oba hiloowlow
Nomads-
Content Count
10,757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by oba hiloowlow
-
http://www.newsomali.com/2012/05/15/daawo-madaxweyne-shariif-iyo-wafdigiisa-oo-ku-murmaya-luuqada-uu-shirka-jaraaid-ku-qaban-lahaa-markii-galabta-xarunta-qaramada-midoobay-kula-kulmay-wariyaasha-ma-carabi-mise-af-somali-daawo/
-
Post your pictures of yourself and let members comment on your look!
oba hiloowlow replied to Alpha Blondy's topic in General
Hope u like my look! -
Hargaysa: Heavy fighting between Siilanyo clan militia locals
oba hiloowlow replied to General Duke's topic in Politics
Nolosha baa ka dhacdeen everyday buun buunin, secessionist that, pirate enclave that,, naga dhaafaa -
^^ adeer shariifka iyo dowladdisa waxa ay qabteen waa ogtahay ee waxba hayska dhigin nimaan ogeyn
-
ha safar badnaato as far as im concerned nin madax oo 21dan sano qabtay intii shariif qabtay malahan..
-
Paragon Aamiin indeed, ilaahoow noo daay hooyoyinka Soomaaliyeed
-
Breaking news: Puntland Rejects the new constitution
oba hiloowlow replied to kingofkings's topic in Politics
xiin jooji fowdada -
Who is heer Markood?? In that case u maybe remember this, listen at 3.15
-
Imaamka Beesha Mudulood uga qeybgalayay Shirka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ee kasocda Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Shirkaasi uu isaga baxay Dibad joogna uu ka yahay. Imaam Maxamad Yuusuf Cali oo kamid ah duubabka saameynta leh ee soomaaliyeed ayaa sheegay in uusan qeyb ka ahayn duubabka uu shirku uga furmay magaalda muqdisho 5 tii bishan waxaana uu intaa ku daray in uu tagay oo kaliya maalintii la furayay wixii intaa ka dambeeyayna uu dibada ka joogay . Imaamka ayaana ku macneeyay Sababaha uu shirka uga baxay in ee tahay in Goobta dadka la isugu keenay u badanyihiin Rag Duubab Waa weyn iyo Cimaamado iska soo xirtay hasa ahaatee aan aheyn Odey Dhaqmeedyadii la yaqaanay . Imaamka ayaa xusay in Ragan meesha la isugu keenay ee Duubabka loo xiray ee yihiin Rag si gaar ah loo soo xushay duubabna loo soo hubiyay lagana leeyahay Dano Siyaasadeed sida uu Sheegay. Imaam Maxamad Yuusuf Cali ayaa xusay in Wasaarada arimaha gudaha ee dalka u sheegtay in ay kala saari doonto duubabka saxda ah ee soomaalidu taqaano iyo kuwa bugta ama been abuurka ah hadii aan la kala saarin oo aan shirka laga bixin dadkaa uu tilmaamayna ay isaga iyo duubab kale oo uusan carabaabin aysan halkooda u dhaafi doonin Dhinaca kalana iimaamka beesha mudulood waxaa uu sheegay in in distuurka la ansixinayo ee lasheegayba aaney wali arag ama aan loosoo bandhigin sidaas daraadeedna aysan suurtagal ahayn in uu ansixiyo wax uusan ogeyn waxa ay yihiin. Waxaa kaloo xusid mudan in waayadan dambe ay socdeen murano u dhexeeya siyaasiyiinta gaar ahaan xildhibaanada iyo qaar wasiiro ah oo af duubaya hogaamiye yaasha dhaqanka saxda ah ee beelohooda si ay u keensadaan rag gacan ku rimis ah oo ay kasoo dhigeen duubab si ay iyaga hadhow ugusoo qoraan kuraasida beesha kasoo gaaraya baarlamaanka mustaqbalka dhow la dhisayo Source Radio Dalsan Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com
-
Waxaan ka jeclahay midnimada Somaliyeed ma jirto, Hadraawi
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
so basically raali baa ka tahay in the oppressors of the horn ay sii haaystan soomaali galbeed,dan baa uga aragtaa marka waa la midoobeyna yaah war is daba qabo ninyahow dhowr jeer oo hore baad ceeboowday tani waa ka duwan tahay oo waa qiyaamo qaran -
Waxaan ka jeclahay midnimada Somaliyeed ma jirto, Hadraawi
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
War aniga ninyahow kuma fahansani -
Waxaan ka jeclahay midnimada Somaliyeed ma jirto, Hadraawi
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
^^ Soomaali Galbeed intii gacantooda ku jirto cadow aan ahaaneyna whether you like it or not. -
Ethiopias foreign policy on Somaliland and Somalia
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
abdul war waxaa waa sheeko Melez iyo afawerkis hal villa oo towfiiq ku yaal ayeey wada deganaayeen in the 80s maantana labada dhinac is heysto bey taageerayaan labadoodaba soomalia oo cagaha ku istaagto ay diidanyihiin laakinse yaa fahmaayo? -
Waxaan ka jeclahay midnimada Somaliyeed ma jirto, Hadraawi
oba hiloowlow replied to Carafaat's topic in Politics
i agree with Nuune and MMA and dadka kale, Oromo and afar waa walaalaheen laakin tigrees and amxaaro are oppressors waa cadow so jireen marka ninyahow carafaat dembi weyn ayaad ka gashay Magaca soomaliyeed ee xaal qaado tan oo kale halis waaye -
Ethiopias foreign policy on Somaliland and Somalia
oba hiloowlow replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This is actually the truth, what would the Ethiopian government gain from a strong Somali nation? They know the risk of a strong somali nation and therefore they will do everything in their power to prevent the somali nation to become what it once was. -
Is it anyone who has done this course? In That case, send me a Pm, i got a couple of questions..
-
Walahi Dr Maryam is amazing i would love to see her as the president of somalia walahi waxbadan ay tari laheyd,
-
^^ True Dat, Qurbo la wareego xabad tari meeyse Farmaajo Dalka ku laabo start ur campaing in xamar
-
Subxanallah, ppl dont forget '' kulli nafsin dhaa'iqatul mawt''
-
Popular Contributors