baahan yahay in juhdi fara badan lagu bixiyo.
  9. aint the salary a bit low since they are requiring the job seeker to have a engineer diploma
  10. ^^200 dollar is the salary for ciidamada that aint bad even though ay istaahilaan much more
  11. ragiina ma idin fahmin anigu ma waxaa leedahiin quryahaas awal bey xaaraan ahaayeeno hadana xaaraan aa ha lagu heysto? Hustler waxaan ku weydiinaaya ma jiraan miyaa dad guryo private lahaayeen oo hadda laga heysto? Mise booli qaran bey aheyd lol
  12. Caydiid started the whole thing, Awalba qorshihiisu bey aheyd inuu madaxweyne noqdo markii kooxda maanifesto Ali mahdi dooratay sow weerar kuma qaadin Ali mahdi iyo beeshiisa, waa la arkay wixii ka raacday. Muxuu uu tanaasuli waayay? The most ****** thing ceydiid ever did was attacking Ali mahdi in Banaadir that aint even strategic
  13. Xaaji Xunjuf;817162 wrote: The difference is if the Political wing takes over they still incorporate the military wing as part of the newly established government this didn't happen in Somalia because Ali mahdi had to run to Djibouti and select him self as President, Wayahay eeh Caydiid Somali Musan miideyneyn eeh Cali Mahdi Somali ma u eeka nin miideyn kara Woqoyiga Mogadisho buu xita Miideyn kari wayey. Xaaji qudhun waxaadan waxba ka ogeyn haka hadlin ninka aad leedahay waa halyeey buu ahaa waa kii asigiyo ciidankiisa ay ku duuleen tuulo kasta iyo magaalo kasto ee konfurta somalia ku taalo bililiqeystay,xasuuqayna dadkii degenaa,