oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
war wuxuu muran jeclaa waaba reer mudug rasmi kan -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ faan badanaa hadana been badanaa, -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Indeed Khaatumo noolow -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac we dont care about pl sxb idinka lee waaye 24 7 galmudug that usc that moryanism that, fadlan baroorta naga daaya -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa barakacayaasha ka hayaamay Koofurta Soomaaliya ka mamnuucay deegaanada Maamul goboleedka Puntland. C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole, Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu Ciidamada ammaanka ee Puntland ku amray in lala wareego gaadiidkii sida dad barakacayal ah oo ka mid yimid Koofurta Soomaaliya, barakacayashaasina dib loogu celiyo deegaanada ay ka yimaadeen. Faroole ayaa waxa uu sheegay in ammaan darida ka taagan deegaanada Maamulka Puntland ay ka dambeeyaan dadka barakacayasha ah, isagoo tilmaamay inay jiraan dad isku soo ekeysiiya barakacayaal dhibaatooyin ka gaysta deegaanada Maamulkaasi. Madaxweyne Faroole ayaa waxa uu sheegay in Madaxa iyo dadka reer Puntland laga doonayo in marna aan ogolaan in dad barakacayaal ah lagu soo dhaweeyo deegaanada Puntland gaar ahaan kuwa ka yimaado Koofurta Soomaaliya, waxana uu tilmaamay in dadka ay saameysay abaarta looga baahanyahay inay dib ugu laabtaan bartamaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baladweyne oo uu sheegay in laga furi rabo Xerooyin barakacyaal ah. Ugu dambeyn ayaa Faroole waxa uu sheegay in hogaamiyaha Al Shabaab uu dhaqaalo ku bixinayo burburka Maamulka Puntland, isagoo tilmaamay inay jiraan shaqsiyaad ka tirsan dadka reer Puntland o ku sugan Koofurta dalka Soomaaliya kuwaasi oo uu xusay in dhaqaalo aan badneyn ku qaateen bur burinta Maamulka Puntland. -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Muqdisho (RBC) Mudanayaal ka tirsan barlamaanka KMG Soomaaliya oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul u eedeeyey maamulka Puntland iyagoo sheegay in Puntland ay wado isir sooc ka dhan ah dadka Soomaaliyeed ee ku hadla afka Mayga iyo kuwa timaha adag. Mudaayaasha shirkan ku qabtay Muqdisho oo isugu jiray kuwo ka soo jeeda gobolada Bay, Bakool iyo labada Shabeele ayaa waxay soo saareen war saxaafadeed ay kaga hadleen cambaareynta ay u jeediyeen maamulka Puntland. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cali (Woosh) oo war saxaafadeedkii ay soo saareen mudanayaasha warbaahinta u akhriyey ayaa sheegay inay aad uga xumaadeen falal uu ku miceeyey tacadi ka dhan ah bani’aadamka oo lagula kacay dadka ka soo jeeda Bay iyo Bakool iyo beelaha Jareerweyne ee ku nool gobolada Puntland. “Haddii aan nahay xildhibaanada Digil iyo Mirifle iyo Jareerweyne [waxaan] cambaareyneynaa maamul goboleedka la magac baxay Puntland oo ku tuntay dhamaan shuruucda caalamiga ee xuquuqda aadamiga iyo kuwa u degsan Jamhuuriyada federaalka KMG Soomaaliya, waayo waxaa hadda xasiyada maamul goboleedkaasi ku xirxiran dad gaaraya 1,270 qof oo u dhashay gobolada koonfureed iyadoo aan wax eed ah loo hayn oo aan ka ahayn waxay u dhasheen gobolada koonfureed”, ayuu ku yiri war saxaafadeedka “Waxaa intaasi dheer dad gaaraya 148 qof ayaa lagu xasuuqay goboladaasi laga soo bilaabo 2009 illaa maanta”, ayuu sii raaciyey hadalkiisa. -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Faroole ''Deeganada Puntland waa ka mamnuuc dadka koonfur kasoo hayaamaya, gaarigii sidana waa in lala wareega'' CAJIIB Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole ayaa barakacayaasha ka hayaamay Koofurta Soomaaliya ka mamnuucay deegaanada Maamul goboleedka Puntland. C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole oo ah Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland mar Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu Ciidamada ammaanka ee Puntland ku amray in lala wareego gaadiidkii sida dad barakacayal ah oo ka mid yimid Koofurta Soomaaliya, ayagana dib loogu celiyo deegaanada ay ka soo hayaameen. Mar uu kahadlay xaga amaanka ayuu waxa uu yiri ''Ammaan darida ka taagan deegaanada Maamulka Puntland waxaa ka dambeeya dadka barakacayasha ah, waxaana jira dad isku soo ekeysiiya barakacayaal dhibaatooyina ka gaysta deegaanadeena''. Mudane Faroole waxa uu kula dar-daarmay in Madaxda iyo dadka reer Puntland laga doonayo in aysan soo dhaweysan dadka soo barakacay gaar ahaan kuwa ka yimaado Koofurta Soomaaliya, waxana uu tilmaamay in dadka ay saameysay abaarta looga baahanyahay inay dib ugu laabtaan bartamaha Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baladweyne oo uu sheegay in Xerooyin barakacyaal laga hir galin doono. Hadalka kasoo yeeray Madaxweyne C/raxmaan Sheekh Max’ud Faroole waxa uu kusoo aadayaa xili magaalada boosaaso ay buux dhaafiyeen dadka u dhashay qowmiyada oromada kuwaa oo magaalada sidii dalkooda oo kale ugu dhax mushaaxa, halka qofkii soomaaliga ahaana uu maamulka puntland ku amray in dib loogu celiyo deegaanki uu kasoo barakacay. -
WaagaCusub Chronicles On The Khat Ridden So-Daalay-Land Administration
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
Dr_Osman;824298 wrote: Waxan oo kale ayaa ciil iga keeno runti. I dont understand why the USC folks are so aligned with hargeisa when you can see these ppl are animals but they still align with them maxaa keenay? War move to Bosaso and Invest where all somalis are free and happy and succeed equally Didn't faroole and his admin ban southern somalis from PL some years ago? I remember masakiin people from bay and bakool being killed, dukaamadooda la biliqeystay and stuff move to bosaso kulaha as far as im concerned raali gelin faroole muusan bixin, so much for somalinimo aye -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
okey aan ku yaraano kismaayo still qeyb aan ka leenahay -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
abwaan waa ku sidee dee iyaga hakaa yeelaan marka hore -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
war dhulkeyga ha xuroowdo bal waxaas wax lo jooga maha hadeer -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ sxb ximan iyo xeeb iyo galmudug aniga kama so jeedo, dhulkeygana al shabaab ayaa heysto marka aan xoreeysto igu ogow inaan maamul ka sameeyo min waaxweyn ilaa waadi, qorshaheedana waa hore bey diyaar noqotay, -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
^^ baraxleey ilaa kismaayo ay dadkaas degaan diid ama ha diidin adey ku taal, aniguse waxaa qabaa dad is fahmi karo isku dhaqan isku siyaasad baa maamul noqon karo, maamulkana inuu qabiil ku dhisnaado ani ma qabi rather deegaan dadka isla dego iney maamul sameystaan waayo iyaga is yaqaan is garanayo pl iyo sl ayaa ii xayasiine pl waa hal laf, SL waa hal laf -
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
mukulaalow adigana waxaan ku weydiinaa dad gaalkaacyo ilaa kismaayo dego sidee loo mideeya, puntland waa meel yar, somaliland fiiri meeqo gobol waaye, waxaa rabtaa mudug ilaa jubadda hoose inaa maamul uu sameysid lool caqli maha, -
caqli afrikaan
-
Abdi-Qeybdiid Running For Galmugdi Presidential Office
oba hiloowlow replied to Dr_Osman's topic in Politics
ar abwaanoow ceeldheer iyo xarardheere xisaabta haba ku darina -
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
We have to take care of our youth!! walahi this made me think a lot,, AUN ciyaalka
-
Popular Contributors