oba hiloowlow

Nomads
  • Content Count

    10,757
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by oba hiloowlow

  1. Sxb daawo videogan reer khaatumo iyo reer muqdisho duubabkooda waxey ka yiraahdeen. Balse waxaa la rabaa hadii aad diidantahay qodob ama faqrad waa inaa soo bandhigtaa oo aad sheegtiid waxaa ku diidantahay.Koley reason baa jiro oo dadka kicihaayo. Malaaq showri malaaq coloow hadalkiisa sii fiican uu dhageeyso.
  2. Qandalawi sxb for example aan dhahno dadka lagu xanto dhismaha sharcidaradda baa diiday dastuurka for exactly those reasons, yacnii dhismo sharci daradda,,su'aasheey marka waxaa waaye dadkii maanta leh Magaalada Muqdisho iyo hareerahiisa iyagana maxey ku diideen? Reer Khaatumo oo taleex ku qabtay warsaxafadeed iygana maxey ku diideen??
  3. Anigu koleey kama helin the 3 alternatives about Muqdisho, qodobka 67aad,,
  4. tuuga qabtaa!! allaheyha alla saaqaas ha ii gelin!! loool, laakin jacpher why the reality of xamar soomalia dhan aa saan ah
  5. blue is the colour what a game, haha midgets ciil u dhinta
  6. I love Banaadiri songs maalin kastaan dhageeysta if im at home, baaburka markaan wado etc, Luul jeylaani,Axmed Shariif killer, Zulfa, Axmed cawad rabsha, dr raafi, jeery Omar teesiyow are my absolute favourite somali fananiin
  7. lool oo ya yiri cid baa goosaneysa shaqsigaan ayaa saa uu fekero baan ku iri
  8. inaa lilaahi puntands nazis kuye, waa kii yiri soomali maahi puntlanders baan ahay lool waraa ditoore xaal qaado saan maanakobiyaa lagu galaa
  9. showqi dadka somalia joogo waali fahmi karaa specially dhalinyaradda laakin dadka qurbaha joogo oo ragaan falalkooda ku taageersan ayaa wax lala yaabo ah
  10. nacalaa talatak savages la kordhabay waxaan la yaabanahay dadka qaarkood waxey dadka noocaan oo kale ku taageeraan
  11. heestii Dr Raafi ahaa hurdo dheeraan hurdaaye hada lee haf iree oo habaaska ii qaadee hooga anaa ku so ciishoodee aan heybihaayee ka hari waysee waaku haaysataa
  12. http://warhaye.com/2012/03/ila-qosol-fanaan-gaadaco-oo-shuunka-laga-xiiray/
  13. Gheelle lool haha sxb i just wanted to show u what some people write haha, its hillarious
  14. Xaaji Xunjuf;820716 wrote: The 100 Most Influential People in the World They are the people who inspire us, entertain us, challenge us and change our world. Meet the breakouts, pioneers, moguls, leaders and icons who make up this year's TIME 100 hahahaha xaaji lool
  15. Galmudugnews.com – Waxaa la xaqiijiyey in madaxweynahay DFKMG uu dib u habeeyn kusameeyey koox dilaayaal ah oo uu ku adeegan jiray kuwaa oo khaarijin jiray cidii loo arko in eey caqabad kutahay danaha Sheikh Shariif. Koooxdan oo eey kusoo biireen rag cusub ayaa loo qeeybiyey qalab iyo lacag eey ku howl galaan iyada oo inta badan la arko iyagoo ku lebisan bistoolado iyo ookiyaalo madoow misana gaaf wareegaaya xaafadaha iyo dhismayaasha dowladda. Lama oga tirade saxda ah oo eey kakoobanyihiin waxaase lugu qiyaasay ineey gaarayaan ilaa 60 qofood. Intooda badan wexeey tababar kusoo qaateen dalalka Uganda iyo Suudaan wexeyna u badanyihiin beesha uu kadhashay madaxweynaha ee ******. Wexey ku magacaabanyihiin ilaalada madaxda dowladda balse waxaa qorshoha dhabta ah uu yahay ineey fuliyaan awaamirta madaxweynahay iyaga oo kahortag kusameyn doona cidii isku dayda ineey hor istaagto danaha siyaasadeed ee madaxweyne Shariif. Dhowr qofood oo xog ogaal ah ayaa noogu sir warramay in eey khatar kusoo fool leedahay siyaasiyiin iyo ganacsato maalmahaan madax xanuun kuriday madaxweyne Shariif Sheikh Axmed. Shakhsiyaadkaas loo dhameeyn doono waxaa ugu horreeyo Madoobe Nuunoow, Salaad Cali Jeele, Cabdulaahi Axmed Cadoow, Cabdulaahi Sheikh Xasan iyo nin magiciisa lugusoo koobay ganacsade Xaaji Daa’uud iyo kuwo kale. Qorshaha loo bartilmaameedsanaayo shakhsiyaatkaan ayaa noqon kara labo arrimood 1- In laga hortago caqabadaha ka imaan karo marka lagaaro waqtiga doorashada madaxtinimo ee bisha August, taas oo looga baqaayo ineey saameeyn kuyeeshaan fikirka iyo taageerada beesha eey kadhasheen ee ******. 2- In lugu qariyo arrintii musiibada ahayd ee kadhacday Tiyaatarka Qaranka, taas oo ilaa iyo hadda madaxweynuhu ka naxsanyahay in eey ku cadaato inuu ku lug lahaa. Waxaa hoorjoogayaal u ah xubno eey kamid yihiin Xasan Tubaako, Daahir Eebooow, Maxamed Cali, Axmed Mubaarak, Ceeymoow iyo dad kale oo weli aanaan helin magacyadooda. Waxaa kor ka maamula oo lacagta siiyo agaasimaha nabad sugidda, Axmed Fiqi oo ah shakhsigii lahaa fikradda asaaska guutadan qarsoon ee loo xilsaaray arrimo gaar ah oo laga qariyey qeybaha kaladuwan ee doowladda oo uu kujiro Baarlamaanka. Shacabka Soomaaliyeedna sidoo kale waxba kalama socdaan. Waxaa hubaal ah in Madaxweynuhu soo xusuustay maahmaahdii oran jirtay “Aboor inta uusan kugu tufin ayaa lugu tufaa” taas oo u dhiganta “Inta aan luguu dhameyn, adugu u dhamee” Hadaba la arki doonee halka eey ku dambeyn doonto sheekadaa u eg tii aan ka fiirsan jirnay filimaanta maafiyada ee wax waliba oo suura gal ah la adeegdo si loo gaaro yoolka ama hadafka la tiigsanaayo.